Halkaan Si Toos Ah Ugala Soco Isku Aadka Wareega Group-yada

0

Waxaa magaalada Nyon haatan ka bilowday qori tuurka wareega group-yada Champions League ee xilli ciyaareedka 2020/21 iyadoo sidoo kale la bixin doono abaalmarinta xiddiga sannadka UEFA.

Halkaan hoose si toos ah ugala soco isku aadka wareega group-yada iyo bixinta abaalmarinta xiddiga sannadka ee UEFA:

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More