Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
England, Croatia Iyo Czech Republic Oo Usoo Baxay Wareegga 16ka Xilli
Xulka Qaranka Croatia ayaa soo raacay waddamada England iyo Czech Republic, waxaanay saddexdooda oo ku wada jiray Group D ay u gudbeen wareegga 16ka tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020.Hormadan oo xalay iyagoo aan ciyaarin ay kasoo baxeen England iyo Czech Republic ayaa waxa la sugayay natiijada Croatia iyo Scotland oo midkooda badiya ay soo saddexayn lahayd labada sare, waxaana wacdaro dhigay xulka qaranka Croatia oo guul weyn kasoo hooyey kulankii ay martida ugu ahaayeen Scotland, isla markaana kaalinta labaad kaga soo…
Czech Republic 0-1 England: Euro 2020 player rating
England set up the round of 16 at Wembley by winning their last Euro 2020 group stage game 1-0 against the Czech Republic, where Raheem Sterling scored the only goal. The Three Lions started strongly with Sterling hitting the post within two minutes. Shortly after, they took the lead. Excellent work from Bukayo Saka allowed Jack Grealish a chance to cross with Sterling who nodded home his second goal in euros on the back post. Harry Kane then tried to save himself before the break, although the Czech Republic also had…
Croatia 3-1 Scotland: Euro 2020 player rating
A champion class from Luka Modric ensured that Scotland would leave Euro 2020 in the group stage, with the midfielder making one and setting up a new one in a 3-1 victory for Croatia at Hampden ParkCroatia took the lead on a quarter mark thanks to Nikola Vlasic. CSKA Moscow man volley ball past David Marshall after a wonderful knock-down nod from Ivan Perisic on the back post.Scotland pushed forward in search of an equalizer after falling behind, with John McGinn spurring two decent chances in 90 seconds - the first was a…
AKHRISO Oo Ha Yaabin! Ciyaartoy Aanad Rumaysan Karin Oo Sheegtay Inuu
Qiso cajiib ah waxa soo bandhigay tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho oo dib u xasuustay xilliyaddiisii Inter Milan ee sannadkii 2010 oo uu u qaaday Champions League iyo Serie A, markaas oo uu nasiib u yeeshay inuu hoggaamiyo xiddigo waaweyn oo qaarkood markii uu kooxdaas hoggaanka u qabtay ay ka tageen.Ma rumaysan kartaa in uu Marko Arnautovic ka wanaagsan yahay Zlatan Ibrahimovic iyo xiddigii hore ee reer Brazil ee Adriano? Waa su’aal ka horreysa sharraxaad iyo qisada Jose Mourinho uu bannaanka keenay.Sannadkii 2009…
RASMI: Inter Milan Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegtay Xiddigii AC Milan Ee
Kooxda kubadda cagta Inter Milan ayaa si rasmi ah ula wareegtay laacibka khadka dhexe ee reer Turkey ee Hakan Calhanoglu oo ay kasoo qaadatay AC Milan oo uu si xor ah uga yimid.Xiddigan khadka dhexe ayaa shalay gaadhay magaalada Milan kaddib markii uu dalkiisu ka hadhay tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020, waxaana uu maanta si rasmi ah qalinka ugu duugay heshiis saddex sannadood ah oo uu sannadkiiba ku qaadanayo €5 milyan oo Euro, taas oo €1 milyan oo Euro ka badan lacagtii ay AC Milan usoo bandhigtay.Kubbad-sameeyahan ayaa…
How to watch the Copa America on TV in the UK / US
Brazil meets Colombia on Wednesday in Rio de Janeiro when the two best teams in Group B meet to decide who wins the group. The host nation currently leads the group, with Colombia close behind in second place, despite an overwhelming start to the tournament. Brazil started the Copa America with an expected 3-0 victory over Venezuela and continued this fine form when they defeated Peru 4-0 in Rio de Janeiro days later. Colombia, on the other hand, have failed to impress and barely won their first match 1-0 against Ecuador,…
Bruce Arena praises Matt Turner for remarkable achievements
New England head coach Bruce Arena praises goalkeeper Matt Turner for his "remarkable" performance against New York City FC. The former headmistress of USMNT boasted of Turner's gradual improvement in recent months and became one of the best goalkeepers in Major League Soccer in the process. Turner has been consistently brilliant for the Revolution so far this season, but his performance in the Revolution's victory over NYCFC was without a doubt the best in his career so far. The young goalkeeper made seven saves in the…
Bukayo Saka handed maiden Euro 2020 start against Czech Republic
Bukayo Saka has got his first start in Euro 2020 in England's last group game against the Czech Republic. Gareth Southgate has praised the Arsenal star in the past and he has now been rewarded for an excellent season. Saka's inclusion is one of three changes Southgate have made from the Three Lions team that fell to a disappointing 0-0 draw with Scotland on Friday. His decision was complicated by the news that Mason Mount - who has started both England games so far - and Ben Chilwell would need to isolate themselves after…
Shaxaha Rasmiga Ah Ee England vs Czech & Croatia vs Scotland –
Xulka qaranka Croatia oo u baahan guul qasab ah si ay ugu gudbi karaan wareegga 16ka tartanka Euro 2020 ayaa waxay waajahayaan Scotland oo iyagana guul ka xigto inay usoo gudbaan wareegga xiga.Labadan xul ayaa midkooda badiya uu soo bixi doonaa, haddiise ay barbarro galaan, labadooduba waxay ka hadhi doonaan tartanka iyagoo Group-kan D ay horeba uga soo baxeen England iyo Czech Republic.Tababaraha Croatia ee Zlatko Dalic ayaa kusoo bilaabay shax uu isbeddello badan ku sameeyey isagoo kaydak dhigay Rebic, Kramaric, Vrsaljko…
Manchester City 2021/22 FPL Player Awards
The Fantasy Premier League awards for each Manchester City player have been revealed, which means you can start planning your choices for the 2021/22 season. City players are always popular with FPL executives, although Pep Guardiola's penchant for rotation can be outrageous. However, play your cards right, and Cityzens can be your main source of points for the upcoming campaign. Right at the top of the scale is Kevin De Bruyne. The Belgian is always one of the most expensive players in the game and this year it is no…