Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

RASMI: Alexander-Arnold Oo Heshiis Cusub Oo Waqti Dheer Ah U Saxeexay

Xiddiga Liverpool ee Trent Alexander-Arnold ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo uu kooxdiisa u saxeexay oo socon doona illaa sannadka 2025-ka oo uu kula sii joogayo naadiga uu kulliyaddeeda kasoo baxay ee uu illaa yaraantii joogay.Trent Alexander-Arnold oo Liverpool u ciyaaray 179 kulan oo tan iyo markii uu kasoo baxay kulliyadda da’yarta sannadkii 2016, ayaa waxa uu Jurgen Klopp u damaanad qaaday in aanu marnaba ka walaacin mustaqbalkiisa, isagoo xaqiijiyey inuu ku faraxsan yahay kalsoonida kooxdu u hayso.Website-ka…

Real, Barcelona & Juventus release statement

Real Madrid, Barcelona and Juventus have released a joint statement praising a court decision to end UEFA's disciplinary proceedings against them.The three teams have maintained that a Super League is best for football, even though the other founders - Arsenal, Chelsea, Liverpool, Manchester City, Manchester United, Tottenham, AC Milan, Inter, Juventus and Atletico Madrid - are all pulling behind huge fan reaction.Real President Florentino Perez Leads the Plans / Quality Sport Images / Getty ImagesUEFA has warned the three…

Muxuu Mikel Arteta Ka Yidhi Saxeexa Cusub Ee Ben White, Lambarkee Ayuu

Mikel Arteta ayaa amaanay saxeexa cusub ee Arsenal ee Ben White oo uu ku tilmaamay ‘difaacii dhexe ee qorshaha muddada dheer ee Arsenal’, kaddib markii uu laacibkan si rasmi ah usoo cago-dhigtay Emirates Stadium.Gunners ayaa maanta oo Jimce ah waxay si rasmi ah ugu dhawaaqday saxeexa White oo 23 jir ah oo ay £50 milyan oo Gini kaga soo iibsatay Brighton.Tababare Mikel Arteta oo ka hadlay madashii lagu soo bandhigay laacibkan ayaa uu yidhi: “Ben waxa uu noo ahaa bartilmaameedka ugu sarreeya, waanay wanaagsan tahay in aanu…

Liverpool News: Alexander-Arnold signs new contract

Liverpool have confirmed that right-back Trent Alexander-Arnold has signed a new contract at Anfield.The Reds are tying their key players to new contracts, with Alisson and Fabinho two of a handful of stars extending their deals.Ready for some bosses Friday news? ? @TrentAA has signed a new long-term contract with the Reds?- Liverpool FC (@LFC) 30 July 2021Alexander-Arnold had three years left to run on his previous deal, which he signed back in January 2019, but Liverpool went to their official website to confirm that he…

Real Madrid transfer news: Alaba’s contract details revealed

David Alaba's contract with Real Madrid has been leaked and reveals that the Austrian will take home as much as 376,000 pounds per week for the next five years.The Austrian chose to let his contract with Bayern Munich expire this summer and ended his 13-year association with the German giants in favor of signing a five-year contract at the Santiago Bernabeu.? #MondayMotivation with @David_Alaba! ? pic.twitter.com/p38FugfzwS- Real Madrid CF ???? (@realmadriden) July 26, 2021As one of the best players in the world, Alaba…

MURUGO: Ciyaartooy Lagu Laayay Qarax Ka Dhacay Magaalada Kismaayo

Qarax miino ahaa oo lala beegsaday gaari bas ah oo ay saarnaayeen ciyaartoy maanta ka qeybgeli lahaa tartan kubada cagta ah oo ka furmayay magaalada Kismaayo.Ilaa iyo hadda si dhab ah looma oga qasaaraha ka dhashay qaraxaan laakiin warar hordhac ah ayaa sheegaya in labo ka mid ah ciyaartoydii saarnaa baska inay dhinteen halka lix kalana ay dhaawac yihiin.Ciyaaryahanadda gaariga baska ah saarnaa waxay ka tirsan yihiin kooxda JCCI ee  ka dhisan magaalada Kismaayo.Waxay ku sii jeedaan garoonka kubada cagta Waamo ee magaalada…

Marc Albrighton signs new contract

Leicester have confirmed that experienced winger Marc Albrighton has signed a new contract at King Power Stadium.Since Albrighton joined the club back in 2014, he has been an integral part of the squad that won the Premier League title in 2015/16, and he has retained that importance since Brendan Rodgers took over.We are pleased to confirm that Marc Albrighton has signed a new contract with the football club until 2024! ? ✅- Leicester City (@LCFC) July 30, 2021The 31-year-old, who had entered the final year of his…

DAAWO: Maxaa Ka Dhacay Garoonka Tababarka Real Madrid Markii Uu

Garoonka tababarka ayaa jawi kale galay markii uu soo galay Raphael Varane oo isku dayaya inuu qof walba sii macasalaameeyo, si uu qaabkii ugu wanaagsanaa ugaga tago kooxdii uu tobanka sannadood u ciyaarayay ee uu ku qaatay cimrigiisa ciyaareed.Difaaca reer France oo £42 milyan oo Gini ay ku iibsatay Manchester United ayaa maanta tegay xerada tababarka, waxaanu soo gacan-qaaday qof walba oo ka tirsan kooxda oo ay ku jiraan tababareyaasha iyo madaxweyne Florentino Perez.Varane ayaa sagootin fiican ay u samaysay kooxdiisa uu…

Arsenal news: White completes Brighton move

Arsenal have confirmed the arrival of midfielder Ben White from Brighton and Hove Albion.Gunners boss Mikel Arteta is keen to rebuild his squad this summer and quickly identified the midfielder as a position of weakness, especially after David Luiz's departure at the end of last season.A handful of goals were proposed but Arsenal quickly set their sights on the 23-year-old White, but Brighton were reluctant to sell the recently leveled England international and hit a hefty price tag of around £ 50 million on White's…

Kounde goal for 2 years

Chelsea are laser-focused on acquiring Sevilla center-back Jules Kounde and have been tracking the Frenchman for over two years now.The Blues have already agreed on personal terms with Kounde and are now working to reach an agreement with Sevilla, who want to earn close to the defender's release clause of 68 million pounds, although Chelsea want to reduce the cost by offering players in exchange.Chelsea are deep in negotiations over Kounde / John Berry / Getty ImagesOne of Chelsea's preferred makewights is midfielder Kurt…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More