Kaddib markii uu Trent Alexander-Arnold heshiiska cusub saxeexay, waxa uu isbeddel ku dhacay mushaharka ciyaartoyda Liverpool, iyadoo uu 22 jirkan reer England ku biiray liiska ciyaartoyda mushaharka u qalmaya qaata.Laacibkan ayaa hore u qaadan jiray £75,000 Gini toddobaadkii, laakiin heshiiskan cusub ee shanta sannadood ah ayaa waxa uu mushaharkiisa ka dhigayaa £100,000 Gini toddobaadkii, waxaanu sidaas ugu biirayaa liiska xiddigaha Liverpool ee mushaharkoodu meel dhexaadka yahay.Mohamed Salah iyo Thiago Alcantara ayaa ah…