Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Carlo Ancelotti Oo Shalay Maxkamadda Lasoo Taagay, Kiis Culus Oo Uu

Carlo Ancelotti ayaa qirtay dembi ay u haysatay dawladda Spain oo ahaa in sannadkii 2014kii uu kala baxsaday lacag canshuur ah oo hal milyan oo Euro sare u dhaafaysay, laakiin waxa uu ku andacooday in talooyin liita la siiyey, taasina sabab u ahayd waxa dhacay, isagoo dhinaca  kalena ku dooday in aanu u badheedhin arrintan.Tababaraha Real Madrid ayaa shalay oo Jimce ahayd hor yimid maxkamadda Madrid, waxaana wax laga weydiiyey kiiska loo haysto oo ahaa laba dembi oo uu ka galay sannadihii 2015 iyo 2014kii, kuwaas oo ahaa in…

Lacagtii Ay Suuqa Gelisay Koox Kasta Oo Premier League Ah Tan Iyo

Manchester United ayaa Jimcihii si rasmi ah ugu dhawaaqday saxeexa Jadon Sancho oo ay kala soo wareegtay Borussia Dortmund, iyadoo kasoo bixisay £73 milyan oo Gini, waxaanu noqday ciyaartoygii saddexaad ee ugu qaalisanaa ee ay Red Devils iibsato isagoo ku xiga Paul Pogba iyo Harry Maguire.Waxa  uu noqday saxeexii labaad ee ay United xagaagan samayso, isagoo ku xigay goolhaye Tom Heaton.“Fursadda ku biirista Manchester United waa riyo rumowday, mana sugi karayo inta aan bandhigga ka samaynayo horyaalka” Ayuu yidhi markii uu…

Kylian Mbappe tells Pochettino to plan to leave

Paris Saint-Germain striker Kylian Mbappe has spoken to boss Mauricio Pochettino to inform him of his plan to let his contract expire.Mbappe has entered the last 12 months of his contract, which is what long-term suitors Real Madrid have been waiting for. They plan to launch a bid for the Frenchman, but PSG continue to insist that Mbappe is not for sale.Mbappe has entered the final year of his contract / John Berry / Getty ImagesPresident Nasser Al-Khelaifi has stated that Mbappe 'will never be sold' or leave a free…

How to watch in the US / UK

The United States will face Jamaica on Sunday at the AT&T Stadium in Arlington Texas for the quarterfinals of the 2021 Gold Cup.USMNT sailed through the group stage as Group B leader, but head coach Gregg Berhalter was not impressed. Although Major League football players such as Gianluca Busio and Daryl Dike showed their capacity and potential, Berhalter expected more of his senior team to enter the tournament after lifting the Nations League trophy.Jamaica, on the other hand, won against Guadalupe and Suriname before…

PSG offered Paul Pogba as expected

Manchester United officials believe Paris Saint-Germain are preparing a formal offer to sign midfielder Paul Pogba this summer.The 28-year-old has entered the final 12 months of his contract and is in the process of painting an extension, and it was recently suggested that his current plan is to let his deal expire to give him more options for his next move.Pogba has one year left on his business / Marcio Machado / Getty ImagesWith Pogba willing to let the deal slow down, longtime fans of PSG have jumped into action and have…

Barcelona and Juventus play in the Joan Gamper Trophy

It could be a pre-season deal between Lionel Messi and Cristiano Ronaldo with Juventus confirmed as Barcelona's opponents in the Joan Gamper Trophy in August.The game is held annually in August and has seen Barça face the biggest teams around the world. Previous competitors include Arsenal, Boca Juniors, Bayern Munich and Manchester City.? BREAKING NEWS! Men and women face Juventus in the Joan Gamper Trophy! ?- FC Barcelona (@FCBarcelona) 23 July 2021This summer's showdown will reunite two football icons through the ages…

Iyadoo Qaawan Ayuu Bannaanka Uga Saaray Qolka Hotelkii Ay

Ryan Giggs ayaa fadeexado ku dhex jira xilli ay ku socoto dacwadda gacalisadiisii hore oo ay maxkamadda iskula jiraan.Halyeyga Manchester United ayaa hore loogu eedeeyey in uu dhaawacyo gaadhsiiyey xaaskiisii hore ee Kate Greville oo 36 jir ahayd, xilli ay ku sugnaayeen gurigooda ku yaallay Worsley, Greater Manchester markii ay taariikhdu ahayd November 1, sannadkii hore.Dhaawacyada uu gaadhsiiyey Kate Greville ayaa toddobaadyo kasii muuqanayay, waxaanay warbaahintu sawireen iyadoo wajiga nabarro kaga yaallaan kaddib maalmo…

Liverpool Oo Guul Waqti Dambe Ah Ka Gaarey Kooxdii Uu Tababarenimada

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa guul kasoo hoysay kulan saaxiibtinimo oo garoon albaabadu u xidhan yihiin ay kula yeelatay kooxdii uu tababare Jurgen Klopp kasoo bilaabay xirfadda macallinimada ee Mainz 04, taas oo inta badan ay goolal la’aan ahaayeen.Gool waqti dambe ay iska dhalisay Mainz 05 ayaa Liverpool u horseeday guusha kulankan oo isbeddel badan uu tababare Klopp ku sameeyey kooxdiisa, taas oo waqtigii ay ciyaartoyda waaweyni ku jireen garoonka ay wax goolal ah dhalin kari waayeen.Jurgen Klopp ayaa laba saf oo…

‘The whole world is watching the United States’

Former USMNT and MLS player DaMarcus Beasley spoke exclusively for 90 minutes about his recent involvement in the Houston 2026 World Cup bidding committee, highlighting the passion and unique culture of the city as he recalled his days as a player.Beasley began his club career with the Chicago Fire in 1999 during the early years of the Major League Soccer. He went on to appear for PSV, Manchester City, Rangers, Hannover 96 and Pubela before returning to the United States with the Houston Dynamo to retire.Beasley also…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More