Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Jurgen Klopp admits that Liverpool made it “too simple” for Actual Madrid

Liverpool boss Jurgen Klopp has admitted that the Reds made it "too simple" for Actual Madrid in the primary stage of their Champions League quarter-final on Tuesday night time, with the Spanish giants now having a 3-1 lead earlier than the return. legs at Anfield subsequent week.Actual gained 2-0 in the primary half in Madrid due to objectives from Vinicius Junior and Marco Asensio. Mohamed Salah gave Liverpool a lifeline and away objective simply after half-time, however a second at night time from Vinicius prolonged the…

“Wuu Iska Taagan Yahay, Waxba Ma Qabanayo…” Jamaahiirta Liverpool Oo

Taageereyaasha kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ka cadhooday xiddiga khadka dhexe ee Georginio Wijnaldum oo ay la yaabeen sida uu daawadaha uga ahaa goolkii saddexaad ee kooxdiisa laga dhaliyey xalay ee uu Vinicius Junior sida fudud ugu dilay difaaca, kaas oo uu laacibkani meel iska taagnaa intii kubadda ay Actual Madrid dhalinaysay.Liverpool ayay u hayd habeen xun oo la dhex jiid-jiiday Estadio Alfredo Stadio, waxaana marka laga yimaaddo natiijada, si aad ah lavatory saluugayay bandhiggooda qaybtii hore oo kusoo…

Qaladaadkii Sababta U Noqday Guul-darradii Liverpool Ee Jurgen Klopp U

Rajada Liverpool ee xilli ciyaareedkan ayaa ku xidhan natiijada ay ka keenaan kulanka lugta labaad ee garoonkooda Anfield ay ku qaabbili doonaan Actual Madrid toddobaadka dambe kaddib markii xalay 3-1 lagu soo garaacay ciyaartii ay martida u ahaayeen Los Blancos.Reds ayaa rajaynaysay in ay sii wadan doonto qaab ciyaareedkii ay soo bandhigtay kulankii Arsenal ee horraantii toddobaadkan, laakiin bandhig bahdilaad ah oo ay la yimaaddeen qaybtii hore ayaa sababay in Actual Madrid ay si fiican u shaqaysato, isla markaana laba…

Liverpool Oo Ka Soo Laabatay Madrid Iyagoo Ka Mahadcelinaya

Qeybtii hore Liverpool waxay aheyd mid aad iyo aad u xun, haddii uu jiro tilmaame ka sii xun taas waa ay u qalantay Liverpool.Iyadoo Liverpool ay ilaa iyo haatan ku jirto xilli ciyaareed adag islamarkaana ay rajeynayaan inay koob uun ku guuleystaan hadana qaab ciyaareedkoodii qeybta hore ee kulankii Actual Madrid wuxuu ahaa 45tii daqiiqo ee ugu xumeyd xilli ciyaareedkan.Labo gool ayay Actual Madrid ku dhalisay sideed isku day oo ay sameeyeen halka Liverpool ay ku guuldareysatay inay hesho xitaa hal darbo qeybtii hore, waana…

Bye…Bye: Zinedine Zidane Masii Ahaanayo Tababaraha Actual Madrid &

Zinedine Zidane ayaa guul weyn ku hoggaamiyey kooxdiisa Actual Madrid kulankii ay xalay ku garaaceen Liverpool oo ay kaga badiyeen 3-1 lugta hore ee wareegga siddeedda Champions League, laakiin haddana taasi uma damaanad qaadayso in uu sii haysto shaqadiisa.Tababaraha reer France oo kulankii xalay u ahaa ciyaartii 50aad ee Champions League ah ee uu tababare u yahay Actual Madrid, toddobaadkan horraantiisiina ay u buuxsantay 250 ciyaarood oo uu layliyey kooxdan, ayaa waxa uu helay xaqiiqada ah in uu albaabka ka baxayo bilo…

Hordhac: Porto vs Chelsea – Rikoodhka 8 Kulan Oo Ay Yeesheen,

Chelsea ayaa safar ugu baxday waddanka Spain oo ay lugta hore ee wareegga siddeedda Champions League kula soo ciyaarayso FC Porto, waxaana Thomas Tuchel uu safarka la  tegay ciyaartooyo kasoo laabtay dhaawac oo muhiim u ah.Blues oo ciyaartii ugu dambaysay si lama filaan ah ula kulantay bahdil 5-2 ah oo ay u geysatay West Brom, waxay raadinaysaa guul ay kaga soo kabato khasaarahaas iyo in ay soo hesho libinta iyadoo marti ah, si lugta labaad ee garoonkeedana ay ugu xaqiijisato in ay semi-finalka iska xaadiriso.Kooxda reer…

Hordhac: Bayern Munich vs PSG – Saddex Xiddig Oo Korona Ku Maqan,

Bayern Munich iyo Paris Saint-Germain ayaa caawa foodda isku daraya lugta hore ee wareegga siddeedda tartanka Champions League, waxaanay taageereyaashu mar kale xasuusanayaan finalkii xilli ciyaareedkii hore.Bayern Munich ayaa si durduro ah ugu soo gudubtay wareeggan, waxaanay muujinaysay awood ay ku difaacan karto koobka ay xilli ciyaareedkii hore ku guuleysatay, iyadoo tababare Hansi Flick uu wali soo bandhigayo khidaddii iyo xeeladihii layaabka lahaa ee kooxda oo dhutinaysa uu kaga dhigay awoodda aan la loodin…

Xiddigii Ugu Liitay Garoonka, Laacibkii Noqday Xiddiga Garoonka &

Liverpool ayaa qaab ciyaareed aad iyo aad u xun soo bandhigtay qeybtii hore ee kulankii ay guuldarada 3-1 ka soo gaartay kooxda Actual Madrid ee lugta hore ee wareega sideed dhamaadka Champions League.Mar kale waxay sameeyeen qalad difaac iyadoo ciyaarta ay mareysay qeybtii labaad 2-1, markaasoo ay ciyaartoy badan weerarka geeyaan taasoo keentay in Actual Madrid ay kubad rogaalcelis ah ku disho.Su’aalo badan ayaa la iska weydiinayaa sababta uu Klopp uga tagay Thiago Alcantara islamarkaana uu uga doorbiday Naby Kieta kaasoo…

Alexander Song lastly wins Djibouti Premier League title

Song, 33, joined Djibouti membership AS Arta Photo voltaic 7 final November after being launched by Swiss outfit Sion. He has now captained the north-east African aspect to their first ever top-flight crown. Arta Photo voltaic beat second-placed AS Port 4-2 final Friday to seal the title with two matches left to play. Song mentioned: "It is mission achieved, and I'm delighted. Coming right here wasn't straightforward. "There are stuff you do not learn about once you arrive in a brand new nation, however thank God…

Man City showed signs of the Champions League quarter-final curse still remaining against Borussia Dortmund

According to the form book, Manchester City vs Borussia Dortmund had the potential to become one of the most one-sided Champions League quarter-finals in history. Before City started, City had not managed to win just one of their previous 26 matches. During the same period, Dortmund had lost five and left them well away from the Bundesliga's top four. Two key players, Jadon Sancho and Axel Witsel, were also missing for the visitors. Despite this, BVB had a great psychological trump card; namely City's Champions League…