Browsing Category

Love Story

Love Story | Axadle | Firstly, your best love stories, From, love story expert, Almost, advice you can trust. From, the expert staff.

Sheekadii Xiisaha laheyd ee kurbo aduun iyo kadeed caashaq Qeybtii 14aad

Waad ka badbadisay waxaan jeclaan lahaa in aadan afaraheyga soo fara gelin oo aad isha iga eegto saaxiib xumaan maaha.   Xasan Kaafi: Xumaan maba noqon karto laakiin dantaada in aad garato ayaa wanaangsan nolosha qiyaaliga ahna waqtiga ha iska lumin. Farxaan intii uu jawaabin ayaa waxaa dib u soo noqotay Fartuun oo durbadiiba hadalka furtay oo tiri. Fartuun: Farxaan go’aan ayaa gaaray   Farxaan: Go’aanka muxuu yahay   Fartuun: In aad Nayrobi tago   Farxaan: Reerka ma kala…

Sheekadii Xiisaha laheyd ee kurbo aduun iyo kadeed caashaq Qeybtii 13aad

Ma ogtahay in aan kugu dacweyn karo oo aan xaq sharciga ii siinayo taa maxaa yeelay xaaskeyga iyo wiilkeyga ayaad iga qarineysaa.   Idil: Cadeyn ma u heysaa in aad wiilkaas adiga dhashay wax kale iskaba daayee magacaaga xataa kaarka cunuga laguma qorin   Sadiiq: Si kastooy ay tahay xaaskeyga igama maanici kartid goobtaan waa goob shaqo markaad ka soo baxdo ayaan hadleynaa   Idil: Sabab aan ku hadalno ma jirto   Sadiiq: Anigaa rabo in aan kula hadlo cinwaanka gurigaaga I sii  …

Sheekadii Xiisaha laheyd ee kurbo aduun iyo kadeed caashaq Qeybtii 12aad

Subaxii dambe oo uu Sadiq u soo fasax qaatay xaaskiisa ayaa uu isbitaalka ka waayey yaab ayaa ka soo haray markii la yiri waa ay baxday oo gurigeeda ayaa ay tagtay markiiba telkii guriga. Ayaa uu garaacay cidna kama qabaneyso gurigii ayaa uu ku noqday cidna ma joogto yaab iyo anafariir ayaa ka soo haray mar uu daalay ayaa uu sooo xasuustay inuu telefoonkeeda uu ka Waco misana waa uu densan tahay. Anfariir xoogan aya galay cid uu weydiiyo ayaa uu garan waayey saxibkii ayaa uu…

Sheekadii Xiisaha laheyd ee kurbo aduun iyo kadeed caashaq Qeybtii 11aad

Amina ooyinta waa lagu celin waayey Idil ayaa inta ay cunuga ka qaatay ku tiri waxba ha is ciilgaabin saacado uun ayaa kaaga harsan in aad magacaaga nadiifiso iminkaana Sadiiq ayaan wacayaa. Idil markii wiilkii ayaa ay qolkii ciyaalka geysay Sadiiqna telefoon u dirtay oo ay u sheegtay in wiil loo dhalay oo xaalada Amina & wiilkaba ay ok tahay Sadiiq markiiba baaburkiisa ayaa uu ku yimid inta uusan u gelin Amina ayaa uu abaaray qolkii ciyaalka dhashay lagu haayo magaca…

Sheekadii Xiisaha laheyd ee kurbo aduun iyo kadeed caashaq Qeybtii 10aad

Habeenkii si wadajir ayaa ay u sheekeysteen markii cashadii ay wada cuneen oo qolkii saaloonka la soo galay aya ay sheekadii iyada furtay Amina oo ay tiri.   Amina Sahra: Ii waran macaanka meeshaad jirtay iyo shaqadii ka waran   Sadiiq: Hagaag macaanta waad dareemi kartaa mar haddii shaqo la tago in wax sahlan uusan jirin   Amina Sahra: Intii aad iga maqneyd sow iima xiisin   Sadiiq: Haa macaanto   Amina Sahra: Waan rajeynayaa   Sadiiq: Maxaad sidaa u leedahay miyeysan kula…

Sheekadii Xiisaha laheyd ee kurbo aduun iyo kadeed caashaq Qeybtii 9aad

Amina markiiba waa ay istaagtay waxaana gacant qabatay Idil oo tiri ugu yaraan inta aad coffee cabayo ha iga tagin oo dhowr soomaalinimada fadhi la iskama kacee. Amina inta ay fadhiga ku soo noqotay ayaa ay tiri. Amina Sahra: Qof waxbaratayna waad u egtahay hadana sidii ibliskii ayaad u dhaqmeysaa Idil: Maya Amina sida aad u fikireysid ma ihi aniga waxaan deris la ahay sodohdaa Baluush guurkaaga raali kama noqon abid iminka waa ay ku guuleysaneysaa in gurigaaga dhumiso.   Amina…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More