In the spotlight: Modeste Bahati calls for census

"Modest Bahati for a general census before the 2023 election", LaUne headlines from the daily Forum des As. According to the newspaper, "high school speakers believe that the future CENI will need to present a calendar that prioritizes local elections."The daily L'Avenir, on the other hand, evokes the city of Goma, which now has its reference city plan. The population explosion, land movements, the presence of active…

“Anigoo Dhaawacan Baan Ciyaaray….Mucjiso Ayay Ahayd” Kevin de Bruyne

Kevin De Bruyne ayaa sheegay in isaga oo dhaawac ah oo xanuun ka dareemaya kuraanta uu ciyaarayay kulankii xulka dalkiisa Belgium uu kaga hadhay tartanka qaramada Yurub ee Talyaanigu ku garaacay 2-1.Laba gool oo qurux badnaa oo qaybtii hore ay Talyaaniga u dhaliyeen Nicolo Barella iyo Lorenzo Insigne ayaa Talyaaniga ugu filnaaday inay iska xaadiriyaan afar dhamaadka Euro, halka Belgium oo ka mid ahayd dalalkii koobka loo saadaalinayay ay hal gool oo rikoodhe ah oo samirsiis ah ay ka heshay ciyaarta, kana hadhay…

MURUGO: Ciyaartoy Caan Ah Oo Wajiga Lagaga Shubay AASHATO/AYSIIDH

Waddanka Faransiiska ayaa looga murugoonayaa mid ka mid ah ciyaartoyda kooxaha heerka koowaad oo caan ka ah gudaha dalkaas, kaas oo wajiga lagaga shubay wax loo malaynayo inay yihiin AASHATO/AYSIIDH, isla markaana loola cararay cusbitaalka oo qalliin degdeg ah ku samaynaya.Xiddiga kooxda Lorient ee Yoane Wissa ayaa qalliin degdeg ah lagaga sameeyey wajiga oo lagaga shubay wax kulul oo ay warbaahinta qaarkeed ku sheegeen AASHATO/AYSIIDH xilli uu ku sugnaa gurigiisa oo ay ugu soo gashay gabadh cadhaysan.Sida uu qoray wargeyska…

Mohamed Salah Oo Laga Reebay Xulka Qaranka Masar & Liverpool Oo Ku

Xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah ayaa laga reebay xulka qaranka Masar ee ka qayb-gelaya ciyaaraha Olambikada ee lagu qabanayo waddanka Japan.Liverpool ayaa ku ducaysanaysay in aanu Salah ku riixin in loo ogolaado inuu dalkiisa ku hoggaamiyo ciyaaraha Olambikada, waxaanay hore u sheegtay in aanay ogolaan doonin, balse tababaraha xulka dalkaas ayaa isaguna ku adkaysanayay in Mohamed Salah uu soo qaadan doono.Tababare Shawky Gharib ayaa soo saaray liiska ciyaartoyda xulkiisa Masar oo ka kooban 22 ciyaartoy oo uu ka maqan…

Brazil Oo U Gudubtay Wareegga 4-ta Ee Copa America , Chile Ayay Ka

Brazil ayaa iska xaadirisay wareegga 4-ta ee tartanka Coppa America waxa ayna ka gudbeen Chile ka dib ciyaar ay ku dhameysteen 10 ciyaartooySheekada labada qeyb:Labada qaran ayaa nasiinada ku aaday bar bar dhac bilaa goolal ah xilli Chile biloowgii ay xooganaayeen waliba goolhayaha Brazil ayaa fursado xaqiiq ahaa u diidayKa dib dhacadaas Brazil iyaga ayaa ku badnaa kubadda balse meel ay marsiiyaan ayay waayeen oo Chile kubad daafac ah ah ayay ciyaarayeenBrazil sahal ayay u aheyd in afka hore Chile gaaraan balse xalka ayaa ka…

of investors merge for one

Several investors have joined forces as part of a public-private partnership in the construction of a hydropower plant that will produce green energy for the capital Libreville. Projects from the Gabonese Fund for Strategic Investments and the company Meridiam, the future facility will increase electricity capacity in the Gabonese capital by 13%.…

The Pharmalagasy manufacturing unit launches the third model of

The Pharmalagasy plant launches the third variation of Covid Organics, the improved traditional remedy based on artemisia called CVO + Curative. The clinical trial, performed on 339 patients for 15 days (+28 days of follow-up), was supported by the WHO - which also supports other clinical trials related to traditional medicine in Africa - and provides a curative effect up to 87.1%. An exhibition that cannot hide the damage caused by the health crisis that the country has been going through for two years. No one…

the opposition maintains its call to demonstrate

The opposition and part of civil society called for demonstrations on Saturday across the country to express their dissatisfaction with the security situation. Last weekend, spontaneous marches took place in several cities in the Center North and Sahel region. On Wednesday night, President Roch Marc Christian Kaboré fired his defense and security ministers. Despite this gesture, the call to demonstrate…