Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
No4, 12 mise 24? Lambarkee Ayay Manchester United U Diyaarisay Raphael
Manchester United ayaa kusii dhowaanaysa dhamaystirka saxeexa difaaca Real Madrid ee Raphael Varane oo la sheegayo in ay maalmo gudahood kula soo wareegi doonto. Ole Gunnar Solskjaer oo doonaya in uu xoojiyo safkiisa difaaca ayaa calmaday Varane oo waqtiga qandaraaskiisa Madrid ay ka hadhsan yiihiin wax ka yar hal sano, taas oo keentay in Los Blancos ay aqbasho in ay iibiso ka hor inta aanu si bilaash ah uga tegin.Difaacan reer France ayaa la filayaa in uu noqdo saxeexa saddexaad ee Manchester United ay samayso, waxaana ka…
Ramla Ali Ciyaar Kale Miyaa U Hartay Tartanka Olimbikada Ka Dib
Gabadha gashay taariikhda isboortiga Ramla Ali oo noqotay feeryahanadii ugu horeysay ee matasha Soomaaliya ayaa safarkeedii ciyaaraha Olimbikada waxa uu ku soo dhamaaday go’aan guuldarro oo la isku raacay oo ka soo gaartay gabadha lagu magacaabo Claudia Nechita.Ramla oo 31 sanno jir ah ayaa noqotay feeryahanadii ugu horeysay abid ee ciyaaraha Olimbikada matasha Soomaaluyada laakiin waa ay awoodi weysay inay u gudubto wareegyada xiga ee feerka miisaaka fudud ka dib guuldaradii maanta ka soo gaartay gabadha reer Romania…
Ole Gunnar Solskjær deserves a new contract
Manchester United has done the right thing by handing over manager Ole Gunnar Solskjær to a new contract until at least 2024, with the norm representing steady progress since he returned to Old Trafford a few days before Christmas 2018.In two full seasons, Solskjaers United have finished third and second in the Premier League, accounting for two of their top three league appearances in eight years since Sir Alex Ferguson retired, reaching five cup semi-finals and playing in a European final.The real success that the club and…
Maxaa Ka Dhacay Garoonka Tababarka Juventus Markii Uu Kusoo Laabtay
Cristiano Ronaldo ayaa maanta kusoo laabtay tababarka Juventus maalin kaddib markii uu yimid Talyaaniga, waxaanu bilaabayaa isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.Juventus ayaa Sabtidii sheegtay, in Cristiano Ronaldo uu sii joogi doono xilli ciyaareedkan xilli wax ka yar 12 bilood ka hadhsan yihiin dhamaadka qandaraaskiisa ee ku eg June 2022, markaas oo uu xor u noqon doono in uu u wareego kooxda uu doono.Ronaldo ayaa fasax galay markii uu dalkiisu ka hadhay tartanka qaramada Yurub oo wareeggii 16ka ay kaga baxeen, waxaana…
Xaaskiisa Ayuu Cunaha Qabtay Dabadeedna Uu Madaxa Ka Feeray
joey Barton ayaa maanta beeniyay inuu dilay xaaskiisa maalmo ka hor sannadguuradii arooskooda.Tababarahaaan oo 38 sanno jir ah ayaa lagu eedeeyay inuu cunha qabtay xaaskiisa Georiga oo 35 sanno jir ah dabadeedna uu madaxa ka feeray iyagoo joogay xaflad ka dhaceysay xaafada Kew ee Koonfur Galbeed magaalada London.Joey Barton iyo xaaskii uu u gacanqaadayBarton ayaa maanta muuqaal ahaan uga soo muuqday maxkamada Wimbledon Magistrates’ Court isagoo diiday inuu qirto danbiga ah inuu garaacay xaaskiisa.Xiddigii hore ee Premier…
22 MAALMOOD: Joan Laporta Oo Haysta 22 Maalmood Oo Uu Ku Dareeriyo
Barcelona ayuu xilli-ciyaareedka 2021/22 ee horyaalka LaLiga u bilaabmi doonaa 22 maalmood kaddib oo ku beegan August 15, waxaana inta ka horreysa u taalla shaqo adag oo ah inay isku dheelli -tiraan kharashkooda iyo dakhliga, iyagoo gaadhaya laynka loo jeexay ee aanay ka gudbi karin.Madaxweyne Joan Laporta ayaa laga doonayaa in uu dersin ciyaartooyo ah ka diro kooxda maalmaha kooban ee u hadhay, si uu u yareeyo kharashka mushaharka kooxdiisa ee aadka u badan.Hore waxa Barcelona uga tegay SAGAAL ciyaartoy oo ay ku jiraan Juan…
Nike unveils eye-catching new design
Inter have revealed their away kit for 2021/22, when the famous Biscione snake takes center stage in the eye-catching new shirt. Nerazzurri prepares for a Serie A title defense after ending Juventus' long-term dominance last season. They have got a new hotseat boss in Simone Inzaghi, and they also have a new look, with Nike pulling all the stops to ensure players turn their heads when they take to the pitch. Their new home kit was released earlier this year and has a controversial departure from the straight black and white…
How Chelsea’s midfield could line up in 2021/22
Chelsea's loan army is back in Cobham in an attempt to impress the new boss Thomas Tuchel during the pre - season, and there are a few men who make a particularly big impact.According to football.london, Tuchel has been encouraged by a handful of fringe players, one of whom is the recurring Ruben Loftus-Cheek. Chelsea fans have been praying for Loftus-Cheek to get well for several years now, and at 25 he may finally be on his way to getting his chance?The problem for Loftus-Cheek is the fierce competition for places in…
Micnaha Murugada Leh Ee Ka Danbeeya Shabada Gacanta Uga Xardhan
Jadon Sancho ayaa si furan uga hadlay shabadihiisa oo uu ku jiro gabay uu ku maamuusayo walaalkiis ka yar oo geeriyooday.Saxiixa cusub ee Manchester United ayaa waxaa soo martay murugo weyn markii uu geeriyooday walaalkiis ka yar isagoo dhiganaya dugsi hoose.Isagoo u hadlayay warbaahinta rasmiga ah ee Manchester United, Sancho ayaa yiri: “Waa shabadeydii ugu horeysay ee aan isku xardho, waxayna ii leedahay micnaha ugu weyn sababtoo ah walaalkeey iga yar ayaa geeriyooday isagoo yar.“Markii aan dhiganayay dugsi hoose, waxaan…
Virgil van Dijk & Joe Gomez return date
Liverpool manager Jurgen Klopp is hopeful Virgil van Dijk will be able to make his long-awaited comeback from injury in Thursday's left-back match against Hertha, while Joe Gomez could return to the pitch for the first time when Athletic Club visit Anfield on August 8.Van Dijk and Gomez both missed most of last season due to long-term knee injuries suffered during the first weeks of the campaign. But everyone has trained well during the club's pre-season camp in Austria and attention is increasingly focused on when they can…