Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Farriintii Ay Garamada Kusoo Qorteen, Diyaaradii Garoonka Dul Martay,

Kooxda Leeds United ayaa xalay noqotay kooxdii ugu horreysay ee garoonka ku dhex muujisa sida ay uga soo horjeedo tartanka ay ku bahoobeen qaar kamida kooxaha ugu waaweyn Yurub ee ka magac baxay European Super League iyaga oo waliba wajahayay kooxda Liverpool oo qayb ka ah tartankaas.Xiddigaha Leeds ayaa garoonka soo galay markii ay isku diyaarinayeen ciyaarta iyaga oo xidhan maaliyado farriimo sida, dhabarka ayay kusoo qorteen “Kubadda cagta waxa iska leh jamaahiirta” halka ay laabta hore kusoo xardhadeen “Shaqaysta” oo ay…

Serie A side Napoli offered the chance to join

Serie A clothing Napoli is considered to have been offered the opportunity to become the fourth Italian side to participate in the Super League.12 clubs have announced that they intend to participate in the wrestling competition with Milan, Inter and Juventus, which make up the Italian contingent.Aurelio De Laurentiis has previously spoken about his desire to form a Super League Danilo Di Giovanni / Getty ImagesThe competition is planned to consist of 20 clubs - of which 15 will be founders who cannot be transferred - but…

Waa Kuwan LABADA Xiddig Ee Tottenham Ka Tirsan Ee Sababta U Ahaa Shaqo

Sida ay sheegayaan xogo cusubi, tababaraha Portuguese-ka ah ee Jose Mourinho ayaa shaqada tababarenimo ee Tottenham shalay looga caydhiyay sababo la xidhiidha kacdoon ay sameeyeen qaar kamida xiddigaha kooxdu gaar ahaan hoggaamiyaha kooxdaasi ee Harry Kane iyo kabtan Hugo Lloris oo ahaa kuwo aan faraxsanayn.Jose ayaa laga saaray albaabka Spurs waxaana caydhintiisa shaaciyay guddoomiyaha kooxdaas ee Daniel Levy xilli ay kooxdu booska toddobaad ka joogto miiska kala sarreynta Premier League iyadoo West Ham, Chelsea iyo…

Ryan Mason was appointed interim manager

Tottenham chairman Daniel Levy has confirmed that Ryan Mason will take charge of the club for the rest of the season following Jose Mourinho's departure.The Portuguese tactician was released from his duties after an unfortunate run of results that leaves Spurs European ambitions for next season via their league hanging by a thread.Following the departure of Jose Mourinho, we can now confirm that Ryan Mason will take over as Interim Head Coach for the rest of the season. # THFC ⚪️ # COYS- Tottenham Hotspur (@SpursOfficial)…

Why La Liga will not ban Atletico, Barcelona and Real Madrid

La Liga will not expel Atletico Madrid, Barcelona and Real Madrid as they consider the controversial Super League "dead on arrival".The recently announced Super League has raised football to the ground, with fans around the world expressing their dissatisfaction with the idea of ​​a suspended rival competition for the UEFA-approved Champions League.? NOTICIA @partidazocope ? Informa @isaacfouto ✖️ @LaLiga no expulsará a Real Madrid, Barça o Atleti de la competition, entre otras cosas, porque creen que la Superliga es un…

Benfica want to represent Portugal in the Super League

Benfica have been named the next team to join the Super League, with a report indicating that they are pushing to become Portugal's first representatives.At the moment, the Super League consists of 12 teams from England, Spain and Italy, but the plan is to find three more "founding members" before they start the competition as soon as possible.Florentino Perez is looking for more members | Quality Sport Images / Getty ImagesMonday gave us the fantastic magic story that indicates that Schalke had joined, but even if it was…

Everton condemn ‘deadly arrogance’ at Super League clubs

Everton have released a lengthy statement condemning the proposed breakaway Super League and accusing the Premier League of "big sex" for damaging the game's reputation.Toffees is one of the 14 Premier League clubs that watch as chaos develops over European football. Everything is focused on wanting to deviate from UEFA-sanctioned competitions to create a closed door, rival product that allows its founding members to compete year after year against the best teams on the continent - without fear of relegation or…

Liverpool Oo Weeraryahan Premier League Ah Doonaysa, Chelsea Oo Daafac

Halyeeyga Arsenal ee Patrick Vieira ayaa ah mid kamida murashaxiinta jagada tababarenimo ee Crystal Palace haddii uu 73 sano jirka macalinka u ah kooxdaas ee Roy Hodgson go’aansado inuu kooxda ka tago xagaaga, Vieira ayaa shaqo la’aan ahaa tan iyo December markii uu Nice ka hayaamay. (Athletic, subscription required)Tottenham Hotspur ayaa tababaraha 33 sano jirka ah ee Julian Nagelsmann u dooratay tababaraha ay xagaaga ku bedelayso Jose Mourinho oo ay shalay caydhisay. (Mail)Nagelsmann ayaa iman kara London kahor dhammaadka…

Gianni Infantino warns Super League clubs must “live with the consequences” of the decision

FIFA President Gianni Infantino has warned the clubs that want to form the Super League that they must live with the consequences of their decision, no matter what they become.While UEFA has threatened to fire the 12 teams involved from the Champions League, Europa League and their domestic leagues, FIFA has taken a calmer approach to things and recently called for "constructive talks" to find a solution that pleases everyone.Infantino wants peace in the midst of all the chaos | Simon Holmes / Getty ImagesInfantino took the…

XOG CULUS: Messi Oo Ka Cadhaysan Super League, Sababta Xasaasiga Ah Ee

Ku dhawaaqista horyaalka cusub ee European Super League ayaa cusbo kale kusii dartay mustaqbalka kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi kaas oo marka horeba la filayay inuu kooxdaas iskaga tago dhammaadka xilli ciyaareedkan.Heshiiska uu 33 sano jirkaasi ku joogo Camp Nou ayaa ah mid dhacaya bisha June ee sanadkan, wali ma jiraan wax warar ah oo sheegaya in heshiis kordhin ay isku fahmeen isaga iyo maamulka kooxdu.Messi ayaa la filayaa inuu dhawaan la kulmo aabihii ahna wakiilkiiisa Jorge Messi si uu ugala hadlo dookhyada…