Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Muxuu Sameeyey Thiago Silva Markii La Beddelay Kulankii Ay Man City Ku

Kulankii ay xalay Chelsea 1-0 kaga badisay Manchester City ee semi-finalka FA Cup, uguna gudubtay finalka, waxa arrin cajiib ah sameeyey difaaca reer Brazil ee Thiago Silva oo dhaawac lagu saaray daqiiqadihii ugu dambeeyey.36 jirkan oo ciyaar tayadeedu sarrayso soo bandhigay, ahaana laacibkii labaad ee ugu fiicnaa ciyaartoyda Chelsea ayaa waxa uu dhamaadkii oo waxyari ka hadhsan yihiin uu is qabtay dhabarka, waxaana dhakhaatiirta oo gargaar u fidiyey kaddib uu si toos ah uga baxay garoonka.Laakiin markii uu ciyaarta ka…

Hordhac: Getafe vs Real Madrid – Zidane Oo Ciyaartooyo La’aani Hayso,

Real Madrid ayaa caawa u safraysa Coliseum Alfonso Perez oo ay kula soo ciyaarayso Getafe, waxaana tababare Zinedine Zidane sugaya imtixaan adag oo ay tahay in uu ka gudbo si uu ugu dagaallami karo horyaalka LaLiga oo ay ku xafiiltamayaan Atletico Madrid iyo Barcelona.Kooxda tababare Zidane oo ku jirta kaalinta labaad ayaa waxay hal dhibic ka hoosaysaa Atletico Madrid oo hoggaanka haysa, halka Getafe ay fadhido kaalinta 15aad oo ay afar dhibcood oo kaliya ka sarrayso khadka cas.Getafe oo saddexdii xilli ciyaareed ee ugu…

Hordhac: Man United vs Burnley – Rikoodhka Kulamadoodii Hore, Old

Manchester United ayaa tallaabo weyn hore ugu qaadaysa sidii ay u diyaarsan lahayd booskeeda Champions League oo ay ugu dhowaan lahayd in ay damaanad ka dhigato marka ay garoonkeeda Old Trafford ku qaabbisho Burnley galabta.United oo ku jirta kaalinta afraad ayaa toddoba dhibcood ka horreysa Leicester City oo kaalinta afraad fadhida, kulankeeda usbuucanna ciyaari doonta Khamiista maadaama ay maanta semi-finalka FA Cup la dheelayso Southampton, waxaanay taasi fursad weyn u tahay Red Devils oo 10 dhibcood ka horreyn…

Barcelona Oo Si Xarago Leh Ugu Guuleysatay Cope adel Rey

Barcelona ayaa xasuuqday Athletic Bilbao oo ay kaga guuleysteen finalka Cope Del Rey xilli goolasha ay yimaadeen qeybta dambe xilli natiijada ay aheyd 4/0Qeybta hore , waxa ay labada koox nasiinada ku aadeen bar bar dhac bilaa goolal ah xilli Barcelona ku sareeyeen maamulka kubadda .Barcelona biloowgii birta ayaa diiday halka ka dibna ay is hor tagaeen daafaca Athletic Bilbao kuwaasi oo si hor taagayay isku dayayBarca waxa ay ku wacnaayeen in kubadda gaarsiiyaan afka hore Athletic Bilbao balse nasiibka ayaa ka maqnaa halka…

Lionel Messi shone in the Copa del Rey’s final victory

It was only fitting that Lionel Messi in what could be his last season with Barcelona lifted the Copa del Rey - King's Cup. The football world only recently recovered from the declining realization that we may never see the great wizard host Real Madrid in El Clasico ever again, and that grief increased when he dismissed a plot in the 2-1 defeat. Another wonderful performance from Messi | Quality Sport Images / Getty ImagesSo the idea that Messi would lose a cup final in what could possibly be his last chance for cutlery at…

Player ratings like La Blaugrana win the Copa del Rey

A Lionel Messi stay and goals from Antoine Griezmann and Frenkie de Jong gave Barcelona a resounding 4-0 victory against Athletic Bilbao in the Copa del Rey final on Saturday night. Ronald Koeman's side settled down quickly and dominated the ball all the time, but due to some heroism from Bilbao goalkeeper Unai Simon, it took them up to the hour limit to bag the opener through Griezmann. Messi broke forward and put the ball to De Jong, before the Dutchman's cut was clinically terminated by 'Grizou' at the nearest post -…

Sheffield United have been rescued from the Premier League

Sheffield United's two-year stay in the Premier League ended on Saturday night, after they were officially moved to the championship after a 1-0 defeat against Wolverhampton Wanderers. The Blades needed to avoid defeat to mathematically keep all hopes of a miraculous escape alive, but a second-half strike from Willian Jose condemned them to their 26th league loss of the campaign. The defeat at Molineux ends our Premier League journey. pic.twitter.com/9PAgBxWcrt- Sheffield United (@SheffieldUnited) April 17, 2021And…

Kevin De Bruyne Injury Update

Pep Guardiola has revealed that Kevin De Bruyne's ankle injury "does not look good", after the Belgian midfielder was forced to limp in Manchester City's 1-0 defeat against Chelsea in the FA Cup semi-final. The 29-year-old became painful just a few minutes into the second half and immediately called to be replaced.It does not look good for De Bruyne | ADAM DAVY / Getty ImagesAnd Man City boss Guardiola was in a pessimistic mood at the last whistle and told reporters that De Bruyne is in "pain" and that it "does not look…

Xiddigii Garoonka, Laacibkii U Liitay & Qiimaynta Ciyaaryahanadda Kulankii

Chelsea ayaa finalka FA Cup ku sugaysa Leicester City iyo Southampton midkooda soo gudba berri oo Axad ah, waxaana Blues ay booskaas ku tagtay guul cidhiidhi ahayd oo ay ka gaadhay Manchester City.Kulankan oo ka dhacay garoonka qaranka ee Wembley Stadium, waxa Chelsea finalka u diray Hakim Ziyech oo dhaliyey gool kaliya oo ay ku kala baxeen City.Chelsea iyo Man City ayaa intii ay ciyaartu socotay waxa ka dhaawacmay ciyaartooyo muhiim u ahaa. Daqiiqaddii 48aad ayaa waxa Man City ka baxay Kevin de Bruyne oo halis ugu jira inuu…

AFAR Arrimood Oo Sameeyey Thomas Tuchel Oo Sabab U Noqday In Chelsea

Chelsea ayaa u gudubtay finalka FA Cup iyadoo ciyaar xarrago leh kusii muquunisay Manchester City oo ay kaga adkaatay 1-0, waxaana goolkaas u saxeexay Hakim Ziyech oo kubbad caaqiibo leh ka helay Timo Werner.Blues ayaa soo afjartay riyadoo City ee ahayd in ay ku wada guuleysato afarta koob ee Champions League, Premier League, FA Cup iyo Carabao Cup, waxaana hadda meesha ka baxay FA Cup oo Chelsea ay ku dagaallami doonaan Leicester City ama Southampton.Tababare Thomas Tuchel oo bishii January shaqada ka beddelay Frank Lampard…