Taliye Xijaar oo Dhuusamareeb ku qabtay kulan looga hadlay

Magaalada Dhuusamareeb xarunta DG Galmudug waxaa ka dhacay kulan looga hadlay ammaanka Magaaladaas, waxaana shir guddoomiyay Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar. Saraakiisha Booliiska DG Galmudug, Taliyaasha Saldhigga Dhuusamareeb iyo waaxyaha magaaladaas ayaa laga xog dhageystay xaaladda ammaanka & qorshaha lagu sugayo oo ay ku howlan yihiin Ciidamada. Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa saraakiisha faray in ay laba-laabaan…

“Waddooyinka xiran waala furaa marka laga gudbo duruufta

Dowladda Federaalka ayaa furtay qaar kamid ah waddooyinka Magaalada Muqdisho oo qaarkood waqti dheer xiran, waxaana ugu dambeysay wadada isku xirta Isgoysyada KM4 & Tarabuunka. Xalay ayaa la dhameystiray qorshaha lagu qaaday dhagaxaanta Gidaarka u ahaa dhismaha Safaaradaha Turkiga & Qadar oo isaga kala dambeeyay Dhismo ku yaalla oo ay saldhigteen sanado kahor. Dadka ayaa wareeg dheer usoo mari jiray Isgoyska KM4 iyo Dhismaha Madaxtooyadii Hogaamiye Cabdiqaasim Salaad…

Maxaa looga hadlayaa Fadhiga Golaha Shacabka ee maanta? –

Golaha Shacabka BFS ayaa maanta fadhi ka leh saddex ajende sida ku cad warqadda Wargelinta ah ee loo diray Xildhibaannada si ay ugu sii diyaargaroobaan 24-saac kahor fadhigooda & qodobka horyaalla. Kalfadhiga 7-aad oo dhamaaday horaantii bishaan Oktoobar 2020 ayuu sheegay Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan in ay sii guda-galayaan kalfadhigooda 8-aad iyaga oo aan fasax gelin. Sababtu waxa uu ku sheegay in waqtiga u haray laanta xeer dejinta oo sii idlaanaya &…

DG oo soo dhameystiray magacaabista Guddiga Farsamo ee

Dowlad Goboleedyada Koofur Galbeed, Jubbaland, Puntland, Galmudug iyo Hir-Shabeelle oo ugu dambeysay magacaabista Xubnaha Guddiga farsamada & xalinta khilaafaadka Doorashada 20/21 ayaa soo dhameystiray min 4-ta xubnood ee laga doonayo. Soo gubdinta xubnahaan oo lagu ballansanaa 10-ka ilaa 20-ka Oktoobar 2020 waxaa ku yimid dib u dhac dhanka waqtiga, inkasta maanta oo lasoo dhameystiray haatan oo 5-Cishe laga joogo waqtigii ugu dambeeyay. Dhanka Xukuumadda ayaa dhiman…

Hogaamiye Deni oo Baarlamaanka Puntland u gudbinaya

Hogaamiye Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta hortagaya Baarlamaanka DG Puntland si uu u daah-furaya kalfadhigooda 47-aad, isla markaana uu ula wadaago waxqabadka xukuumaddiisa 87-da Cishe ah. Deni ayaa khudbadiisa furitaanka ka sokoow waxa uu uga hadlayaa waxyaabaha u hirgelay muddadii uu joogay Magaalada Muqdisho, doodaha la xiriira doorashada, kulamada hogaamiyayaasha kala duwan & safarro uu aaday iyo kuwa uu qorsheynayo maalmaha soo socda. Waxqabadka Xukuumadda…

Al-Shabaab oo sheegtay in ay qabsatay Deegaanno katirsan

Al-Shabaab ayaa sheegatay in ay la wareegtay 4-deegaan oo dhaca duleedka Degmada Laasqoray ee Gobolka Sanaag & waddooyin muhiim u ah isu socodka Degmooyin kala duwan, sida ay daabacday Warbaahinta Shabaab. Magacyada deegaannada afarta ah ee Al-Shabaab sheegatay in ay gacanta ku dhigtay ayaa kala ah: Mirici, Masha-caleed, Xabaasha Aw-Cali & Markeet oo dhaca duleedyada degmada Laasqoray ee Gobolka Sanaag. Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay la kulantay Waxgaradka…

Hay’adaha ammaanka Puntland oo baaris ku bilaabay hub laga

War kasoo baxay Ciidamada ammaanka DG Puntland ayaa lagu xaqiijiyay in ciidanku gacanta ku dhigay hub si sharci darro ah looga keenay dalka oo qaab qarsoodi ah lagu doonayay in lagu geliyo deegaannada maamulkaas. Ciidanka PSF-ta ayaa sheegay howlgal dhanka badda ah oo ay ka fuliyeen xeebaha Laasqoray,Ceelaayo & Cadcado ay kusoo qabteen hubkaan oo aysan sheegin inta uu gaarsiisan yahay, nuucyadiisa iyo ujeedka laga lahaa. Baaris ayay sheegeen laamaha ammanka in ay ku…

Taliye Xijaar oo qiimeynaya sida Booliiska Soomaaliya uu ugu

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar & saraakiil kale oo katirsan ciidanka ayaa maanta kormeer qiimeyn Amni & shaqo ku tagaya Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta DG Galmudug. Saraakiil katirsan DG Galmudug ayaa Axadle u xaqiijiyay in ay diyaariyeen goobaha loogu talagalay in la dajiyo Taliye Xijaar iyo xubnaha la socda, iyaga oo tagaya xarumaha ciidanka ay ku howlgalaan. Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo marar kala duwan isbadal ku…

Golaha Shacabka oo codka kalsoonida siiyay Xukuumadda RW

Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo maanta hortay Golaha Shacabka BFS ayaa u gudbiyay qorshe howleedka xukuumaddiisa iyo ansixinta golaha uu magacaabay 19-kii bishaan. Fadhiga oo ay ku sugnaayeen Xildhibaanno gaaraya 188-mudane, waxa ay ugu horeyn dhageysteen hadal jeedinta Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Raysul Wasaare Rooble ayaa sheegay in barnaamijka Xukuumaddiisa uu wax ka qabanayo dhinacyada Amniga, Doorashada, Xuquuqda Aadanaha,…

DFS oo sheegtay in ay dishay Xubno katirsan Al-Shabaab. –

DFS ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay inta u dhaxeysa Degmooyinka Balcad & Afgooye oo ka kala tirsan Gobollada Shabeelaha Hoose & Shabeelaha dhexe ku dishay xubno katirsan Al-Shabaab. Warka Dowladda ayaa lagu sheegay in howlgalkaas ay fuliyeen Ciidamada gaarka ah u tababaran ee DANAB lagu dilay 6-ruux oo uu ku jiro Madaxa Maaliyadda Al-Shabaab ee Gobollada Shabeelooyinka oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cabdalla (Abuu Ayman). Isla howlgalka inta uu socday…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More