Cumar Faatax oo ku biiray Aqalka sare ee Minnesota! –
Cumar Faatax oo kamid ah dhalinyarada Soomaalida ee kunool Dalka Mareykanka ayaa ku guuleystay xubinnimada Aqalka Sare ee Gobolka Minnnesota…
Cumar Faatax oo kamid ah dhalinyarada Soomaalida ee kunool Dalka Mareykanka ayaa ku guuleystay xubinnimada Aqalka Sare ee Gobolka Minnnesota…
War kasoo baxay Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ee (UNHCR) ayaa lagu sheegay in lasoo gaarsiiyay warbixin la xiriirta…
DG Koofur Galbeed ayaa ciidamo Daraawiish & Booliis isugu jiro u diyaarisay Magaalo Xeebeedka Baroowe oo ah xarunta Dastuurka ugu…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waddooyinka Magaalada Muqdisho ka bilaabay howlgal biyaha xareedda roobka looga saarayo, kadib markii uu kulan degdeg…
Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa shalay aqoonsi siiyay 6-Musharax oo u kala tartamaya qabashada Guddoomiyaha & ku xigeennada Baarlamaanka…
Warqad xalay xili dambe uu soosaaray Maxamed Cabdi Waare Madaxweynihii labaad ee taariikhda DG Hir-Shabeelle soo maray waxa uu ku…
S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya & saraakiil la socotay ayaa kormeer qiimeyn amni ku sameeyay xarun…
Gobollada Hiiraan & Shabeelaha Dhexe Degmooyin katirsan waxaa kasoo yeertay cabasho ka timid dadka beeraleyda ah & kuwa xoola dhaqatada…
Waddooyinka Magaalada Muqdisho waxa ay intooda badan noqdeen biyo degeen kadib markii ay fadhiisatay biyaha roobka xalay ka da’ay Caasimadda,…
Aargada Magaalada Kismaayo Duleedka magaalada Kismaayo waxaa ka socda howlgal laamaha ammaanka maamulkaas ku sheegeen in lagu xoojinayo xasiloonida xarunta…
Magaalada Jowhar waxaa ka socda diyaargarowga isdiiwaangelinta musharixiinta ku hamineysa qabashada Guddoomiyaha & labadiisa ku xigeen ee Baarlamaanka DG Hir-Shabeelle,…