XOG: 50ka Xiddig Ee Guulaha Ugu Badan Ka Helay Kulamadii Ay Ciyaareen,

50ka ciyaartoy ee guulaha ugu badan ka helay kulamadii ay ciyaareen qarniga 21aad, ayaa waxa kaalinta koowaad kusoo baxay difaaca Barcelona ee Ronald Araujo oo celceliska kulamadii uu dheelay ka helay guulaha ugu badan.

Xog ururin lagu sameeyey ciyaaryahannada qaaradda Yurub tan iyo sannadkii 2000, ayaa waxay muujinaysaa in Araujo uu yahay laacibka ugu guulaha badan marka la eego tirada kulamadii uu saftay ee ay kooxdiisu badisay, halka Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi ay kaga jiraan meelo hoose.

Ronaldo ayaa fadhiya kaalinta 35aad, waxaana 582aad oo uu saftay uu guuleystay 415 ka mid ah taas oo ka dhigan in 71.3 boqolkuuba uu guuleystay.

Lionel Messi ayaa isaguna ciyaaray 517 kulan, waxaanu guul soo hooyey 383 ciyaaarood, taas oo ka dhigan in guulihiisu yihiin 74.1%.

Kulamadan la xisaabiyey ayaa waxay ku kooban yihiin kaliya horyaallada.

Halkan kaga  bogo xogta 50ka ciyaartoy oo dhamaystiran:

50. James Rodriguez | 184 ciyaarood, 127 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 69%)

Monaco (58.8%), Actual Madrid (78.8%), Bayern Munich (74.4%), Everton (36.4%).

49. Arthur | 68 ciyaarood, 47 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 69.1%)

Barcelona (70.8%), Juventus (65%).

48. Mitchell Bakker | 26 ciyaarood, 18 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 69.2%)

PSG (69.2%).

47. Trent Alexander-Arnold | 124 ciyaarood, 86 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 69.4%)

Liverpool (69.4%).

46. Bernardo Silva | 230 ciyaarood, 160 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 69.6%)

AS Monaco (59.4%), Manchester Metropolis (77.5%).

45. Joe Gomez | 79 ciyaarood, 55 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 69.6%)

Liverpool (69.6%).

44. Thiago Silva | 317 ciyaarood, 221 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 69.7%)

AC Milan (61.3%), PSG (75.5%), Chelsea (50%).

43. Anatoliy Tymoshchuk | 86 ciyaarood, 60 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 69.8%)

Bayern Munich (69.8%).

42. Achraf Hakimi | 96 ciyaarood, 67 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 69.8%)

Actual Madrid (66.7%), Borussia Dortmund (68.5%), Inter Milan (72.7%).

41. Fernandinho | 243 ciyaarood, 170 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 70%)

Manchester Metropolis (70%).

40. Nacho Fernandez | 154 ciyaarood, 108 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 70.1%)

Actual Madrid (70.1%).

39. Casemiro | 185 ciyaarood, 130 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 70.3%)

Actual Madrid (70.3%).

38. Andres Iniesta | 442 ciyaarood, 312 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 70.6%)

Barcelona (70.6%).

37. Adrien Rabiot | 221 ciyaarood, 157 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 71%)

PSG (76.7%), Toulouse (38.5%), Juventus (63.8%).

36. Fabio Coentrao | 73 ciyaarood, 52 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 71.2%)

Actual Madrid (75.9%), AS Monaco (53.3%).

35. Cristiano Ronaldo | 582 ciyaarood, 415 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 71.3%)

Manchester United (67.4%), Actual Madrid (74%), Juventus (71.3%).

 

34. Marquinhos | 227 ciyaarood, 162 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 71.4%)

AS Roma (46.2%), PSG (74.6%).

33. Robert Lewandowski | 347 ciyaarood, 248 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 71.5%)

Borussia Dortmund (64.9%), Bayern Munich (75.5%).

32. Angel Di Maria | 319 ciyaarood, 229 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 71.8%)

Actual Madrid (72.6%), Manchester United (51.9%), PSG (74.4%).

31. Danilo | 128 ciyaarood, 92 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 71.9%)

Actual Madrid (78.1%), Man Metropolis (79.4%), Juventus (62.3%).

30. Jamal Musiala | 25 ciyaarood, 18 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 72%)

Bayern Munich (72%).

29. Sergi Roberto | 197 ciyaarood, 142 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 72.1%)

Barcelona (72.1%).

28. Tony Adams | 43 ciyaarood, 31 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 72.1%)

Arsenal (72.1%).

27. Gerard Pique | 395 ciyaarood, 285 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 72.2%)

Man United (83.3%), Actual Zaragoza (36.4%), Barcelona (74%).

26. Marco Verratti | 223 ciyaarood, 161 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 72.2%)

PSG (72.2%).

25. Paulo Ferreira | 141 ciyaarood, 102 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 72.3%)

Chelsea (72.3%).

24. David Alaba | 295 ciyaarood, 215 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 72.9%)

Hoffenheim (29.4%), Bayern Munich (75.5%).

23. Thomas Muller | 380 ciyaarood, 277 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 72.9%)

Bayern Munich (72.9%).

22. Kylian Mbappe | 146 ciyaarood, 107 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 73.3%)

AS Monaco (68.3%), PSG (75.2%).

 

21. Maxwell | 281 ciyaarood, 206 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 73.3%)

Inter Milan (74.7%), Barcelona (82.5%), PSG (69%).

20. Colin Dagba | 49 ciyaarood, 36 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 73.5%)

PSG (73.5%).

19. Thomas Meunier | 104 ciyaarood, 77 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 74%)

PSG (77.4%), Borussia Dortmund (60%).

18. Lionel Messi | 517 ciyaarood, 383 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 74.1%)

Barcelona (74.1%).

 

17. Alphonso Davies | 55 ciyaarood, 41 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 74.5%)

Bayern Munich (74.5%).

16. Thiago Alcantara | 237 ciyaarood, 177 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 74.7%)

Barcelona (76.5%), Bayern Munich (78.7%), Liverpool (36.8%).

15. Presnel Kimpembe | 120 ciyaarood, 90 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 75%)

PSG (75%).

14. Alex Sandro | 157 ciyaarood, 118 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 75.2%)

Juventus (75.2%).

13. Sergio Busquets | 411 ciyaarood, 309 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 75.2%)

Barcelona (75.2%).

12. Arjen Robben | 318 ciyaarood, 241 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 75.8%)

Chelsea (82.1%), Actual Madrid (68%), Bayern Munich (75.6%).

11. Ruben Dias | 29 ciyaarood, 22 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 75.9%)

Manchester Metropolis (75.9%).

10. Lucas Hernandez | 106 ciyaarood, 81 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 76.4%)

Atletico Madrid (71.6%), Bayern Munich (84.6%).

9. Neymar | 190 ciyaarood, 146 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 76.8%)

Barcelona (74.8%), PSG (80.6%).

8. Douglas Costa | 134 ciyaarood, 103 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 76.9%)

Juventus (75.3%), Bayern Munich (78.7%).

7. Joshua Kimmich | 170 ciyaarood, 131 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 77.1%)

Bayern Munich (77.1%).

6. Gabriel Jesus | 127 ciyaarood, 98 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 77.2%)

Manchester Metropolis (77.2%).

5. Ederson | 142 ciyaarood, 110 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 77.5%)

Manchester Metropolis (77.5%).

4. Pepe | 229 ciyaarood, 180 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 78.6%)

Actual Madrid (78.6%).

3. Oleksandr Zinchenko | 58 ciyaarood, 48 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 82.8%)

Manchester Metropolis (82.8%).

2. Phil Foden | 66 ciyaarood, 55 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 83.3%)

Manchester Metropolis (83.3%).

1. Ronald Araujo | 26 ciyaarood, 22 guulood (Celceliska (boqolleyda) guusha: 84.6%)

Barcelona (84.6%).

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More