Mourinho Oo Laba Xiddig Ka Doonaya Man United, Saddex Xiddig Oo Actual

Magacaabiska AS Roma ee Jose Mourinho ayaa ka dhignaan karta in 24 sano jirka khadka dhexe ee Lorenzo Pellegrini uu Liverpool u wareegi karo, Mourinho ayaa doonaya ciyaartoy uu garanayo sida Nemanja Matic oo uu Man United kula soo shaqeeyay 32 sano jirna ah. (Mirror)

Mourinho ayaa sidoo kale rajaynaya inuu Roma dib ugula midoobi doono goolhayaha Man United ee David De Gea oo 30 sano jir ah.(Todofichajes – in Spanish)

Barcelona ayaa wadahadalo la furtay wakiilada 32 sano jirka Man Metropolis ee Sergio Aguero oo qaab xor ah lagu heli karo xagaaga. (Sky Sports activities)

Arsenal ayaa hoggaaminaysa tartanka loogu jiro khadka dhexe ee Brighton ee Yves Bissouma oo ay sidoo kale xiiso u muujiyeen Tottenham, West Ham iyo Everton. (Specific)

Manchester Metropolis qudheeda ayaa tixgelin doonta suurogalnimada ay Yves Bissouma ugu dhaqaaqayso iyaga oo ka cabsi qaba inay dagaal xaga dalabaadka ah ku galaan Declan Rice oo West Ham United ka tirsan.. (Star)

Arsenal iyo Everton ayaa xiiso u qaba saxeexa 23 sano jirka khadka dhexe ee kooxda Sheffield United ee Sander Berge. (Sky Sports activities)

Manchester United ayaa bathroom sheegay in weeraryahanka Eintracht Frankfurt ee Andre Silva uu 35 Milyan oo Pound ku kici doono xagaaga. (Specific)

Brighton madaxeega fulinta ayaa sheegay inay tababarahooda Graham Potter u fasixi doonaan Tottenham haddiiba ay soo dalbato. (Argus)

Chelsea ayaa daafacyo iibin doonta xagaaga si ay kor ugu qaado lacagaha ay suuqa ku galayso, daafacyada bidix ee Marcos Alonso iyo Emerson Palmieri ayaa la filayaa inay baxaan. (Objective)

Chelsea iyo Inter Milan ayaa u dhaqaaqaya 31 sano jirka khadka dhexe ee ree Bosnia ee Miralem Pjanic kaas oo fursadiisa Barelona oo uu xagaagii hore kaga yimid ay noqotay mid aad u yar. (Sport)

Ashley Younger ayaa sheegay inay adkaan doonto inuu diido heshiis uu ugu laabanayo kooxdiisii carruurnimo ee Watford haddiiba uusan wax heshiis kordhin ah u samayn Inter Milan. (Sky Sports activities)

Kabtanka Juventus ee Giorgio Cheillini oo 36 sano jir ah ayaa diirada u saaran kooxo badan oo horyaalka Maraykanka ee MLS ka ciyaara. (Calciomercato – in Italian)

Xiddigaha Actual Madrid ayaa aaminsan in tababare Zinadine Zidane uu ka daalay kooxda kana cadhaysan yahay isla markaana uu kooxda iskaga tagi doono kahor dhammaadka heshiiskiisa uu sanadka dambe ku eeg. (Objective)

Kaddib guuldarradii Actual Madrid kasoo gaadhay Chelsea, Eden Hazard, Marcelo iyo Isco ayaan bathroom arag kuwo mustaqbalka kooxda qayb ka ah.. (Marca – in Spanish)

Atletico Madrid ayaa tixgelinaysa inay xagaaga sanadkan u dhaqaaqdo saxeexa 21 sano jirka Barcelona ee Riqui Puig. (Fichajes – in Spanish)

Barcelona iyo PSG ayaa isku haysta saxeexa 23 sano jirka daafaca ah ee kooxda AS Monaco ee Caio Henrique. (UOL – in Portuguese)

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More