Best Supplements to Take Every Day, According a Dietitian

Knowing which supplements to take every day is no easy feat. From amazing claims on labels implying that what is found in the bottle is essential for every ailment under the sun to Instagram influencers pushing their must-have concoction, knowing which pills are worth taking can be easier said than done. As a registered dietitian, I look to supplements as a way to fill in nutritional gaps that may happen because of an imbalanced diet. While I don't generally recommend a multivitamin for every person, I do suggest…

Shaxda England Ay Kala Hortagayso Croatia Oo Lasii Ogaaday & Southgate

Waxa shaaca laga qaaday shaxda uu xulka qaranka England galabta kala hortagi karo dhigiisa Croatia, xulashadan ayaa walow aysan rasmi ahayn haddana durtaba ay jamaahiirta dalkaasi ka cabanayaan.Saxafiga caanka ah ee David Ornstein oo ah midka shaxda helay ayaan goolhayaha uu Southgate kusoo shirtagayo sheegin balse xusay in xulku uu shax afar daafac ah ku ciyaari doono halkii laga filayay shax shan daafac ah oo saddex daafac dhexe ku jiraan.Labada daafac dhexe ayaa noqon doono John Stones iyo Tyrone Mings oo kasoo hormari…

RASMI: Mid Kamida Xiddigaha Ugu Muhiimsan Portugal Oo Korona Fayras

Daafaca midig ee kooxda Manchester City ee Joao Cancelo ayaa gabi ahaanba laga saaray liiska xiddigaha xulka Portugal u metelaya tartanka EURO 2020 iyadoo bedelkiisa loo qaatay Diogo Dalot oo Manchester United ka tirsan. Portugal ayaa kulankoodii ugu horreeyay ee tartanka Salaasada la ciyaari doona dhigooda Hungary, kahor kulankaas ayaa lagu qasbay inay meesha ka saaraan 27 sano jirkaas kaddib baadhitaano lagu sameeyay. Diogo Dalot oo asal ahaan ka tirsan Man United balse xilli ciyaareedkii hore qaab amaah ah ugu…

EXCLUSIVE: Senior officials behind missing soldiers in Eritrea exposed

EXCLUSIVE: Senior officials behind missing soldiers in Eritrea exposed NAIROBI, Kenya - When thousands of young Somalis gathered in Mogadishu in 2019, they were officially told they would be heading to Qatar for military training. Their destination would turn out to be wrong. But Qatar's role in the now controversial military training of Somali youth in Eritrea has remained. Days after a…

One Scary Side Effect of Drinking Too Much Caffeine, According to

There are a lot of reasons to exercise moderation when it comes to drinking coffee. Sure, a cup or two may be able to give you the boost you need to get through the workday, and it can even lend some health benefits, but drinking too much can leave you feeling anxious and jittery. Not to mention, coffee can even give you acid reflux and heartburn. Turns out, it's not just your esophagus that will thank you when you cut back on your coffee consumption—your eyes might too. A new study, which was published in the June issue of…

Wararkii U Dambeeyey Suuqa Iibka Ciyaaryahanadda Ee Maanta Oo Axad Ah &

Everton iyo Leeds United ayaa ku tartamaya saxeexa difaaca Real Madrid ee Marcelo. 33 jirkan reer Brazil ayay kooxdiisu doonaysaa inay iibiso xagaagan kaddib markii uu meesha ka saaray inuu qandaraaska kordhiyo. (Mirror)Bournemouth ayaa isku dayaysa inay la saxeexago halyeygii Arsenal ee Patric Vieira oo ay doonayaan inuu u noqdo tababarahooda cusub. 44 jirkan ayaa waraysi u maray kooxdan bishii February. (Mirror)Leicester City ayaa kula biirtay Liverpool, Chelsea iyo Tottenham tartanka loogu jiro 22 jirka khadka dhexe uga…

Robow Kidnapped and KDF Bomb Gedo Due to Bad Policy, Says

Robow kidnapped and KDF bombard Gedo over bad policy, says Hassan Sheikh MOGADISHU, Somalia - Former President Hassan Sheikh Mohamud has once again attacked the administration of President Mohamed Abdullahi Farmajo, citing a series of problems which he says were triggered by bad decisions taken by the government. In a Twitter Space conversation hosted by Axadledubbed “Democratization and…

traditional Central African music is

"Polyphonies, polyphiles" is the name of this musical show presented at the Alliance française de Bangui, the fruit of the meeting between polyphonic pygmy songs and the legendary Bambari horns. as reported from Bangui, Carol ValadeIt is a meeting led by guitarist Camel Zekri, the French-Algerian musicologist and composer, who…

AKHRISO: Sharci Aanad Ogeyn Oo Christian Eriksen Ka Mamnuucaya

Christian Eriksen way uga dhamaatay kubadda cagta xataa haddii uu bogsado oo uu taam ka noqdo wadne xanuun si degdeg ah ugu soo booday xalay, laakiin nasiib wanaag uu ka badbaaday dhimasho uu qarka u saarnaa.Laacibkan ayaan mar dambe u ciyaari doonin Inter Milan iyo kooxaha ka dhisan Talyaaniga intaba, sababtoo ah, waxa jira sharci ka mamnuucaya inuu mar dambe kusoo laabto garoomada ciyaartoy la xaqiijiyey inuu wadnuhu shaqada joojiyey daqiiqado laakiin cimrigiisu aanu dhamaanin oo badbaaday.29 jirkan khadka dhexe ayaa…

Maaha Sancho & Kane & Rashford: Peter Crouch Oo Magacaabay Labada

Xulka qaranka England ee ka qayb-gelaya tartanka qaramada Yurub ee Euro ayay ku jiraan xiddigo badan oo horyaalka Premier League iyo meelaha kale ee ay ka ciyaaraan ba wacdaro ka dhiga, kuwaas oo iskugu jira da’yar iyo waayo arag.England ayaa maanta la ciyaari doonta Croatia kulankooda ugu horreeya ee tartanka qaramada Yurub, waxaana qiimayntooda dhabta ahi ay ka bilaabmi doontaa bandhiggooda maanta.Tababare Gareth Southgate ayaa soo xushay 26 ciyaartoy oo koox xooggan ah, waxaana laga doonayaa in tababaruhu uu sida ugu…