Tobanka kubbad-sameeyey ee ugu wanaagsan adduunyada ayaa lasoo saaray, qaarkoodna waxa xaqiiqo ah in cid walba isku waafaqsan tahay oo aanu shaki geli karaynin, laakiin kuwo kale ayaa iyagana ay suurtogal tahay inaad dood ka keento.Xiddigaha khadka dhexe ee caawiya weeraryahannada, waxa lagu qiimeeyey bandhiggii ay ka sameeyeen garoomada xilli ciyaareedkii hore, taas oo la xidhiidha goolashii ay dhaliyeen, caawintii ay sameeyeen, baasaska ay bixiyeen iyo kulamada ay safteen.Kabtanka Barcelona ee Lionel Messi oo 33 kulan oo…