Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Nin Sheegtay Inuusan Lab Iyo Dheddig Aheyn Oo U Ciyaaraya Xulka
Xulka kubada cagta gabdhaha Canada waxaa ku jira nin 25 sanno jir ah oo sannad ka hor shaaciyay inuusan lab iyo dheddig midna aheyn, waana shaqsigii ugu horeeyay ee sidiisa oo kale ah ee loo ogolaado ciyaaraha Olimbikada.Quinn oo ku dhashay magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa sannad ka hor ku shaaciyay bogiisa Instagram uusan aheyn lab ama dhedig midna.Wuxuu ka qeyb qaatay kulankii furitaanka ciyaaraha Tokyo isagoo u dheelay xulka gabdhaha Canada.Waxaa lagu soo bilaabay kulankii habeenka Arbacada ee ay Canada barbaraha…
Muxuu Ahaa Codsigii Uu Ole Gunnar Solskjaer Ka Diiday Saxiixa Cusub
Ole Gunnar Solskjaer ayaa si cad u diiday codsigii Jadon Sancho ee ahaa in la siiyo maaliyada No.7 ee Manchester United.United ayaa heshiis 72.1 milyan ginni kula soo saxiixatay xiddiga Ingariiska oo todobaadkii la soo dhaafay ka soo wareegay Borussia Dortmund.Laakiin sida ay sheegtay jariirada Daily Mail, ku dhawaaqista heshiiska Sancho waxaa dib u dhigay codsiga xiddiga garabka ka dheela oo dalbaday maaliyada No.7Sancho ayaa maaliyada No.7 lagu wareejiyay durbadii uu ku biiray Borussia Dortmund markii uu ka soo wareegay…
TOP 10: Tobanka Xiddig Ee Garabka Bidix Ee Weerarka Ee Ugu Wanaagsan
Tartankii qaramada Yurub ee dhowaanta dhamaaday, waxa uu ahaa mid ay isku muujiyeen laba ciyaartoy oo garabka bidix ee weerarka ka ciyaarayay oo wacdaro dhigay, waana Raheem Sterling oo England ah iyo Lorenzo Insigne oo Talyaani ah, kuwaas oo dalalkooda keenay finalkii oo uu Talyaanigu ku qaatay koobka.Sterling iyo Insigne waxay dhaliyeen goolal qurux badan oo dalalkooda caawiyey, halka Eden Hazard uu isaguna kasoo laabtay dhaawac oo uu daqiiqado fiican qaatay ka hor intii aanu mar kale dhaawacmin.Qiimayn lagu sameeyey…
Man Utd transfer news: Aoife Mannion joins women
Manchester United have signed versatile defender Aoife Mannion ahead of the new WSL season and give the 25-year-old a contract until 2023 after her departure from Manchester City.United have lost senior defender Amy Turner this summer and chose not to renew their contract with English international Abbie McManus, but the arrival of Mannion in addition to the four-time WSL-winning defender Hannah Blundell will give the backline a new look in 2021/22.Mannion began her career with Birmingham as an 18-year-old before playing an…
Shaqiri was the right player at the wrong time
After getting frustrated waiting patiently for a chance that will probably never come, it looks like Xherdan Shaqiri is finally about to leave Liverpool. The little Swiss magician, with his cheeky smile and calves that defies all known rules of biology, has been good for his transfer fee of 13 million pounds. In three years at Anfield, he has brought everything he has to the table - but a little bad luck with injuries and the high quality of the players in front of him means that he has lost the battle for regular first…
No4, 12 mise 24? Lambarkee Ayay Manchester United U Diyaarisay Raphael
Manchester United ayaa kusii dhowaanaysa dhamaystirka saxeexa difaaca Real Madrid ee Raphael Varane oo la sheegayo in ay maalmo gudahood kula soo wareegi doonto. Ole Gunnar Solskjaer oo doonaya in uu xoojiyo safkiisa difaaca ayaa calmaday Varane oo waqtiga qandaraaskiisa Madrid ay ka hadhsan yiihiin wax ka yar hal sano, taas oo keentay in Los Blancos ay aqbasho in ay iibiso ka hor inta aanu si bilaash ah uga tegin.Difaacan reer France ayaa la filayaa in uu noqdo saxeexa saddexaad ee Manchester United ay samayso, waxaana ka…
Ramla Ali Ciyaar Kale Miyaa U Hartay Tartanka Olimbikada Ka Dib
Gabadha gashay taariikhda isboortiga Ramla Ali oo noqotay feeryahanadii ugu horeysay ee matasha Soomaaliya ayaa safarkeedii ciyaaraha Olimbikada waxa uu ku soo dhamaaday go’aan guuldarro oo la isku raacay oo ka soo gaartay gabadha lagu magacaabo Claudia Nechita.Ramla oo 31 sanno jir ah ayaa noqotay feeryahanadii ugu horeysay abid ee ciyaaraha Olimbikada matasha Soomaaluyada laakiin waa ay awoodi weysay inay u gudubto wareegyada xiga ee feerka miisaaka fudud ka dib guuldaradii maanta ka soo gaartay gabadha reer Romania…
Ole Gunnar Solskjær deserves a new contract
Manchester United has done the right thing by handing over manager Ole Gunnar Solskjær to a new contract until at least 2024, with the norm representing steady progress since he returned to Old Trafford a few days before Christmas 2018.In two full seasons, Solskjaers United have finished third and second in the Premier League, accounting for two of their top three league appearances in eight years since Sir Alex Ferguson retired, reaching five cup semi-finals and playing in a European final.The real success that the club and…
Maxaa Ka Dhacay Garoonka Tababarka Juventus Markii Uu Kusoo Laabtay
Cristiano Ronaldo ayaa maanta kusoo laabtay tababarka Juventus maalin kaddib markii uu yimid Talyaaniga, waxaanu bilaabayaa isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.Juventus ayaa Sabtidii sheegtay, in Cristiano Ronaldo uu sii joogi doono xilli ciyaareedkan xilli wax ka yar 12 bilood ka hadhsan yihiin dhamaadka qandaraaskiisa ee ku eg June 2022, markaas oo uu xor u noqon doono in uu u wareego kooxda uu doono.Ronaldo ayaa fasax galay markii uu dalkiisu ka hadhay tartanka qaramada Yurub oo wareeggii 16ka ay kaga baxeen, waxaana…
Xaaskiisa Ayuu Cunaha Qabtay Dabadeedna Uu Madaxa Ka Feeray
joey Barton ayaa maanta beeniyay inuu dilay xaaskiisa maalmo ka hor sannadguuradii arooskooda.Tababarahaaan oo 38 sanno jir ah ayaa lagu eedeeyay inuu cunha qabtay xaaskiisa Georiga oo 35 sanno jir ah dabadeedna uu madaxa ka feeray iyagoo joogay xaflad ka dhaceysay xaafada Kew ee Koonfur Galbeed magaalada London.Joey Barton iyo xaaskii uu u gacanqaadayBarton ayaa maanta muuqaal ahaan uga soo muuqday maxkamada Wimbledon Magistrates’ Court isagoo diiday inuu qirto danbiga ah inuu garaacay xaaskiisa.Xiddigii hore ee Premier…