Carlo Ancelotti ayaa bilaabi doona inuu dib u helo ciyaartoydiisa muhiimka ah toddobaadkan, kaddib markii ay muddo ku maqnaayeen kulamada caalamiga ah, waqtigaas oo ahaa xilligii isagana la magacaabay. Karim Benzema, Raphael Varane, Luka Mordic, Toni Kroos,, David Alaba iyo Gareth Bale, kuwaas oo ahaa ciyaaryahannadii tartanka kaga hadhay wareeggii 16ka, laakiin waxa waqli fasaxoodu sii socon doonaa laacibiintii soo gaadhay wareegyadii ka dambeeyey, sida Thibaut Courtois iyo Edeni Hazard.Maalmaha soo socda, waxa jiri doona…