RW Rooble oo Wasiirada DG Koofur Galbeed & Odoyaasha ka
Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa kulamo la qaatay Wasiirada maamulkaas, mas’uuliyiin kala duwan & Odoyaasha dhaqanka Koofur Galbeed.
Rooble ayaa xubnaha uu la kulmay kala hadlay doorka ay ka qaadan karaan doorashada Soomaaliya 20/21, maadaama Odoyaasha ay soo dooranayaan Ergada dooraneysa Xildhibannada Golaha Shacabka BFS.
Maxamed Xuseen Rooble Raysul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Wasiirada Koofur Galbeed ka codsaday in ay la…