Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

RIKOODH: Richarlison Oo Rikoodh Looga Diiwaangeliyey Horyaalka Premier

Xulka qaranka Brazil ayaa guul weyn kasoo hooyey ciyaartoodii ugu horreysay tartanka ciyaaraha olombikada adduunka ee ka socda magaalada Tokyo ee waddanka Japan, waxaanay 4-2 ku karbaasheen dhiggooda Jarmalka.Saddexlay degdeg ahayd oo soddonkii daqiiqadood ee ugu horreeyey ciyaarta uu dhaliyey weeraryahanka Richarlison ayaa ku filnaaday waddanka Brazil, iyadoo waliba uu dhamaadka qaybtii horena rikoodhe lumiyey Matheus Cunha, hase yeeshee Japan ayaa lab gool la yimid qaybta dambe ka hor intii aanu Paulinho gool afraad u…

Things to know about Leeds United’s new starlet

Leeds United have strengthened their academy with the signing of teenage midfielder Lewis Bate from Chelsea.The high-ranking 18-year-old has sealed a £ 1.5 million move to Elland Road as he looks to accelerate his journey to senior football, and Marcelo Bielsa was one of many managers who want to give him what he wants.Leeds were too happy to win the race for Bate, and here's why.Bates bread and butter pass. From the first whistle to the last, he wants the ball at his feet and focuses only on spraying passes.With both feet,…

Arsenal sign Simone Boye Sorensen

Arsenal have completed the signing of Bayern Munich and Denmark defender Simone Boye Sorensen, making the experienced 29-year-old their third new arrival this summer as they prepare to return to the Women's Champions League this season.Boye has experience at the elite level in the Champions League from her time with Bayern, Rosengard and Brondby, while she also played for Denmark in the final of the European Championship 2017.The midfielder previously played under the new Arsenal manager Jonas Eidevall at Rosengard.“It feels…

SAADAAL: Kooxda Ku Guuleysanaysa Horyaalka Premier League, Chelsea Oo

Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa bilaabmi doona August 14 oo ay ka hadhsan tahay laba usbuuc iyo maalmo, taas oo ka dhigan, in horyaalkii xilli ciyaareedku uu sanka innagu soo hayo oo maalmo kaddib daawashadiisa la isku diyaarin doono.Kaddib markii ay soo dhamaadeen Copa America iyo Euro 2020, waxay waqtigan daawadeyaashu sugayaan kaliya in ay arkaan kooxahooda oo ciyaaraya, kuwaas oo ay ka rajaynayaan in ay bandhig fiican la yimaaddaan, isla markaana guulo u halgamaan.Horyaalka Premier League oo ah kan…

TOP 10: Tobanka Kubbad-sameeye Ee Ugu Wanaagsan Dunida, Xogta Cajiibka

Tobanka kubbad-sameeyey ee ugu wanaagsan adduunyada ayaa lasoo saaray, qaarkoodna waxa xaqiiqo ah in cid walba isku waafaqsan tahay oo aanu shaki geli karaynin, laakiin kuwo kale ayaa iyagana ay suurtogal tahay inaad dood ka keento.Xiddigaha khadka dhexe ee caawiya weeraryahannada, waxa lagu qiimeeyey bandhiggii ay ka sameeyeen garoomada xilli ciyaareedkii hore, taas oo la xidhiidha goolashii ay dhaliyeen, caawintii ay sameeyeen, baasaska ay bixiyeen iyo kulamada ay safteen.Kabtanka Barcelona ee Lionel Messi oo 33 kulan oo…

Barcelona Oo MAXKAMAD La Tagaysa Xiddigaha Kooxdeeda, Waxa Ay Ka

Kooxda Barcelona ayaa lagu soo warramayaa inay maxkamada la tiigsan karto xiddigaha kooxdeeda haddiiba ay diidaan inay wax mushahar dhimis ah oo ay kooxda ku caawinayaan dhaqaale ahaan sameeyaan.Maamulka horyaalka La Liga ayaa hore ugu sheegay Barcelona inay u baahantahay inay aad u dhinto lacagaha ay mushahar ahaan u bixiso si ay sharciyada horyaalka u ilaaliyaan.Laakiin wararka ayaa sheegaya in dhammaan xiddigaha kooxdu aysan ku faraxsanayn inay mushahar dhimis sameeyaan, wargeyska Mundo Deportivo ayaa sheegaya in Barca ah…

Waa Kuma Xiddiga Man United Ka Tirsan Ee Saxeexiisa Loo Bandhigay

Kooxda ree Spain ee Barcelona ayaa la xusayaa in loo bandhigay saxeexa khadka dhexe ee Manchester United ee Donny Van De Beek balse xiddiga Dutch-ka ah ayaa ah mid ay ka go’antahay inuu joogo kooxdiisa haatan.Xiddiga heer caalami ee xulka qaranka Netherlands ayaa xilli ciyaareedkiisii koowaad kusoo hoos dhibtooday tababare Ole Gunnar Solskjaer oo kaliya afar kulan oo Premier League ah kusoo bilaabay isla markaana kaliya 15 kulan kusoo bilaabay tartamada oo dhan.Wargeyska Sport ayaa sheegaya in Barcelona loo bandhigay saxeexa…

Everton broadcast news: Demarai Gray agreement confirmed

Everton have confirmed the arrival of 25-year-old winger Demarai Gray from Bayer Leverkusen on a permanent basis.Rafa Benitez has been busy already in the transfer window and sealed free transfers for both goalkeeper Asmir Begovic and winger Andros Townsend around the same time as the original contract for Gray was revealed.Welcome, @ 22Demarai! ? pic.twitter.com/6hqGQHmPyp- Everton (@Everton) July 22, 2021This one has taken a little longer to get over the line, but Everton took to their official website to confirm that…

Football Beyond Borders launches the Gamechangers program

Football Beyond Borders has teamed up with Gillette and Ian Wright to launch a brand new anti-racism training program, 'Gamechangers'.Racism in football has been a growing issue in recent seasons, including at this summer's Euro 2020, after which Marcus Rashford, Jadon Sancho and Bukayo Saka were all targeted after their missed penalties in the final.Education is the answer?This feels more important than ever! Check out our new Gamechangers program that celebrates Black British history being rolled out across our schools in…

Waxba Ma Ilaawo!! – Mourinho Oo Xiddig Weyn Ka Caydhinaya AS Roma &

Tababaraha cusub ee kooxda AS Roma ee Jose Mourinho oo ahaa shaqsigii Pedro Rodriguez kula soo saxeexday Chelsea ayaa u muuqda mid aan markan xiddigaas ka doonayn inuu kusii haysto Stadio Olimpico.Kaddib markii ay soo baxeen shalay warar sheegaya in Jose uu si cadaan ah ugu sheegay Pedro inuusan qorshihiisa Roma ku jirin ayay u muuqataa mid uu xiddigii hore ee Barcelona ku mudanayo ciqaabka hadalo uu ka daba yidhi tababarahaas.Mourinho ayaa Roma dib ugula midoobay qaar kamida xiddigha uu hore usoo maamulay waxaana kamid ah…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More