RASMI: Real Madrid Oo Ka Hadashay Haddii Ay Dib Usoo Ceshanayaan

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ka hadashay wararka sheegaya in uu hunguri kaga jiro xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo oo la wariyey in ay doonayso in ay dib ula soo saxeexato saddex sannadood kaddib markii ay Juventus kaga iibisay 105 milyan oo Euro.Xiddiga Juventus ayaa la sheegay in uu doonayo inuu iskaga tago horyaalka waddanka Talyaaniga, waxaana lala xidhiidhiyey kooxo ay ku jiraan Real Madrid, Paris Saint-Germain, iyo Manchester  United, laakiin tababare Carlo Ancelotti ayaa ka jawaabay warkan, waxaanu…

Barcelona Oo Burburinaysa Heshiiska Xiddig Ka Tirsan Kooxdeeda Oo

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa isku diyaarinaysa in ay kansasho heshiiska mid ka mid ah ciyaartoydeeda kooxda koowaad haddii uu iska diido inuu tago maalmaha kooban ee ka hadhsan waqtiga uu xidhmayo suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan.Blaugrana oo dhibaato dhaqaale oo xun ku dhex jirta ayaa u baahan inay meesha ka saarto qaar ka mid ah ciyaaryahannadeeda si ay u dhinto mushaharka ay bixiso oo xad-dhaaf ah, laakiin waxay dhibaatadu ka haysataa xiddigaheeda oo dhawr jeer oo hore mushahar dhimis sameeyey, isla markaana…

resignation of outgoing President Edgar Lungus

In the aftermath of the opposition's victory in Zambia, the former ruling party Patriotic Front suffered a series of defections. Several members slammed the door to outgoing President Edgar Lungu's party after his defeat to opponent Hakainde Hichilema. And according to some analysts, the storm has just begun. Among the…

Biden vows to alter technique in Afghanistan as Taliban take over

Biden vows to change strategy in Afghanistan as Taliban take over WASHINGTON - US President Joe Biden has bowed to change his strategy in the fight against terrorism, especially in Afghanistan, which has seen the Taliban insurgents take over, despite Washington's immense investment in rebuilding the Afghan army. The Taliban swept through several cities before entering the capital Kabul, just…

Miyay Aubameyang Iyo Lacazette Diyaar U Yihiin Kulanka London Derby Ee

Kooxda Arsenal ayay u badantahay inay kulanka London Derby ee Chelsea ay kahor tagayso Axada dambe markale waayi doonto xiddigaha hoggaanka u ah weerarkeeda ee Pierre Emerick Aubameyang iyo Alexandre Lacazette.Laakiin Gunners ayay wararku sheegayaan inay sii haysan doonaan xiddigahaas kaddib markii Abraham oo ay ka doonayeen Chelsea uu heshiis la gaadhay AS Roma.Aubameyang iyo Lacazette ayaa labaduba ka maqnaa Arsenal kulankii ay guuldarrada 2-0 ka ah kala kulmeen kooxda horyaalka ku cusub ee Brentford oo ay Jimcihii wada…

37 dead in western Niger after new attacks by

Gunmen killed 37 civilians in a flashpoint region in western Niger where hundreds have died in extremist attacks this year, local sources said on Tuesday. The perpetrators "arrived by motorcycle" in the village of Darey-Daye in the Tillaberi region on Monday afternoon as people were working in the fields, a local official said. "The fee is very high - there were 37 dead, including four women and 13 children," the source said. A local journalist confirmed the charge and described the attack as "very…

Harry Kane is back in training

Harry Kane returned to Tottenham training for the first time since returning from holiday on Tuesday morning. Kane has been strongly linked with a move to Manchester City and earlier this summer he caused a stir by not reporting back to Spurs before the pre-season. The forward was expected on August 2 but instead showed up five days later. Kane insists the delay was planned. #thfc I joined @ 90min_Football to talk about Harry Kane's statement and future, the absence of Tanguy Ndombele, the pre-season matches against…

Nahitan Nandez: Things to know

For several years now, the scouts have tipped Nahitan Nandez for a big move, and it seems that the summer of 2021 may be his time.The Cagliari man is being chased by Tottenham Hotspur, who see Nandez as a potential replacement for Moussa Sissoko, but there is also interest from Serie A champions Inter to wrestle with.Here's everything you need to know about Nandez.Nahitan Nandez with a beautiful finish! ?Cagliari doubling their lead against Sampdoria's 10-man? pic.twitter.com/kF8knUZoCs- Premier Sports (@PremierSportsTV)…

Rio Ferdinand Oo Toos U Tilmaamay Laba Saxeex Oo Aad Ugu Haboonaan

Halyeeyga kooxda Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa aaminsan in ay tahay in kooxdiisii hore khad dhexe la saxeexato kahor suuqa xidhitaanka suuqa xagaagan isaga oo doonaya mid ahaan Saul Niguez oo Atletico Madrid ka tirsan iyo Declan Rice oo West Ham United qayb ka ah.Waxa jira warar badan oo xan ah oo sheegaya in tababare Ole Gunnar Solskjaer uu suuqa ugu jiro baadigoobka khad dhexe inta ka horreysa 31-ka August.Kooxda ayaa isku dayi karta mid ahaan Saul ama Rice oo labaduba awoodooda sanado kusoo muujiyay Hammers iyo…

A timeline of Barcelona’s economic problems

FC Barcelona is a complete mess right now, although you probably already know that, right? Barça's financial problems have been a regular part of the news and sports headlines for 18 months now and there have been a ridiculous amount of twists in the story.If you have struggled to keep up, we do not blame you. Fortunately, 90 minutes is here to help. Below we have compiled a timeline that describes all the major off-field events that have occurred at the Camp Nou in recent times. Barcelona have had some fantastic times…