Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Xaysiis QAAWAN Oo Kasoo Dhex Baxay Mobile-ka Neymar, Waxa Sababay &

Neymar Junior ayaa kamid ah xiddigaha ugu fiican jiilkiisa waxaana uu ugu horreynba isku soo muujiyay kooxda dalkiisa ee Santos kahor intii uusan heshiis qaali ah ugu wareegin dhinaca Barcelona sanadkii 2013.Kaddib afar sano oo qurux badan oo uu kusoo qaatay Barcelona, Neymar ayaa noqday xiddiga ugu qaalisan taariikhda kubadda cagta isaga oo heshiis 222 Milyan oo euro ah ugu wareegay dhinaca kooxdiisa haatan ee Paris Saint-Germain.Si ay ugu qanciso Neymar inuu kooxdeeda kusoo biiro, Paris ayaa mushahar aad u badan u qortay…

Henderson on course to replace De Gea

Manchester United goalkeeper Dean Henderson has been given what appears to be a rare audition to prove he has what it takes to be the club's number one replacement for David de Gea next season in the remaining games of the 2020/21 campaign.Henderson was persuaded to sign a new contract at Old Trafford last summer after two super successful loan spells at Sheffield United, and was rewarded with a handsome salary that is on par with the starting goalkeeper at Liverpool, Manchester City, Arsenal and Tottenham.Henderson was…

Ii Kaalay!! – Tababare Toos Taleefan Ugu Wacay Harry Kane Isaga Oo Aan

Tababarihii hore ee kooxda Tottenham haatana hoggaanka u ah Paris Saint-Germain ee Mauricio Pochettino ayaa la sheegayaa inuu xidhiidh la sameeyay xiddigiisii hore ee Harry Kane isla markaana uu doonayo inuu kula saxeexdo kooxda caasimada France.Mustaqbalka Harry ayaa ah mid shaki weyni ku jiro iyadoo la sheegayo inuu iskaga tagayo Tottenham oo uu shaki weyni ku jiro haddiiba ay usoo bixi doonto tartanka UEFA Champions League xilli ciyaareedka dambe.Warar kala duwan oo ay saxaafadu sheegayaan ayaa xusaya in Kane uu kooxdan…

Real Madrid, PSG & Inter linked to move to Jesse Lingard

Three months ago, Jesse Lingard was an undeniable flop at Manchester United. Now he is said to be on the radar of European giants such as Real Madrid, Paris Saint-Germain and Inter. Let it sink in for a while.Lingard did not play a minute in Premier League football during the first half of the season, but he has been rejuvenated since joining West Ham United on loan in January. He has already scored eight goals and four assists in just nine games, which keeps Hammarna in the hunt for Champions League football.Lingard's…

Kai Havertz gives Chelsea a glimpse of what the future holds in the incredible Crystal Palace screen

It's a little too early (or too late, depending on how you see it) to say that Kai Havertz has arrived, but let's light the lighthouses. It is close.Since his £ 71m move from Bayer Leverkusen, Havertz has shown glimpses of why he is widely regarded as one of the game's young young talents, but none of those flashes were as bright as his display in Saturday's 4-1 win over Crystal Palace.Havertz celebrates its opener | MIKE HEWITT / Getty ImagesHavertz worked in a false nine role and was given complete freedom on the pitch,…

Mikel Arteta urges patience with Gabriel Martinelli

Mikel Arteta has urged Arsenal fans to be patient with young forward Gabriel Martinelli, who impressed and scored in his 3-0 win over Sheffield United on Sunday night.The Brazilian lack of playing time in recent weeks has led to debate among Arsenal fans, but he took his chance on Bramall Lane, turned on a strong screen and came on the points side. Alexandre Lacazette also scored twice.During a season where the Gunners' forward line has regularly failed, Arteta's reluctance to play the 19-year-old has been one of his more…

Hadalkii Uu Edinson Cavani Ku Yiri Mason Greenwood Labo Daqiiqo Ka Hor

Goolkii cajiibka ahaa ee Edinson Cavani uu madaxa ugu dhaliyay Manchester United kulankii Tottenham ayaa ahaa mid qorshihiisa uu soo bilowday labo daqiiqo ka hor inta uusan dhalinin.Xiddiga reer Uruguay ayaa ku riyaaqaya qaab ciyaareedkiisii ugu fiicnaa tan iyo markii uu si xor ah uga soo wareegay Paris Saint-Germain xagaagii.Cavani ayaa la dhibtoonayay dhaawacyo muruqa ah oo ku soo laablaabtay, halka aabihiis uu shaki gelinayay mustaqbalkiisa Manchester United.Xiddigaan ayaa laga yaabaa inuu xagaaga ku laabto South America…

The season is probably over for Real Madrid aces

Real Madrid winger Lucas Vazquez may have played his last game for the club after suffering a season-ending knee injury in Saturday's 2-1 victory over rivals Barcelona.Vazquez, who has filled in at right-back during Dani Carvajal's absence, collided with Sergio Busquets just before half-time and appeared to be in real pain before leaving the pitch.Vazquez's real career may be over Angel Martinez / Getty ImagesReal went to their official website after the match to confirm that Vazquez had suffered a sprain to the posterior…

Eduardo Camavinga rejects new Rennes contract

Rennes midfielder Eduardo Camavinga is ready to reject the club's latest offer of a new contract, paving the way for an imminent exit from Roazhon Park.The 18-year-old has been described as one of the most exciting young midfielders around, which Real Madrid, Manchester United and Chelsea often linked to moves for Camavinga.There's a real hype around Camavinga | John Berry / Getty ImagesIf a suitor wants him, it may be time to move because The Athletic note Camavinga is ready to take a new contract and move on from Rennes,…

Imissa Lacag Ah Ayay Qaataan Garsoorayaasha Horyaalada Premier League,

Garsoorayaasha horyaalada iyo tartamada waa weyn waxay dhaleeceyn joogta ah kala kulmaan tababarayaasha iyo warbaahinta, laakiin imissa ayay ku qaataan dhibka ay marayaan?Garsoorenimo waa shaqo aad u adag marka laga hadlayo kubada cagta. Go’aan walba uu garsooruhu gaaro waxaa taxliilinaya tababarayaasha, ciyaartoyda iyo taageerayaasha.Lacagta ay qaataan garsoorayaasha Premier League iyo guud ahaan dalka Ingariiska waxay ku xiran tahay hadba khibradooda iyo horyaalka ay garsooraha ka yihiin.Garsoorayaasha horyaalka Premier…