Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Waa Kuma Xiddiga Aadka Muhiimka Ugu Ah Liverpool

Weeraryahanka kooxda Liverpool ee Roberto Firmino ayuu kasoo yeedhay war ay ku farxeen jamaahiirta kooxdiisu oo ah inuu tababarka kusoo laabtay kahor toddobaad muhiim ah oo ay kahor tagayaan kooxaha Arsenal iyo Real Madrid.Xiddiga heer caalami ee xulka qaranka Brazil oo ay kooxda ku wada negaadeen asxaabtiisa Alisson Becker iyo Fabinho maadaama sababta Korona Fayras dib loogu dhigay kulamada isreeb-reebka koobka aduunka ee South America ayaa seegay saddexdii kulan ee ugu dambeeyay ee kooxdiisa.Si kastaba, weeraryahanka ayaa…

“Ronaldo Calaamada Kabtanimo Dhulka Ayuu Ku Tuuray

Walaasha la dhalatay Cristiano Ronaldo ee lagu magacaabo Katia Aveiro ayaa markeeda ka hadashay dhacdadii walaalkeed lagaga diiday goolkii guusha ee kulankii dhex maray xulalka Serbia iyo Portugal ee dhawaan 2-2 kusoo dhammaaday kaas oo hadal hayn badan dhaliyay. Weeraryahanka Juventus ayaa gabi ahaanba cadho kaga baxay garoonka kaddib markii laga diiday gool xilli dambe ah oo uu guusha ugu keenayay xulkiisa Portugal ciyaartaas la isku bar-bardhacay. Xiddigii hore ee xulka qaranka Portugal ee Fernnando Meira oo kamid…

“Waxaan Filayaa Inay Tahay In Wan-Bissaka Kasoo

Kabtanka kooxda Watford ee Troy Deeney ayaa shaaca ka qaaday sida uu u doonayo in daafaca midig ee kooxda Manchester United ee Aaron Wan-Bissaka uu booska kaga hormaro dhigiida Chelsea ee Reece James tartanka euro ee xagaaga dhacaya xilli uu sidoo kale ka aragti dhiibtay booska goolhayaha oo su’aali ka taagantahay. Tababaraha England ee Gareth Southgate ayaa ah mid shaqo uga taagantahay doorashada booska daafaca midig iyadoo sidoo kale Kyle Walker, Kieran Trippier iyo Trent Alexander Arnold ay booska kula tartamayaan AWB…

WAR LA SUGAYAY: Mohamed Salah Oo Markii Ugu

Xiddiga garabka weerar ee kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa shaaca ka qaaday inuu diirada saarayo kooxdiisa halkii uu ka fikiri lahaa Sergio Ramos kulanka siddeed dhammaadka UEFA Champions League ee ay Real Madrid kahor tagayaan. Intii uu socday kulankii ugu dambeeyay ee dhex maray labada kooxood oo ahaa Final-kii Champions League ee 2018, Salah ayaa lagu qasbay inuu dhaawac ku baxo kaddib loolan adag oo uu kala kulmay kabtanka Real Madrid kaas oo keenay inuu garabka ka jabo. Kahor is aragooda xiga ee toddobaadka…

AFAR BILAASH AH & MID IIB AH: Barcelona Oo

Madaxweyne Joan Laporta iyo tababare Ronald Koeman ayaa doonaya inay dhisaan koox adag oo guuleysata iyagoo qorshahooda ka bilaabi doona xagaagan marka uu furmo suuqa kala iibsiga. Dhamaan ciyaartoyda ay Barcelona bartilmaameedsaneyso waa kuwa tayo sarre leh islamarkaana sumcad weyn ku dhex leh kubada cagta Yurub, intooda badan waxay ku imaanayaan qiimo aad u jaban. Kooxda Catalans ayaan laheyn murqo dhaqaale oo ay ciyaartoy waa weyn ku soo iibsato laakiin waxay isku dayayaan inay soo xerogeliyaan ciyaartoy xor ah ama…

Noni Madueke gets interest from Bayern, Leeds and Palace

England's U21 forward Noni Madueke seems to have a big decision in his hands this summer, with Bayern Munich competing with Leeds and Crystal Palace for his signature. Madueke has exploded on stage at PSV this season and received his first invitation to Aidy Bothroyd's squad at this month's U21 European Championship. He made his debut at that level against Portugal on Sunday, and while the defeat left England with no chance of qualifying, Madueke's U21 arc was another step in the right direction for the 19-year-old. Who…

Aguero’s famous goal for Man City 2012

Christ, where do you even start with this? Sergio Aguero will leave Manchester City at the end of the season. He does so after scoring (at least) 257 goals. He just had to score, right? Yes, you know it. Scroll the movie. If you had written the story that led to that moment in a Hollywood blockbuster, you would appear out of the building for being too unrealistic. Manchester City, the noisy neighbors, the underdogs, had not won the league title in 45 years. Just across the city was Man Utd, the establishment club that had…

DEG-DEG: Sergio Aguero Oo Bilaash Kaga Tegaya

Xiddiga haysta rikoodhka goolasha Manchester City ee Sergio Aguero ayaa si bilaash ah kaga tegay Etihad Stadium xagaaga soo aaddan. Manchester City ayaa xaqiijisay in gool-dhaliyaha reer Argentina ee Sergio Aguero uu ka tego doono kooxdaas dhamaadka xilli ciyaareedkan, marka uu dhamaado qandaraaskiisa Etihad Stadium. 32 jirkan oo Manchester City ay kasoo iibsatay Atletico Madrid sannadkii 2011kii ayaa soo afjaraya muddo toban sannadood ah oo uu ahaa xiddiga laga sugo goolasha City, iyadoo uu muddadaasna noqday…

Where does RB Leipzig’s Ibrahima Konate fit into Liverpool?

Next season will be crucial for Liverpool. After five years of steady progress gave the Champions League and Premier League, you can take the odd bad season on the chin. However, the world will see how they bounce back. Was 2020/21 a bowling stop at the end of an era? Or was it just a footnote within a legacy that will yield many more trophies in the years to come? If Liverpool want to be sure that it is the latter, they must get their recruitment right this summer. The squad is in need of serious cosmetic surgery, and…

Brooklyn Nets vs Los Angeles Lakers: Finalladii

Horyaalka kubadda kolayga Maraykanka ee NBA ayaa xilli ciyaareedkan aad uga xiiso badan sidii hore, waxaanay wax walbaa sii tilmaamayaan, sida ay noqon doonaan kulamada ugu dambeeya ee toddobada ah.Taageereyaasha ayaa rajaynaya in ay arkaan finaladii ugu xiisaha badnaa oo lagu tilmaamayo ‘kuwii qarniga’, waana haddii ay iska hor yimaaddaan labada kooxood ee aadka isku dhisay ee Los Angeles Lakers oo horyaalka difaacanaysa iyo Brooklyn Nets oo soo urursatay xiddigo waaweyn oo u diyaarsan in ay dhulka la galaan Lakers.Laba…