Maxaa looga hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka ee maanta? –
Xildhibaannada Golaha Shacabka BFS ayaa loo diray Ajendaha kulankooda maanta oo Isniin ah kuna beegan 02/11/2020, waana laba qodob oo…
Xildhibaannada Golaha Shacabka BFS ayaa loo diray Ajendaha kulankooda maanta oo Isniin ah kuna beegan 02/11/2020, waana laba qodob oo…
Hogaamiyaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa dhiirageliyay shuruucda ka gudubta Golihiisa Wasiirada, Baarlamaanka uu ansixiyo, kadibna dib loogu…
War kasoo baxay DFS ayaa lagu sheegay in Ciidamada gaarka u tababaran ee DANAB oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobollada…
Iska hor imaadkaan ayaa ka dhacay Isgoyska Dabka oo kala qaybiyo Degmooyinka Howlwadaag, Hodan & Waaberi, waxaana la dilay labo…
Baarlamaanka 2 aad ee Dowladda Goboleedka Hirshabeelle. Magaalada Jowhar waxaa maanta lagu dhaariyay xubnaha Baarlamaan-goboleedka 2aad ee DG Hirshabeelle, munaasabadda…
Magaalada Jowhar waxaa maanta lagu dhaariyay Xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee DG Hir-Shabeelle, waxaana goobjoog ka ahaa xubnaha Guddiga soo xulay…
Golaha Wakiilada DG Puntland ayaa maanta oo Sabti ah yeeshay fadhigooda 5-aad ee Kalfadhiga 47-aad, waxaana la horgeeyay Qodobka 2-aad…
Koox burcad ah ayaa toogatay labo muwaadin oo Soomaali ah kana mid ah Ganacsatada Tuulada Cosmos ee Magaalada Johannesburg dalka…
Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter waxa uu uga hadlay dhul-gariirka ku dhuftay…
Magaalada Muqdisho waxaa kusoo wajahan Xubnaha Guddiga farsamada & xalinta Khilaafaadka Doorashada 20/21 oo dhawaan magacaabeen DG si ay u…
Magaalada Baydhabo xarunta KMG ah ee DG Koofur Galbeed waxaa howlgal qorsheysan ka sameeyay Ciidamada ammaanka ee maamulkaas, si loo…