Wararkii U Dambeeyey Suuqa Iibka Ciyaaryahanadda Ee Maanta Oo Salaasa Ah

Suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga ayaa furmi doona horraanta bisha June ee foodda innagu soo hayso, waxaana haddaba lasii helayaa xogta xiddigaha ay kooxaha waaweyn isku dayi doonaan in ay lasoo saxeexdaan.Wargeysyada waaweyn ee Yurub ayaa si joogto ah usoo bandhiga wada-hadallada, qorsheyaasha iyo xanta suuqa, waxaana maanta oo Salaasa ah qodobbadii ugu waaweynaa ee ay qoreen ka mid ahaa:Borussia Dortmund ayaa u sheegtay laacibka reer England ee Jadon Sancho oo 21 jir ah, in uu iska tegi karayo xagaagan. (Bild)Tababaraha…

the inhabitants of Alamata, the city

The conflict continues in Tigray, a province in northern Ethiopia that has been in the grip of violence since November. The federal forces face the former Tigray power in the TPLF and are supported by the Eritrean army, but also the Amhara militia. This ethnic group took control of part of the territory, especially the western and southern tip of Tigray. Regions that the two societies have claimed for…

After Somalia, Qatar and the UAE shift their focus to Sudan

After Somalia, Qatar and the UAE shift their focus to Sudan Khartoum, Sudan - As part of increasing its holdings in Africa, Qatar and the United Arab Emirates has continued to venture into Africa with the aim of expanding its markets and perhaps political influence on the young continent. Last week, there were reports that the outgoing president of Somalia, Mohamed Abdullahi Farmajo, had…

The international community condemns the kidnapping of

Mali plunged back into crisis on Monday after the military arrested the country's president, prime minister and defense minister after a government reshuffle earlier in the day, which sparked widespread international condemnation and calls for immediate release. The arrests sparked fears of a second coup as President Bah Ndaw and Prime Minister Moctar Ouane lead a caretaker government that was installed following a coup in August under the threat of regional sanctions. Coup leaders and army officers…

WARKII LA SUGAYAY: Karim Benzema Oo Kashifay Go’aanka Zinedine Zidane

Weeraryahanka Real Madrid ee Karim Benzema ayaa shaaciyey waxa uu ka ogyahay go’aanka iyo mustabqlka tababare Zinedine Zidane oo la sheegayo in uu iska casilayo kooxdaas, kaddib markii uu xilli ciyaareedkoodu kusoo dhamaaday koobab la’aan.Zinedine Zidane ayay warbaahinta qaarkood sheegeen in uu mar horeba go’aan ku gaadhay in uu iskaga tago kooxda, isla markaana uu ciyaartoyda kooxdiisa usii sheegay in uu tegayo markii ay soo dhamaatay ciyaartii Chelsea ee semi-finalka Champions League.Wararka qaarkood ayaa sheegaya in uu…

In the spotlight: new coup in Mali

Thunderclap yesterday in the already occupied Malian political sky: "barely the list of the new government is presented, saysMaliweb, dissatisfied soldiers manu-militari arrested the president of the transition, Bah N'Daw, the prime minister, Moctar Ouane, as well as the president's secretary general and the new defense minister. They were forcibly taken to the Kati military camp, a few kilometers from Bamako, the center of…

the creation of a national alliance to fight

Mauritania has launched its first national anti-corruption alliance. It was created on Sunday night at the end of a congress in Nouakchott International Center and has set the task of shedding light on the public funds that are probably being misused during the ten years of President Mohamed Ould Abdel Aziz. with our…

Gary Neville Oo Magacaabay SADDEXDA Saxeex Ee Manchester United Ka

Halyeygii Manchester United ee Gary Neville ayaa magacaabay saddex laacib oo haddii ay Red Devils lasoo saxeexato ay noqon doonto horyaalka waddanka Ingiriiska oo ay ku guuleysan doonto Premier League, iyadoo booska ka riixanaysa Man City oo xilli ciyaareedkan koobka qaadatay.Manchester United ayaa siddeeddii sannadood ee ugu dambeeyey ka qatanayd horyaalka Premier League, waxaana ugu dambaysay 2013 markii uu Sir Alex Ferguson kasii fadhiisanayay shaqada.Ole Gunnar Solskjaer ayay Man United ku hoggaamiyey in labadii…

Robles magi? PM gathers stakeholders when election negotiations take shape

Robles magi? PM gathers stakeholders when election negotiations take shape in Somalia MOGADISHU, Somalia - With almost all opposing teams supporting his efforts to unite the country, Prime Minister Mohamed Hussein Roble seems to have been given the much-needed springboard in the election talks, having managed to bring almost everyone to the negotiating table. The country expects a major…