Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Dean Henderson reveals that he feared that his Man Utd career was over after a mistake against Liverpool

Manchester United goalkeeper Dean Henderson has admitted that he feared that his career at Old Trafford was over after his mistake against tough rivals Liverpool, while he was on loan at Sheffield United last season. The 24-year-old enjoyed the second year of his loan spell at Bramall Lane, during which he was thoroughly impressed, when he released a Georginio Wijnaldum volley that hugs under his body and in the net behind him. The 70th minute goal proved to be the winner for Liverpool on the day. Disaster for Dean…

Eddie Howe about to be appointed Celtic boss

Eddie Howe is perceived to be about to be appointed the new Celtic manager after the former Bournemouth manager "in principle" agreed to take over the club.Howe has been out of work since leaving the Cherries in August 2020 following their relegation from the Premier League.Eddie Howe looks set to take charge of Celtic Park | Clive Brunskill / Getty ImagesA number of clubs have been linked with a move for the 43-year-old, including Newcastle and Sheffield United, but the Scottish Sun reports that he is now about to take the…

Arsenal Oo Jabinaysa Liverpool, Leicester Oo Garaacaysa Man City,

Dimitar Berbatov ayaa soo saaray saadaashiisa kulamada horyaalka Premier League ee toddobaadkan, waxaana uu tilmaamay in natiijooyin qalbi jab ku ah kooxo waaweyn ay soo bixi doonaan.Manchester City oo u tegaysa Leicester City galabta maanta ayuu Dimitar Berbatov  sheegay in ay lasoo kulmi doonto guul-darro, taas oo haddii ay dhacdo noqon doonta markii labaad oo Leicester ay horyaalka Premier League ku garaacdo xilli ciyaareedkan socda.Qalbi-jabka ugu weyn waxa uu u sheegay Arsenal iyo Liverpool oo natiijooyin aanu midkoodna…

Jurgen Klopp questions Trent Alexander-Arnold England

Liverpool manager Jurgen Klopp was shocked that Anfield favorite Trent Alexander-Arnold was overlooked by England coach Gareth Southgate for the World Cup qualifiers played last week and has claimed that he did not 'understand' why the right-back was not chosen.Alexander-Arnold's form has disappointed him this season, with the 22-year-old failing to replicate the incredibly high demands he made on himself during the previous two campaigns.Alexander-Arnold was probably the best right-back in the world 2019 and 2020 |…

Jurgen Klopp Oo Tababaraha Xulka England Ku Dhaliillay Qaabka Uu

Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa dhalliilay macallinka xulka qaranka England ee Gareth Southgate oo uu saluugay qaabka uu ciyaartoyda u xusho.Southgate ayaa kulamadii isreeb-reebka Koobka Adduunka ee labadii toddobaad ee u dambeeyey waxa uu ka reebay difaaca midig ee Liverpool ee Trent Alexander-Arnold, taas oo u cuntami weyday Klopp.Alexander-Arnold oo ay da’diisu tahay 22 jir oo xilli ciyaareedkan dhibaatada bandhigga liita la wadaaga kooxdiisa ayaan qayb ka ahayn liiska ciyaartoyda England ee kulamadii San…

Telefishanka beIN Sports Oo Soo Saaray Wariyeyaasha Tabinaya Kulamada

Telefishanka beIN Sports ayaa soo saaray jadwalka wariyeyaashiisa ee kulamada horyaallada Premier League, LaLiga, Ligue 1 iyo Serie A, iyadoo dhamaan kulamada waaweyn ay ku jiraan baahinta telefishankan.Horyaalka Premier League ayaa ah kan ugu xiisaha badan ee kulamada waaweyn ay ka jiraan, waxaana ballansan Arsenal iyo Liverpool oo foodda isku daraya ciyaart muhiimad weyn u leh labada kooxoodba. Gunners ayaa u baahan guul ay kusoo noolayso rajadeeda ah inay ka qayb-geli karto Europa League xilli ciyaareedka dambe, halka…

Hordhac: Real Madrid vs Eibar – Los Blancos Oo Kaalinta 2aad Kala

Real Madrid ayaa guul ay keento maanta waxay dib ugu laaban doontaa kaalinta labaad ee miiska kala-sarraynta horyaalka waddanka Spain ee LaLiga iyagoo saddex dhibcood oo kaliya u jirsan doona Atletico Madrid oo hoggaanka haysa, isla markaana waxay hal dhibic dhaafi doontaa Barcelona oo labaad fadhida.Los Blancos oo ku jirta kaalinta saddexaad ayaa fasaxii kulamada caalamiga ah gashay iyadoo 3-1 kusii garaacday Celta Vigo, halka Eibar oo ku jirta kaalinta 18aad ay barbarro 1-1 ah ciyaartii ugu dambaysay ku kala baxeen…

Hordhac: Chelsea vs West Brom – Rikoodhka Tuchel Ee Sii Socda,

Chelsea ayaa duhurnimada maanta garoonkeeda Stamford Bridge ku qaabbilaysa West Brom, waxaanay raadin doontaa guul ay kusii xajisato booskeeda kaalinta afraad iyo in ay kusii dhowaato Leicester City oo saddexaad fadhida haddii ay natiijo wanaagsan ka keeni weydo ciyaarta Man City ee isla maanta.Tababare Thomas Tuchel ayaa wali sii wata rikoodhkiisa guul-darro la’aanta ee tan iyo intii uu yimid kooxda, waxaanu Blues keenay wareegga siddeedda Champions League iyo kaalinta afraad ee horyaalka iyadoo uu kasoo qaaday booska…

Hordhac: Arsenal vs Liverpool – Kulanka Rajada Ee Labada Kooxood,

Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa dib usoo laabtay kaddib toddobaad uu ku jiray fasax oo la ciyaarayay isreeb-reebka Koobka Adduunka, waxaana jamaahiirtu ay maanta helayaan kulamo adag, iyadoo garoonka Emirates Stadium ay ku ballansan yihiin Arsenal iyo Liverpool.Labada kooxood ayaa uu xilli ciyaareedkani u ahaa mid xun iyagoo ku kala jira kaalmaha sagaalaad iyo toddobaad, waxaanay Mikel Arteta iyo Jurgen Klopp mid walba uu si xun ugu baahan yahay saddexda dhibcood ee kulankan si ay usoo nooleeyaan…

Ku Guuleystay 50 Doolar Oo Saadaali Kulanka Caawa Ee Arsenal vs

Arsenal iyo Liverpool ayaa caawa ku balansan garoonka Emirates Stadium iyadoo Liverpool ay mareyso isbuuc tijaabo adag ah xilli Gunners ay u baahan tahay inay ka soo baxday kaalinta hoose ay ku jirto.Kulanka caawa waxa uu Liverpool u yahay fursad weyn oo ay ku cadeyn karto rajado ay ka qabto afarta sarre xilli ciyaareedkan, laakiin waxay sidoo kale hal il ku eegayaan kulanka lugta hore ee wareega 8da Champions League ee ay la ciyaarayaan Real Madrid Talaadada.Waa adag tahay in la sii ogaado waxa ay kala kulmi karaan Arsenal…