Falastiin oo diiday shir gudoonka Jaamacadda Carabta ka dib heshiiskii Israel ee Imaaraadka& Baxrayn!
Wasiirka arimaha dibada Falastiin ayaa sheegay Talaadada maanta in Falastiin ay joojisay gudoomiyanimadii ay hada uhaysay shirarka jaamacada carabta, waxaayna cambaaraysay sharaf dhac kasta oo ku yimaado dowladaha carbeed oo ah in ay xiriir rasmi ah la yeeshaan Maamulka Israel.
Falastiiniyiintu waxa ay u arkaan heshiisyadii ay Isutagga Imaaraatka Carabta iyo Baxrayn ay Israa’iil kula saxiixdeen magaalada Washington toddobaad ka hor ay tahay khiyaamo dhabar jab ku ah…