Each confirmed Premier League transfer

Premier League clubs are hoping for a return to normalcy this summer after the impact the coronavirus pandemic has had in the last two seasons.Last summer's transfer market was turned upside down. But even though Euro 2020 and the Copa America have taken place this year, time frames and deadlines are back to normal.Every Premier League club has completed at least one new signing so far, with Manchester City's £ 100m catch by Jack Grealish setting a new British transfer record. Manchester United have landed Jadon Sancho for…

Tababaraha Xulka Belgium Oo Ka Dayriyey Xaaladda Eden Hazard

Eden Hazard ayaa ciyaaray 10 daqiiqadood oo kaliya kulankii u dambeeyey ee saaxiibtinimo ee xulka qaranka Belgium iskugu diyaarinayay tartanka qaramada Yurub ee Jimcaha bilaabmaya, laakiin tababare Roberto Martinez ayaa shaki geliyey xaaladda taam ahaansho ee laacibkan.Hazard ayaa xilli ciyaareedkii tegay waxa uu inta badan dhaawac kaga maqnaa Real Madrid iyadoo muddadii koobnayd ee uu taamka ahaana uu ciyaar liidata la imanayay, taas oo ka dhigan in Los Blancos ay illaa hadda ka sugayso wixii ay lacagta badan uga soo…

Henderson Mise De Gea? Jose Mourinho Oo Ole Gunnar Solskjaer U Sheegay

Jose Mourinho ayaa ka hadlay tartanka goolhayeyaasha Manchester United ee David de Gea iyo Dean Henderson oo xilli ciyaareedkii dhamaaday uu midkoodba mar ahaa goolhayaha sida joogtada ah ugu soo bilowda kulamada horyaalka Premier League, halka uu ka kalena kaydka kasoo daawanayay.Ole Gunnar Solskjaer ayay shaqo adag u taallaa, waxaana laga sugayaa in go’aan ka qaato inta aanu xilli ciyaareedka dambe bilaabmin midka noqonaya goolhayihiisa koowaad Dean Henderson iyo David de Gea, iyadoo canaan loo jeediyey goolhayaha reer…

The Worst Food To Eat Before a Workout, Says Dietitian

Fueling your muscles properly before and after a workout is vital for your body's overall health—especially when it comes to building more muscle and increasing your metabolic rate. But if you're not careful with the type of food you have before a workout, it could make your workout less efficient—which is why it's important to learn what is the worst food to eat before a workout, so you don't have to make that mistake before your sweat sesh. "The worst thing to eat would be any fried food," says Amy Goodson, MS, RD, CSSD,…

Iska Illow Mbappe & Haaland, Xiddigaha Ugu Qaalisan Suuqa Waqtigan Oo

Afar xiddig oo ka tirsan xulka qaranka England ayaa ka mid noqday liiska tobanka ciyaartoy ee ugu qiimaha sarreeya waqtigan suuuqyada kubadda cagta.Laacibka da’da yar ee Manchester City ee Phil Foden oo qaatay xilli ciyaareed cajiib ah, ayaa noqday ciyaartoyga ugu qiimaha badan waqtigan ee kubadda cagta ciyaara, waxaana uu boodhka ku qasay laacibiinta aadka loo hadal-hayo ee Erling Haaland iyo Kylian Mbappe.Foden ayaa xilli ciyaareedkii hore ee 2020-21, waxa uu Manchester Ctiy ka caawiyey in ay ku guuleysato horyaalka…

Hazard, Salah, Kane: Akhriso Ciyaaryahannadii Kusoo Guuleystay

Kevin de Bruyne ayaa markii labaad oo xidhiidh ah hantiyey abaal-marinta xiddiga ugu fiican gudaha Ingiriiska ee PFA, kaddib markii uu kooxdiisa ka caawiyey inay xilli ciyaareedkii dhamaaday ku guuleysato Premier League iyo Carabao Cup, isla markaana ay yimaaddeen semi-finalka FA Cup iyo Finalka Champions League oo labadaba ay ku reebtay Chelsea.Kubbad-sameeyahan reer Belgium ayaa  ku biiray liiska ciiyaartoyda laba mar oo isku xiga ku guuleystay PFA, taas oo ay kaliya Cristiano Ronaldo iyo Thierry Henry hore usoo hanteen…

Hudson-Odoi Oo Beddelaya Dhalashadii Ingiriiska Ah, Una Ciyaaraya

Xiddiga Chelsea ee Callum Hudson-Odoi ayaa bixiyey qish caddaynaya in ay suurtogal tahay in uu beddelo dhalashadiisa Ingiriiska ah oo uu joojiyo in uu u ciyaaro xulka qaranka England oo uu saddex kulan u saftay, isla markaana uu ku biiro xulka waddaka Ghana ee uu asal ahaanta kasoo jeedo.Callum Hudson-Odoi oo 20 jir ah ayaa kulankii ugu horreeyey ee xulka England ee waaweyn waxa uu saftay 2019 isagoo beddel kusoo galay, waxaana uu kusoo bilowday kulankii xigay ee maalmo kaddib ay la ciyaareen Montenegro.Sidaas oo ay tahay,…

Waa Kuma Tababaraha Barcelona Ku Haboon Xilli Ciyaareedka Dambe?

Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa kooxdiisii hore ee Barcelona kala taliyay magaca macalinka ay tahay inuu kooxdooda hoggaamiyo xilli ciyaareedka dambe.Guardiola ayaa macalinkaas u doortay tababaraha haatan ee Barca ee Ronald Koeman oo ay dhawaan kulmeen isla markaana wada ciyaareen ciyaarta loo yaqaano Golf-ka.Guardiola ayaa amaan ugu qubeeyay Koeman iyo waxa uu ka qabtay kooxda xilli ciyaareedkiisii ugu horreeyay isaga oo ku dooday inuu yahay macalinka kooxda saxda ku ah sanadka xiga.Pep ayaa yidhi…

Choguel Maïga, a veteran of politics

Choguel Maïga was appointed prime minister on Monday and is in charge of forming the government in Mali. He is a persistent politician who takes the helm of the new team at a time when the challenges are many. From our correspondent in Bamako,The stage takes place in 1997. The river gates for democracy and multiparty have been open for six years in Mali. Choguel…

Maaha Kane!! – Marcus Rashford Oo Sheegay Xiddiga Xulka England

Da’yarka kooxda Manchester United iyo xulka England ee Marcus Rashford ayaa shaaca ka qaaday sida uu u filanayo inuu xulka guulo badan gaadhsiin karo kubad sameeyaha Aston Villa ee Jack Grealish.Grealish oo 25 sano jir ah ayaa ilaa haatan toddoba kulan soo metelay xulka qaranka England iyadoo tababare Gareth Southgate uu marar badan iska diiday inuu soo adeegsado isla markaana Euro u noqonayo tartankii ugu horreeyay ee uu ka qayb-qaato.Grealish ayaa shalay ku guuleystay rigoorihii ay xulkiisu guusha kaga gaadheen qaranka…