Hogaamiye Deni oo Baarlamaanka Puntland u gudbinaya
Hogaamiye Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta hortagaya Baarlamaanka DG Puntland si uu u daah-furaya kalfadhigooda 47-aad, isla markaana uu ula wadaago waxqabadka…
Hogaamiye Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta hortagaya Baarlamaanka DG Puntland si uu u daah-furaya kalfadhigooda 47-aad, isla markaana uu ula wadaago waxqabadka…
Al-Shabaab ayaa sheegatay in ay la wareegtay 4-deegaan oo dhaca duleedka Degmada Laasqoray ee Gobolka Sanaag & waddooyin muhiim u ah isu…
War kasoo baxay Ciidamada ammaanka DG Puntland ayaa lagu xaqiijiyay in ciidanku gacanta ku dhigay hub si sharci darro ah looga keenay…
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar & saraakiil kale oo katirsan ciidanka ayaa maanta kormeer qiimeyn Amni & shaqo…
Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo maanta hortay Golaha Shacabka BFS ayaa u gudbiyay qorshe howleedka xukuumaddiisa iyo ansixinta golaha uu…
DFS ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay inta u dhaxeysa Degmooyinka Balcad & Afgooye oo ka kala tirsan Gobollada Shabeelaha…
Children is vaccinated as part of national polio and measles vaccination campaign in Mogadishu, Somalia on Tuesday 01 September 2020. Photo Ismail…
Shacab ka careysan tacaddiyada ay geysanayaan Ciidamada Booliiska Dalka Nigeria ee dhaca Waqooyiga Afrika ayaa isu-soo baxay waddooyinka waaweyn iyo meelaha kale…
Jamhuuriyadda Jabuuti waxaa ka dhaqangalay amar lagu joojiyay isu socodka Xuduudaha muddo 15-cishe ah si loo xakameeyo Xannuunka Coronavirus oo kiisas horleh…
Xildhibaannada Golaha Shacabka BFS ayaa maanta cod gelinaya Xukuumadda uu magacaabay Raysul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble 19-kii Bishaan oo ku beegan isniintii…
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Waddani ee Gobaladda Waqooyi Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa qoraal uu soo dhigay Bartiisa facebook ku sheegay in maanta…