Sheekadii Xiisaha laheyd ee kurbo aduun iyo kadeed caashaq Qeybtii 25aad
Gartii iyo heshiiskii madasha lagu lafa-gurayay waxay qaateen saacado kale oo dheeraad ah, iyada oo qorraxdu mar hore sii dhacday, nalka weyn ee barxadda guriga Xaaji Baana ku xidhnaana uu iftiiminayay wejiyada odayaasha ay…