Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

GO’AAN: Thomas Tuchel Oo Go’aamiyay Haddii Uu Real Madrid Ka Iibinayo

Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa lagu soo warramayaa inuu go’aan buuxa ku gaadhay inuusan weeraryahanka kooxdiisa ee Timo Werner u ogolaan inuu baxo suuqa xagaaga sanadkan 2021.Werner ayaa xilli ciyaareedkii dhammaaday la kulmay cadaadis weyn iyo eedaymo joogto ah kaddib markii uu ku fashilmay inuu gaadho heerkii ay dad badani ka rajaynayeen markii ay Blues 47 Milyan oo pound kagala soo wareegeen RB Leipzig.Guud ahaan Timo ayaa 12 gool usoo dhaliyay Chelsea halka uu 15 kale caawiye uga soo ahaa tartamada oo…

“Waxaanu Ilawnay Sida…..” – Greizmann Oo Sheegay Arrin Yaab Leh Oo

Weeraryahanka xulka qaranka France ee Antoine Greizmann ayaa shaaca ka qaaday in sababta xulkiisu ugu dhibtooday inay guul ku gaadhi waayaan garoonka xulka Hungary uu yahay inay ilaaween sida loogu ciyaaro garoon buuxa oo jamaahiiri buuxisay.Attila Fiola ayaa hoggaanka u dhiibay Hungary wax yar kahor wakhtigii nasashada kahor inta uusan Greizmann goolka ay dhibicda ku heleen u keenin daqiiqadii 66-aad.Greizmann ayaa aaminsan in awood la’aanta ay awoodi waayeen in xiddigaha France si fiican isku maqlaan maadaama oo ay 60,000…

AKHRISO Qisadan: Memphis Oo Sharaxaya Sababta Uu U Neceb Yahay In

Kooxda ree Spain ee Barcelona ayaa ugu dambayn dhammaystirtay saxeexa weeraryahanka Dutch-ka ah ee Memphis Depay oo ay ka saxeexdeen heshiis gaadhsiisan ilaa 2023 oo laba sano ah.Depay ayaa noqonaya durba saxeexii afraad ee ay Barcelona ka samayso suuqa xagaaga ee sanadkan waxaana uga horreeyay Sergio Aguero, Eric Garcia iyo Emerson Riyal.Haddaba, kaddib heshiiska uu ugu wareegay Camp Nou, waxa dib loo milicsaday hadal uu mudo kahor yidhi ciyaaryahankaasi oo la xidhiidha qoyskiisa gaar ahaan aabihii oo uu khilaaf u…

Real Madrid Oo Heshay Dhaliye Dabiici Ah, Ancelotti Oo Xeelad

Real Madrid ayaa diiraddeeda ku jeedisay weeraryahanka reer England ee Dominic Calvert-Lewin oo ay isku diyaarinayaan inay ka gudbiyaan dalab £50 milyan oo Gini ah, isla markaana uu tababare Carlo Ancelotti uga yeedhanayo Santiago Bernabeu.Ancelotti oo dhowaan ka tegay Everton, dibna ugu laabtay Real Madrid oo sannadkii 2014 uu la qaaday Champions League ayaa raadinaya weeraryahan toos ah oo ka garab ciyaara Karim Benzema, kaas oo xataa boos helaya haddii ay Los Blancos xaqiijiso saxeexeeda riyada ee Kylian Mbappe.24 jirkan…

Borussia Dortmund Oo Qaladkii U Weynaa Ka Samaysay Suuqa Iibka

Kooxda kubadda cagta reer Germany ee Borussia Dortmund ayaa qaladkii u weynaa ka samaysayy suuqa iibka ciyaartoyda, kaddib markii ay ogolaatay in dheemanta da’da yar ee indhuhu hayaan uu si dhayal ah kaga baxo gacanteeda.Borussia Dortmund ayaa qaadday tallaabadii ugu xumayd ee inta la xasuusan yahay ay ka samayso suuqa, kaddib markii ay gashay heshiis ay malaayiin Euro ku lumisay.Weeraryahanka reer Sweden ee Alexander Isak ayaa aad loo hadal hayaa bandhiggii uu ka sameeyey tartanka qaramada Yurub gaar ahaan kulankii Jimcihii…

RIKOODH: Kai Havertz Oo Rikoodh Cusub U Dhigay Euro Kulankii Ay Ku

Xiddiga da’da yar ee xulka qaranka Germany ee Kai Havertz ayaa sameeyey taariikh cajiib ah kaddib markii uu waddankiisa ka caawiyey inay 4-2 ku garaacaan Portugal oo gool kala hormartay kulankii xalay ee group-ka dhimashada ee Euro 2020.Kai Havertz ayaa xilli ciyaareedkii 2020-21 ee Chelsea waxa uu kusoo xidhay goolkii uu ka dhaliyey finalka Champions League ee kooxdiisu ay ku qaadday koobka, haddana waxa uu noqday ciyaartoygii ugu da’da yaraa ee Jarmal ah ee gool ka dhaliya tartanka qaramada Yurub ee Euro.22 jirkan ayaa…

Robertson urges Scotland to build on a draw with England

Scotland captain Andy Robertson has gathered his side ahead of his last group game against Croatia and has told them to make sure their points against England do not count for nothing.Steve Clarke's side produced a brilliant performance to keep the Three Lions in check on Friday night when they got their first point of the tournament.The Scots could easily have taken all three points if it were not for a deviating finish, and Robertson has claimed that England could have had no complaints if Scotland had won the game and…

Pedri stars as Spain continue to fight at Euro 2020

It's a tough question to replace the triangle Andres Iniesta, Xavi and Sergio Busquets, and in fact, Spanish football has learned the ugly truth the hard way. As it happens, Iniesta and Xavi were without a doubt two of the best players of their generation, and stars of that quality are as rare as gold dust in the modern game. But after a miserable World Cup campaign in 2014, a disappointing Euro 2016 and a chaotic World Cup 2018, there is finally a glimmer of hope on the horizon. The rainbow at the end of a miserable…

advantage Al Ahly and Kaizer Chiefs after

The semifinals first stage of the CAF Champions League smiled at visitors on Saturday 19 June. The Egyptians from Al Ahly won on the Esperance field in Tunis (1-0), in a match marked by incidents, while the South Africans from Kaizer Chiefs won on the same score on the Wydad field. Al Ahly, the most sacred club in the history of the CAF Champions League (9 victories) and title holder, took a big step towards the final in CAF Champions League, scheduled for July 17 in Casablanca. The Egyptian red devils got an important…

Spain Oo Qaabkii U Xumaa Ku Bilaabatay Euro, Kulankii Labaad Oo Ay

Xulka qaranka Spain ayaa kulankii labaad oo xidhiidh ah galay barbarro, waxaanay qaabkii u xumaa ku bilowdeen tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020.Spain ayaa magaalada Seville waxay ku qaabbishay Poland oo ay dhibcaha ku qabsadeen 1-1, iyagoo horena isla garoonkan barbarro goolal la’aan ah ugula galay Sweden.Tababare Luis Enrique ayaa  shax ay ka maqan yihiin Thiago Alcantara iyo Adama Traore ku ciyaaray kulankii labaad oo xidhiidh ah, waxaanay awoodi waayeen in ay jidka guusha helaan.Alvaro Morata ayaa qaybtii hore gool aan…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More