Browsing Category

Sports

Borussia Dortmund ready to offer Jude Bellingham a new contract

Exclusive - Borussia Dortmund are preparing to offer a new contract to English midfielder Jude Bellingham as a reward for his meteoric rise this season.After signing him for around £ 25m last summer, Dortmund had high expectations of Bellingham, but even those at Signal Iduna Park have been stunned by how much he has grown as a player in his debut season.Bellingham is now a novice Pool / Getty ImagesBellingham have commanded a regular place in the starting line-up at club level and he is expected to be part of Gareth…

How much Glazers will need to sell Manchester United

The Glazers want an incredible £ 4 billion from all potential buyers if they are to sell Manchester United in the future. The American owners have been largely unpopular since buying the Red Devils for £ 790 million back in 2005, and their latest plans to become founders of the controversial European Super League have left supporters demanding that they pack their bags. Glazers would sell Man Utd - but only at the right price ADRIAN DENNIS / Getty ImagesAnd according to The Mirror, the Glazers would be willing to listen to…

Waa Kuma Xiddiga Uu Bruno Fernandes Amaantiisa Uga Sheekeeyo

Khadka dhexe ee kooxda Manchester United ee Fred ayaa shaaciyay xiddiga  horyaalka Premier League ka ciyaara ee uu saaxiibkiisa kooxdaas ee Bruno Fernandes u amaano markasta tan iyo markii uu kooxda kusoo biiray sanad iyo afar bilood kahor.Xiddigaas ayaa ah garabka weerar ee kooxda Leeds United oo ay Bruno kusoo wada ciyaareen kooxda Sporting Lisbon markii uu ciyaaryahanka ree Brazil xilli ciyaareedkii 2018-19 halkaas kusoo qaatay ee uu waliba saamaynta weyn kusoo sameeyay.Kahor kulanka galabta dhex maraya Man United iyo…

Kylian Mbappe Oo Dhaawacmay Afar Maalmood Ka Hor Semi-finalka

Xiddiga reer France ee Kylian Mbappe ayaa garoonka laga saaray daqiiqaddii 87aad ee kulankii kooxdiisu ay 3-1 ku karbaashtay Metz fiidkii hore ee xalay, kaddib markii uu soo gaadhay dhaawac.Weeraryahankan ayaa kooxdiisa PSG u dhaliyey laba ka mid ah goolasha ay kooxdiisu ku badisay, laakiin nasiib-darro waxa uu garoonka ka baxay daqiiqado kooban iyadoo ay ka hadhsan yihiin dhamaadka.Kylian Mbappe oo isku dayaya inuu kubadda la dhaafo Habib Maiga daqiiqaddii 83aad, ayuu dhaawac kasoo gaadhay muruqa, waxaana lagu soo beddelay…

Muxuu Ahaa Ficilka Uu Sameeyey Mohamed Salah Ee Ka Cadhaysiiyey

Jamaahiirta Liverpool ayaa aaminsan in Mohamed Salah uu qalad weyn ku sameeyey falcelintii uu sameeyey markii ay dhamaatay ciyaartii Newcastle United ay barbarraha la galeen, markaas oo uu gacmaha kor u taagay isagoo muujinaya saluug uu ku qabo ciyaartoyda kooxdiisa.Laacibkan ayaa qalbi jab laga dareemayay, waxaanu saydhinayay gacmaha isagoo sii gelaya tunelka garoonka, halkaas oo isagoon cidna la hadal uu degdeg u galay.Salah oo gool u dhaliyey Liverpool waqti hore oo kulankii Anfield ay kusoo dhoweeyeen Newcastle ayaa waxa…

Hordhac: Villarreal vs Barcelona – Koeman Oo Raadinaya Guul Uu Kula

Barcelona ayaa safar ku tegaysa garoonka Estadio de la Ceramica oo ay marti ugu noqonaysa Villarreal ciyaar aad muhiim ugu ah oo guul ay kasoo gaadhaan ay ka caawin doonto in ay soo qabato Real Madrid oo labaad fadhida, iyadoo waliba hal ciyaar ahi baaqi u tahay.Barca oo ku jirta kaalinta saddexaad ayaa shan dhibcood ka dambaysa Atletico oo hoggaanka haysa, waqti dambe oo caawa ahna ciyaaraysa, halka Real Madrid oo labaad ku jirtana ay saddex dhibcood ka dambeeyaan, laakiin haddii ay guuleystaan, waxay awood u yeelanayaan in…

Hordhac: Man City vs Tottenham – Finalka Carabao Cup, Taariikho Muhiim

Koobkii ugu horreeyey xilli ciyaareedkan ayaa maanta la kala qaadayaa waddanka Ingiriiska, waana finalka EFL Cup /Carabao Cup oo ay iskugu soo hadheen labada kooxood ee Manchester City iyo Tottenham Hotspur.Kulankan oo ka dhacaya garoonka qaranka ee Wembley, waxa loo ogolaaday in ay kasoo qayb-galaan taageereyaal tiradoodu tahay illaa 8,000 qof oo fadhiisan doona garoonka gudihiisa, kuwaas oo ilaalin doona kala-fogaanshaha.Manchester City ayaa u dagaallamaysa in ay xilli ciyaareedkan samayso taariikh oo ay ku wada guuleysato…

Hordhac: Leeds vs Man United – Colaadda Guunka Ah Ee U Dhaxaysa,

Labada kooxood ee cadaawadda badan u dhaxayso ee Leeds United iyo Manchester United ayaa galabta foodda isku daraya garoonka Elland Road, halkaas oo la filayo in taageereyaal mudaharaadaya ay ku ooriyaan Manchester United.Ciyaartan xamaasadda badan oo inta badan laga dareemo xafiiltan iyo cadaawad soo jireen ah ayaa waxa Leeds United ay halgan u geli doontaa sidii ay Red Devils u marin lahayd waddada Man City oo ay soo garaacday iyo Liverpool oo ay barbarro kusoo qabatay labadii ciyaarood ee ugu dambeeyey.Tababare Marcelo…

Real Madrid 0-0 Real Betis: Player rating

Real Madrid slipped up in the title race on a rainy Saturday night, as they were held to a 0-0 draw by Real Betis. The first half was a fairly quiet affair, with Marco Asensio and Karim Benzema both shooting high and wide from good positions. Betis was able to frustrate the League champions comfortably, and they went into the break with a bit between the two teams. Borja Iglesias denied one on one to Thibaut Courtois! ?An important stop from the Real Madrid goalkeeper? pic.twitter.com/5HvWH6sHkg- Premier Sports?…

Real Madrid Oo Barcelona Iyo Atletico Fursad U Siisay Horyaalka

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa iska lumisay fursad ay hoggaanka horyaalka si ku-meelgaadh ah kula wareegi lahayd, waxaanay barbarro goolal la’aan ah la gashay Real Betis oo ugu timid Alfredo Di Stefano.Los Blancos ayaa u baahnayd in ay guuleysato si ay dhibco ahaan ula sinnaato Atletico Madrid oo ay xisaab ahaan kaga sare mari lahayd, waxaase ciyaar adag kala hortimid Real Betis oo xataa ku dhowaatay in ay saddexda dhibcood ee ciyaarta hesho.Kulankan oo Real Madrid ay dib u heshay Eden Hazard oo muddo kaddib beddel…