Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Chelsea vs Tottenham – Taariikhda Blues Samayn Karo,

Chelsea ayaa garoonkeeda kusoo dhoweynaysa naadiga ay isku magaalada ka dhisan yihiin ee Tottenham oo uu ka dhaxeeyo xafiiltan weyn oo muddooyin badan soo jiray, kaas oo uu cirka kusii shareeray in tababare Jose Mourinho uu yahay macallinka Spurs, isla markaana xamaasaddiisii iyo shaxshaxdii lagu yaqaanay uu kusoo bandhigayo garoomada.Ciyaartan oo muhiimad weyn u leh labada kooxoodba, ayaa midkooda badisaa ay la wareegi doontaa horyaalka Premier League, balse Tottenham ayaa xataa barbarro ay gasho ay siin doontaa inay…

Xiddigaha Koox Ingariis Ah Oo Ka Carooday In Gabadhaan Loo

Ciyaaryahanadda kooxda Bournemouth ayay amakaak ku noqotay islamarkaana ka carooday sawiro ay Instagram soo dhigtay xaaska madaxa guud ee maamulka kooxda.Xiddiga Bournemouth ayaa ka carooday markii ay arkeen Alesya Blake oo ah xaaska madaxa guud ee kooxda Neil oo bogeeda Instagram soo dhigtay gaari cusub oo uu hadiyad ahaan u siiyay ninkeeda.Sababta ay ciyaartoyda kooxda Bournemouth uga caroodeen arintaan ayaa ah xilli uu ninka madaxda ka ah kooxda ku qasbay ciyaartoyda inay mushaharkooda dhimaan sababo la xiriira Korona…

Deportivo Alaves Oo Guul Weyn Ka Soo Gaartay Real Madrid

Real Madrid ayaa soo bandhigaty ciyaar ay ka maqneyd xasiloonida diiraddana ma aysan saareyn oo ciyaartooyda kooxdaas waxa ay ka sheeganayeen in si qaldan ay u qaadanayeen go`aanada , waxaana looga badiyay 2/1Deportivo Alaves waxa ay soo bandhigeen ciyaar kalsooni  leh mar waliba waa ay ku dhiranayeen in ay tagaan afka hore Real , waxa ayna Real sidoo kale ku dhibaatoodeen in si sax ah u tagaan inkastoo daafaca iyo goolahayaha Deportivo Alaves is hor taageen isku dayadii Real.Deportivo Alaves waxa ay ka sheegteen qasaarinta…

Juventus Oo Lagu Dhegay, Inter Milan Oo Guuleystay, Bayern

Bayern Munich ayaa sii xajisatay hogaankeeda labada dhibcood ee horyaalka Bundesliga ka dib markii kooxda tababare Hansi Flick ay guul soo laabasho ah ka gaartay kooxda Stuttgart.Lassana Coulibaly ayaa hogaanka u dhiibay kooxda Stuttgart ka dib kubad rogeelcelis degdeg ah oo ay soo qaadeen.Kingsley Coman ayaa u barbareeyay Bayern Munich ka hor inta uusan darbo hoogan hogaanka ugu dhiibin Robert Lewandowski isla qeybtii hore ee ciyaarta.Xiddiga amaahda uga soo maqan Juventus Douglas Costa ayaa goolka seddexaad u saxiixay…

Cabsi Soo Wajahday Koox Weyn Oo Serie A Ka Dhisan Ka Dib

Kooxda AS Roma ayaa cabsi ay soo wajahday todobaadkan ka dib markii bambaanooyin aan qarxin oo ka haray dagaalkii labaad ee Dunida lagu arkay garoonkooda tababarka.Ciidamada Talyaaniga iyo kuwa ka hortaga qaraxyada ayaa loogu yeeray xarunta tababarka Trigoria si ay u bixiyaan bambaanooyinka oo le helay xilli la waday dhismaha garoon cusub oo tababarka ah.Warbaahinta Talyaaniga ee Il Messagero ayaa sheegtay in ilaa iyo 20 bambaano laga helay xarunta tababarka iyadoo booga Twitter ee AS Roma la soo dhigay sawir muujinaya…

Nin Sheegtay Inuu Yahay Wiilka Diego Maradona Oo Dalbaday In

Nin dhalinyaro ah ayaa sheegtay inuu yahay wiilka Diego Maradona isagoo dalbaday in maydka halyeeyga kubada cagta laga soo bixiyo qabriga si loo baaro hide sidihiisa islamarkaana uu u cadeeyo inuu yahay wiilkiisa.Santiago Lara oo 19 sanno jir ah ayaa ku amray qareenkiisa inuu dalabkaan u gudbiyo maxkamada kaliya 24 saac ka dib markii la aasay xiddigii hore ee Barcelona iyo Napoli.Jose Nunez oo ah qareenka wiilkaan ayaa warqad codsi ah u qoray maxkamad ku taala magaalada uu degan yahay Santiago oo lagu magacaabo La Plata…

Man City Oo Ku Xadreysay Etihad, Riyad Mahrez Oo Seddexleey

Manchester City ayaa jawaab kulul ka bixisay guuldaradii Tottenham iyagoo 5-0 ku xasuuqay kooxda Burnley oo marti ugu aheyd garoonka Etihad Stadium.Riyad Mahrez ayaa dhaliyay seddexleeydiisii ugu horeysay ee Man City halka Kevin de Bruyne uu caawiye ka noqday labo gool iyadoo ay sidoo kale shabaqa soo taabteen Torres oo dhaliyay goolkiisii ugu horeysay ee Premier League iyo Mendy oo dhaliyay goolkiisii ugu horeysay ee Man City.Natiijadaan ayaa ka dhigan in Man City ay soo gashay kaalinta 8aad iyagoo leh 15 dhibcood waxay lix…

Labadii Xiddig Ee Liverpool Ee Imtixaanka Ku Dhacay,

Todobaad fiican uma aheyn Liverpool iyadoo barbaro 1-1 kala kulantay kooxda Brighton kulankii Premier League xilli bartamihii isbuuca ay guuldarro ka soo gaartay Atalanta kulan ka tirsanaa wareega group-yada Champions League.Xaalada dhaawacyada Reds ayaana u muuqa kuwa taxane ah iyadoo James Milner uu noqday xiddigii ugu danbeeyay ee Liverpool ee dhaawac uu soo gaaray maanta.Jordan Henderson (Liverpool). Markii la soo geliyay qeybtii labaad ee ciyaarta kabtanka Liverpool ayaa wax weyn ka bedelay ciyaarta kooxda difaacaneysa…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More