Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Gareth Southgate celebrates incredible victory over Denmark

England manager Gareth Southgate has praised his team's winning mentality when they sealed a place in the final of Euro 2020 with an excellent 2-1 victory against Denmark.After falling behind for a wonderful free kick from Mikkel Damsgaard, England fought back and hit things up with an own goal from Simon Kjær. However, they had to wait for extra time for the winner, who came when Harry Kane fired his rebound penalty to send England to its first major final in 55 years.The win started a party atmosphere inside Wembley, and…

FADEEXAD: Rigooraha Sterling Oo Been Cad Ahaa, Kubad Labaad Oo

Waxa aad u badatay hadal haynta ka dhalatay kulankii xalay dhex maray xulka qaranka England iyo dhigiisa Denmark oo ka dhacay gegida Wembley Stadium iyadoo goolka lagu go’aamiyay wakhtigii dheeriga ahaa uu muran keenay.England ayaa markeedii ugu horreysay kaddib 55 sano gaadhay kulan Final ah oo tartan weyn ah waxaana ay ciyaarta kama dambaysta ah ee Euro Axada isla Wembley Stadium kula ciyaaari doonaan dhigooda Talyaaniga.Goolasha ay guusha xalay ku heshay England ayaa ahaa mid uu si qaldan iskaga dhaliyay daafaca Denmark…

AKHRISO OO HA YAABIN: Martin Braithwaite Waa Milyaneer Hantidiisu

Denmark oo uu hormood u ahaa Martin Braithwaite waxay xalay ka hadheen tartanka Euro 2020 oo ay soo gaadheen finalka, waxaanay sababsadeen rikoodh muran ku jiray oo waqtigii dheeraadka ahaa loo dhigay Raheem Sterling oo xerada ganaaxa ku dhacay.Intii uu tartanku socday oo ay ku jirto ciyaartii ugu dambaysay, ma ahayn laacibkii aad ku taqaanay Barcelona ee kaydku dilay, isla markaana sidii ciyaartoy liita xilliyada dambe mar-mar uun loo keenayay. Waxa uu ahaa tiir-dhexaad, hoggaamiye iyo xiddig ay kasii baqayaan…

Xiddig Weyn Oo Shandaddiisa Ka Xidh-xidhay Chelsea & Kooxda Uu Kusii

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa isku diyaarinaysa macasalaamaynta mid ka mid ah xiddigaheeda waaweyn oo shandaddiisa xidh-xidhay, toddobaadkanna ka baxaya Stamford Bridge.Chelsea ayaa rajaynaysa isbeddello inta uu furan yahay suuqa iibka ciyaartoyda oo ay durba muddo bil ahi dhamaatay, waxaanay qorsheeyeen in ay iska xoojiyaan difaaca iyo afka hore ee weerarka, iyadoo uu Thomas Tuchel raadinayo dhaliye dabiici ah oo karti badan.Erling Haaland ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa laakiin haddii ay waayaan waxay haystaan…

Muxuu Raheem Sterling Ka Yidhi Rikoodhihii Muranku Ku Jiray Ee Loo

Raheem Sterling ayaa ka  hadlay rikoodhihii muranku ku jiray ee xalay loo dhigay, kaas oo dalkiisa ka caawiyey in ay waqtigii dheeraadka ahaa ka adkaadaan Denmark una gudbaan finalka tartanka qaramada Yurub.England ayay u ahayd habeen taariikhi ah oo ay soo afjareen inkaartii ka haysatay tartamada, waxaanay tageen final markii u horreysay muddo 55 sannadood ah.In halkan oo kale ay yimaaddaan, waxa ugu dambaysay Koobkii Adduunka 1966kii ee ay ku guuleysteen, intii ka dambaysay oo dhanna waxay xataa awoodi waayeen in ay…

Muxuu Arsene Wenger Ka Yiri Rigooradii Muranka Dhalisay Ee Ay Xulka

Tababarihii hore ee Arsenal Arsene Wenger ayaa ka hadlay rigooradii muranka dhalisay ee ay England kaga badiyeen xulka Denmark kulankii semi-finalka Euro 2020 ee ka dhacay garoonka Wembley.Raheem Sterling ayaa ku guuleystay rigoore lagu tilmaamay been abuur kulankii xalay oo ay England ku xaqiijisatay finalka.Taabasho aad u yar ayaa soo gaartay xiddiga Manchester City kaasoo isku dhex tuuray xerada ganaaxa iyadoo garsoore Danny Makkelie uu tilmaamay gool ku laad.Harry Kane ayaa qasaariyay rigoorada laakiin kubadii sooi…

The best of Twitter from England’s Euro 2020 semi-final win

England made history on Wednesday night when they reached their first ever European Championship final with a 2-1 overtime win over Denmark at Wembley Stadium.Of course, on such an important occasion, everyone was desperate to share their thoughts at night, so let's dig into some of the best actions from Twitter.Tonight's first big call came before the start - no, not the team choice, LITTLE CAR WAR BACK!Can you believe they let me in again ?! ? # EURO2020 # ENGDEN pic.twitter.com/HvOUsXjzxD- Tiny Football Car…

England’s mentality key in Euro 2020 semi-final win

Almost as much has been done by the spirit of the England camp as the team's quality on the pitch at Euro 2020.We are regularly bombarded with pictures on social media of players hitting each other's ears and jumping around on inflatables in the pool, but deep down all the fans in England knew that their side would not be tested yet.Of course, they had gone through some tough matches against Croatia and Germany, but they had not yet conceded a goal in the tournament and the question remained how Gareth Southgate's men would…

England 2-1 Denmark: Euro 2020 player rating

England booked their place in a European Championship final for the first time ever when they reached the Euro 2020 show event with a 2-1 victory against Denmark in extra time on Wednesday night.After a great start from England, the Danes dropped a suction when Mikkel Damsgaard fired a cruel free kick past Jordan Pickford to give his side the lead.The Three Lions struck back immediately when Bukayo Saka returned Gareth Southgate's faith by breaking down the right before pulling back the ball where Simon Kjaer put through his…

England Oo U Gudubtay Finalkii U Horreeyey 55 Sannadood, Talyaaniga Oo

Xulka qaranka England ayaa usoo baxay finalka tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020 oo ay kula ballameen Talyaaniga kaddib markii ay 2-1 kaga badiyeen Denmark.Ciyaar lagu daray 30 daqiiqadood oo dheeraad ah ayaa uu Ingiriisku ku xaqiijistay finalkii ugu horreeyey ee ay tagaan muddo 55 sannadood ah, waxaanay waajihi doonaan Talyaaniga oo kasoo adkaaday Spain.Denmark ayaa gool la hormaray daqiiqaddii 30aad, waxaana laad xor ah oo toogasho toos ah u dhaliyey Mikkel Damsgaard, waxayse Ingiriisku dabbaal-dageen sagaal daqiiqadood…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More