Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Muxuu Ahaa Ciyaartoygan Abaal-marinta Ku Guuleystay Ee Hadal-haynta Ka

Markii ay arkeen isaga oo fagaaraha taagan oo kor u haya biladda uu kaga guuleystay tartanka Olombikada ee ka socda magaalada Tokyo ee waddanka Japan, waxa dadka niyaddooda kusoo dhacay xiddiga Manchester United iyo Portugal ee Bruno Fernandes.Khalid Jendoubi oo u dhashay waddanka Tunisia ayaa  ku guuleystay billadda maarta ah ee ciyaaraha laadka ah ee olombikada ee miisaankoodu yahay 58kg.19 jirkan ayaa lagaga guuleystay biladda dahabka ah oo uu qaatay Vito Dell’Aquila oo Talyaani ah, isaguna wuxuu qaatay maar, laakiin…

Waa Kuwan Afarta Xiddig Ee Ay Liverpool U Kala Dooranayso Beddelka

Kaddib bixitaankii Georginio Wijnaldum, Liverpool ayaa uu usoo yeedhay war kale oo aanay jeclaysanin oo ah in uu sidoo kale bixitaan doonayo kabtankooda Jordan Henderson oo laba sannadood ka hadhsan yihiin qandaraaskiisa, kaas oo sidii laacibka hore oo kale iska diiday inuu heshiis cusub saxeexo.Tababare Jurgen Klopp oo ay hore ugu adkayd raadinta ciyaartoygii buuxin lahaa booska uu banneeyey Wijnaldum, isla markaana dhawr ciyaartoy diiradda ku haya, ayaa haddana maqlaya warka ah in Henderson uu isagana beddelkiisa…

Robert Lewandowski’s Bayern heroism should not be forgotten

Hitting 30 is never easy for a striker. The common perception is that the glory days are behind you, and it is a slow but relentless slide from the top of your powers to the dawning realization that you are too old for this game.However, the modern center game is starting to break that form. Zlatan Ibrahimovic will be in his forties at the end of the 2021/22 season, and Cristiano Ronaldo is still winning golden boots at a very old age of 36.A new generation of old stars / MARCO BERTORELLO / Getty ImagesOf course he is, he…

Inter excludes Romelu Lukaku sale

Inter-manager Beppe Marotta has described Romelu Lukaku as "untouchable" in the summer transfer window and stated that the Belgian striker will not leave the San Siro in the coming weeks. The Nerazzurri have already been forced to sell defender Achraf Hakimi for 70 million euros this summer, after the coronavirus outbreak left the club in a desperately dangerous financial position. Coach Antonio Conte also left for the same reason, leaving question marks on the future of their biggest stars.Lukaku is immobile in the summer…

Juventus Oo U Xadhko-Xidhatay Xiddigii Talyaaniga Ee Arsenal Lala

Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa wada-hadallo la bilaabaysa dhiggeeda Sassuolo oo ay rajaynayso in ay heshiis ka gaadhaan xiddiga khadka dhexe ee Talyaaniga ah ee Manuel Locatelli.Laacibkan oo wacdaro ka dhigay tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020 ayaa kusoo baxay bartilmaameedka Juvenuts markii uu bandhig fiican ka sameeyey xilli ciyaareedkii tegay ee 2020-21, isla markaana uu dalkiisa ka caawiyey inay ku guuleystaan koobka Yurub.Locatelli oo ay da’diisu tahay 23 jir waxa si weyn loola xidhiidhinayay Arsenal, balse waxa…

Men’s Olympic Football Round – Match Day 2

We now have two days in men's football at the Olympic Games in Tokyo, and we have already seen a lot of excitement and outrage.Match day two was about goals. There was an absolute boatload of strikes over the eight matches, half of which saw at least four goals.Let's take a look at all the results from the second round of matches.France 4-3 South AfricaAll donate until the last minute for this drape ?? # tokyo2020 #FRA pic.twitter.com/68pZKChTY7- Equipe de France ⭐⭐ (@equipedefrance) July 25, 2021Only the seven goals were…

Raphael Varane Oo Ku Sugan UK & Xogaha Kasoo Kordhay Heshiiskiisii

Difaaca reer France ee Raphael Varane ayaa ku sugan waddanka UK oo ay kooxdiisa Real Madrid ku ciyaarayso caawa, laakiin waxa suurtogal ah inay noqoto mid usoo dhoweysa kooxdii sida weyn loola xidhiidhinayay ee Manchester United.Red Devils ayaa laacibkan si weyn u caydhsanaysay lixdii toddobaad ee ugu dambeeyey, kaddib markii uu caddeeyey in aanu heshiiska u kordhinayn Los Blancos.Labada kooxood ee Man United iyo Real Madrid ayaa dhowaan la sheegay in ay wada-hadallo meel wanaagsan maraya u dhexeeyaan, waxaana xigtay in uu…

Robert Lewandowski wins Germany’s football player of the year

Bayern Munich star Robert Lewandowski has won Germany's award for football player of the year for 2021 and received an incredible 356 of the 563 votes in the magazine Kicker. The 32-year-old won the award last year and scored points in all but two league matches during the second half of the 2019/20 campaign.An Objective Legend / Alexander Hassenstein / Getty ImagesAnd he has defended his crown in 2021 and won the trophy after another record season with Bayern. Kicker announced that Lewandowski had been recognized for his…

Thomas Tuchel was named German coach of the year in 2021

Chelsea boss Thomas Tuchel has been named Kickers' German coach of the year.The 47-year-old first arrived at Stamford Bridge in January and replaced club legend Frank Lampard in hot seats.Tuchel brought Champions League honor to Chelsea / Marc Atkins / Getty ImagesHe almost immediately won over the fan base when he made the Blues one of the toughest sides in Europe to beat, helping them strike back from a seemingly impossible position to secure a place in the top four.Of course, Tuchel's crown came when Chelsea beat Premier…

Manchester City Oo Waji-gabax Kala Kulantay Xiddigii Uu Pep Guardiola

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa u muuqata in ay ku hungowday isku-daygii iyo raacdadii ay ugu jirtay xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Aston Villa ee Jack Grealish, kaas oo xagga hore kaga jiray liiska xiddigaha uu tababare Pep Guardiola doonayay inuu lasoo saxeexdo.25 jirkan oo laba caawimood ka sameeyey tartankii qaramada Yurub ee dhowaanta dhamaaday, ayaa lala xidhiidhinayay Man City oo ay wararku sheegayeen in ay diyaar la tahay £100 milyan oo Gini oo ka dhigaysa ciyaartoygii ugu qaalisanaa ee Ingiriis ah. Harry…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More