Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Benzema Oo SHAN Sannadood Oo Xabsi Ah Gelaya Iyo

Waxa laga go’aamiyey waqtiga la dhegaysan doono dacwadda kiiska loo haysto weeraryahanka Real Madrid ee Karim Benzema oo ku eedaysan in uu qayb ka qaatay cajalad laga duubay Mathieu Valbuena oo samaynayay gogol-dhaaf.Karim Benzema ayaa sannadkii 2015 waxa uu xidhiidh la sameeyey Valbeuna oo ay xulka qaranka Faransiiska u wada ciyaarayeen kaddib markii uu xog ka helay rag u sheegay in ay cajalad ka duubeen isagoo dumar la tumanaya, waxaase Karim uu la kulmay dhibaato ah in isaga lagu eedeeyey in uu qayb ka ahaa…

Real Madrid interested in Manchester City starlet Liam Delap

Real Madrid are interested in signing young Manchester City striker Liam Delap as they look to update their aging squad.The 18-year-old has made a serious impression on City's development team this season, scoring 15 Premier League 2 goals in 20 games, and giving up four assists. He has also made a senior appearance and netted on his debut against Bournemouth in the Carabao Cup back in September. Be honest, you hope the long throw gene was passed on to Liam Delap. ? pic.twitter.com/oWR5pr3p89- 90min (@ 90min_Football) 25…

Head coach for 23 years at USMNT describes missing the Olympics as “a tragedy”

US football coach for 23 years, Jason Kreis, has admitted that he is "overwhelmed" after his team failed to qualify for the Olympics for a third game in a row.The side of the Olympics, which is actually USMNT's U23 number, lost 2-1 against Honduras on Sunday in the semi-finals of the Olympic qualifiers, and continued a dry run for failing to make the tournament.The United States let in each side of the half to find themselves 2-0 down after 47 minutes. Jackson Yueill pulled one back after 52 minutes, but it was not enough…

Ma Rumaysan Kartid! Ronald Koeman Oo Kala Doortay

Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa kala doortay labada weeraryahan ee sida bilaashka ah ay kooxdiisu kula soo wareegi karayso xagaaga ee Sergio Aguero iyo Memphis Depay, kuwaas oo qandaraasyadooda Manchester City iyo Lyon ay ku eg yihiin bisha June ee sannadkan.Sergio Aguero iyo Manchester City ayaa xalay shaaciyey in uu soo dhamaaday waayihii gool-dhaliyaha reer Argentina ee Etihad Stadium, isla markaana uu ka bixi doono marka uu soo dhamaado xilli ciyaareedku, waxaana markiiba soo baxday in Barcelona ay tahay…

DEG-DEG: Xidhiidhka Yurub Oo Shaaciyey Garoon Aan

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa shaaciyey in garoon ku yaalla waddanka Spain lagu qaban doono labada ciyaarood ee kooxaha Chelsea iyo FC Porto ee wareegga siddeedda tartanka Champiosn league. Chelsea ayay ahayd inay lugta hore u safarto waddanka Portugal oo ay garoonka Estadio Do Dragao kula soo ciyaarto FC Porto marka ay taariikhdu tahay Arpil 7, halka ay lix maalmood kaddibna garoonkeeda Stamford Bridge ku qaabbili lahayd dhiggeeda. Xayiraadaha xanuunka Korona Fayras ee UK ay soo rogtay, waxa ciyaartoyda…

Spurs defender Toby Alderweireld is wanted by Club Brugge

Tottenham Hotspur defender Toby Alderweireld has been linked with a move to Belgian champions Club Brugge, who are rumored to be big fans of the 32-year-old.Alderweireld still has two more years left on the long-term contract he signed in 2019 but has often been rotated in and out of the Spurs lineup by Jose Mourinho this season.Alderweireld has been in and out of favor under Jose Mourinho | Sebastian Frej / MB Media / Getty ImagesHe has only appeared in 18 of 29 Premier League matches, with the coach apparently unable to…

Chelsea’s Champions League quarter-final, played in Sevilla

Both legs in Chelsea's Champions League quarter-final against Porto will be played in Sevilla due to COVID-19 rules.The Portuguese government has recently tightened its restrictions on players entering and leaving the country, with the Porto squad limited in the countries they are allowed to travel to.? ️ The first and second stage #UCL quarterfinals between @FCPorto and @ChelseaFC are now both played in Sevilla, Spain.? In #UWCL, @OLfeminin v @PSG_Feminines, scheduled for March 31, has been postponed.- UEFA (@UEFA) March…

Ronaldo Nazario Oo Raalligeliyey Hooyooyinka

Halyeygii reer Brazil ee Ronaldo Nazario  ayaa raalligelin u diray hooyooyinka adduunka, isagoo tilmaamay in uu ka xun yahay sidii uu u xiirtay intii ay socdeen ciyaarihii Koobkii Adduunka 2002 uu u qaaday dalkiisa.Ronaldo Nazario ayaa ahaa xiddigii waddankiisa u horseeday in ay ku guuleystaan Koobkii Adduunka ee lagu qabtay Japan iyo Korea, kaas oo uu lasoo galay muuqaal lala yaabay oo ahaa in uu xiiray dhamaan timaha madaxiisa marka laga reebo foodda hore oo uu daystay.R9 ayaa ka hor intii aanu Koobka Adduunku bilaabmin…

Real, PSG & Barca Oo Ku Dagaallamaya Aguero, City

Tababaraha PSG ee Mauricio Pochettino iyo agaasimaha ciyaaraha ee Leonardo ayaa si dhow uga shaqaynaya in heshiis ay la gaadhaan weeraryahanka reer Argentina ee Sergio Aguero oo xalay shaaciyey in uu ka tegayo Man City. (Todo Fichajes)Barcelona ayaa dhinaceeda ku dadaalaysa in ay lasoo saxeexato weeraryahanka afarta Premier League ku guuleystay ee Aguero. Sidoo kale, Real Madrid iyo Juventus ayaa danaynaya. (MEN)Man City ayaa xagaaga luminaysa xiddig kale oo muhiim u ahaa, waana khabiirka reer Brazil ee Fernandinho oo 35 jir…

England women’s squad named for friendly matches in France and Canada

England's interim coach Hege Riise has appointed a squad of 24 players for international friendly matches against France and Canada next month, which will be an important part of the preparations for next year's Lioness European Championship campaign and the United Kingdom's Olympic trip this summer.There is a mix of youth and experience in the squad, with unlimited Niamh Charles and Millie Turner joining established stars such as Lucy Bronze, Jill Scott, Jordan Nobbs, Ellen White and Fran Kirby.Chelsea winger Niamh Charles…