Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Chelsea Oo Geed Dheer Iyo Mid Gaabanba U Fuulaysa Saxeexa Haaland &

Kooxda Chelsea ayaa u muuqata mid qorshe cusub keentay kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in weeraryahan Timo Werner ay doonayso inay dirto iyadoo u isticmaali karta heshiis ciyaaryahano is-dhaafsi oo ay Erling Haaland ku doonayso.25 sano jirkaas ayaa Chelsea kaga soo biiray dhinaca RB Leipzig bishii July ee sanadkii hore balse kaliya lix gool oo Premier League ah kusoo dhaliyay 35 kulan halka uu soo khasaariyay fursado dahabi ah oo aan tiro lahayn.Marka laga yimaado inay wali afar sano ka hadheen heshiiska uu ku…

Trent Alexander-Arnold was the replacement

Liverpool right-back Trent Alexander-Arnold has said he feels "fit" and "healthy" after returning to full training for the Reds at their pre-season training camp in Austria, after being forced to miss Euro 2020 with England due to a thigh injury. damage.Alexander-Arnold even hopes that he can be involved in one of the mini-friendly matches against Wacker Innsbruck or Stuttgart on Tuesday night. If he does not succeed, he believes he will definitely be ready when Liverpool face Mainz in another friendly on…

Facundo Pellistri set on loan transfer

Manchester United manager Ole Gunnar Solskjaer has confirmed that he plans to send Facundo Pellistri this season, with the teenage Uruguayan likely to get more playing time elsewhere in the short term.Pellistri impressed during the club's opening match of the summer season and scored when a predominantly young United team beat Wayne Rooney's Derby 2-1 at Pride Park.The 19-year-old's second half, which saw him calmly take the ball around Derby goalkeeper Kelle Roos after being torn in an empty net after being fed by Shola…

Liverpool Oo Suuqa Dhigtay Xiddig Aan Cidina Filayn Inay Iibin Doonto

Sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyay, Liverpool ayaa tixgelinaysa dalabaadka laga soo gudbin doono kabtankeeda Jordan Henderson kaddib markii ay horumaro kooban ka samaysay heshiis kordhintiisa.Henderson oo 31 sano jir ah ayaa 10 sano kahor Reds kaga soo biiray dhinaca kooxda Sunderland, heshiiskiisa kooxda ee ilaa haatan ayaa ah mid ku eeg ilaa 2023.Hendo ayaa masuuliyada kabtanimo ee kooxdaasi ka dhaxlay Steven Gerrard sanadkii 2015 isaga oo kooxda ku hoggaamiyay hanashada Champions League iyo Premier League.Henderson…

Chelsea must follow Aurelien Tchouameni over Declan Rice

If you have not lived under a cliff in recent years, you will know that there is this guy named N'Golo Kante who is pretty good at the whole "football".The Frenchman has defied all logic with his tireless playing style for a few years but took things to a new level in last season's Champions League, where he picked out the man of the match in both legs of the semi-final and final. Kante has been crucial for Chelsea / David Ramos / Getty ImagesKante is a unique monster, but over in France there is someone who does his best to…

“Waxaan La Yaabanahay In Ben White Uu Arsenal Ku Biirayo, Isagu

Daafacii hore ee kooxaha Manchester City iyo Leeds United ee Danny Mills ayaa dhulka la galay daafaca dhexe ee Brighton ee Ben White kaas oo uu kula yaabay inuu ku biirayo kooxda tababare Mikel Arteta hoggaanka u yahay ee Arsenal.Mills ayaa sheegay inuu White ka fiican yahay ciyaaryahan Arsenal ku biira isaga oo dhinaca kale layaab ka muujiyay in Manchester United oo daafac dhexe doonaysaa ay isaga dhinaciisa ugu dhaqaaqi weyday.Warbixin ka timid kanaalka Sky Sports ayaa sheegaysa in 23 sano jirkaasi uu doonayo inuu kooxda…

Juventus wins the Locatelli race

Italian midfielder Manuel Locatelli is expected to choose Juventus over Arsenal if the current club Sassuolo agree to a transfer this summer, with Champions League football a driving factor in his motivation and something the Gunners currently cannot offer him.Locatelli has resumed his career since he was considered in excess of the requirements of the club boys' club AC Milan at the age of 20 and impressed for a triumphant Italy at Euro 2020.Sassuolo has valued Locatelli at EUR 40 million / Alessandro Sabattini / Getty…

Arsenal Oo Xiddig Weyn Laga Dirayo, Barca Oo Waxaan La Arag Ku

Ma jiro wax horumar ah oo laga sameeyay heshiiska uu Saul Niguez ugu wareegayay Barcelona, wakiilka 26 sano jirkaas ayaa la xidhiidhay kooxo kale oo ay kamid yihiin Manchester United iyo Liverpool. (AS – in Spanish)Arsenal ayaa rajaynaysa bixinta lacagta 34-ka Milyan ee pound ah ee ay Sassuolo ku doonayso 23 sano jirka khadka dhexe ee Manuel Locatelli. (Fabrizio Romano via Sun)Chelsea ayaa waxkasta u samaynaysa sidii ay ku heli lahayd weeraryahanka Borussia Dortmund ee Erling Haaland walow ay hoosayso fursada ay ciyaaryahan…

Umtiti, Lenglet & Dest for sale

Barcelona want to download defensive trio Samuel Umtiti, Clement Lenglet and Sergino Dest in an attempt to improve the club's paralyzing financial situation.Barça are desperate to cut salaries and raise money to increase revenue and fall in line with La Liga's salary cap policy, which currently limits their ability to register new subscriptions Sergio Aguero, Eric Garcia and Memphis Depay, and complete Lionel Messi's contract renewal .Umtiti has been linked with a move for a long time, with long-term training problems and…

De Gea & Henderson expected to stay

Goalkeepers David de Gea and Dean Henderson are both expected to stay at Manchester United this summer, despite competition in minutes that will probably upset at least one of them.De Gea has been United's starting goalkeeper for ten years now but has been guilty of more and more falls in form recently, prompting some fans to call 24-year-old Henderson to take his place on the team.Both Henderson and De Gea expect to be starting / RICHARD HEATHCOTE / Getty ImagesHenderson hoped it would happen last year but spent most of the…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More