Reporter

Axadle Editorial Desk

Axadle Editorial Desk is the newsroom team behind Axadle coverage of Somalia, the Horn of Africa, and wider African affairs. Stories are edited for accuracy, sourcing, and clarity before publication.

22,641 Articles

Jose Mourinho Oo Karbaashay Gareth Bale: “Sidee Ayuu Ahaa

Jose Mourinho ayaa weerar ku qaaday xiddiga reer Wales ee Gareth Bale, waxaanu sheegay in aanu garoomada la imanin wax lagu xasuusto oo bandhig wanaagsan ah sannadihii ugu dambeeyey.Tababaraha reer Portugal ayaa ku layliyey Bale kooxda Tottenham sannadkii ugu dambeeyey ka hor intii aan shaqada laga caydhin xilli ciyaareedkii tegay oo sii dhamaanaya, hase yeeshee waxa Mourinho lagu xasuustaa in uu Bale ku hayay kaydka, fursado yar oo koobanna uu siiyey inkasta oo waqtiga  intiisa badan uu dhaawac ahaa.Mourinho ayaa dib ugu…

The Surprising Effect Reducing Sodium May Have on Your Blood

You know too much salt is not great for your heart, and you know too much sugar isn't good overall. Now, a new study has revealed how eating too much sodium from salt may actually impact your blood sugar in a way you most likely never realized. Susan C. Weller and Benjamin N. Vickers are researchers at the University of Texas's Department of Preventive Medicine and Population Health. For a new study, the pair started by pointing out that past data suggests half of all diabetes patients get a little too loose with the…

Maxaa Ka Dhacay Xerada Tababarka Xulka Qaranka England Maanta Oo Sabti

Xarunta tababarka xulka qaranka England ayaa ahayd mid jawi farxadeed ka jirtay maanta oo Sabti ahayd, sababtoo ah, waxa kusoo laabtay ciyaartooyo ka farxiyey tababare Gareth Southgate, kuwaas oo hore shaki loo gelinayay heerkooda taam ahaansho iyo fursadda ay u heli karayaan in ay diyaar ugu noqdaan tartanka qaramada Yurub ee Jimcaha bilaabmaya.Xiddiga khadka dhexe ee Jordan Henderson ayaa tababarka buuxa kusoo laabtay maanta, waxaanu ciyaartoyda kale ee xulka la sameeyey jimicsiyadii kala duwanaa, sida orodka, iyadoo ugu…

Dhaawacii De Bruyne Oo War Cusub Kasoo Kordhay & Haddii Uu Taam U

Xulka qaranka Belgium ayaa war cusub ka helay xiddiga khadka dhexe ee Kevin De Bruyne oo dhaawac kasoo gadhay finalkii Champions League ee Sabtidii toddobaadkii hore, markaas oo uu ka jabay san-qaroorka iyo lafta isha agteeda.Laacibkan ayaa lagu sameeyey qalliin fudud oo lagu kabay lafihii iyo carjawihii, waxaana uu hadda rajaynayaa in uu taam u noqdo tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020 ee bilaabmi doona Jimcaha foodda inagu soo haya.29 jirkan ayaa waddanka Portugal lagu qalay, laakiin waxa uu sheegay in qalliinkii lagu…

Disappointment of the ECCAS decision

In Chad, the opposition says it is disappointed with the decision of the heads of state of the Central African Economic Community (ECCAS) to adapt to the choice of the African Union to support the June military that has taken power since April 20, after Idriss Deby Itno was killed. The ECCAS decision was taken on Friday, 4 June,…

Miyuu Abuuray Dooddii Iyo Murankii Lagu Yaqaanay? Jose Mourinho Oo

Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa magacaabay difaaca ugu wanaagsan dunida waqtiga, kaas oo uu amaan kula dul-dhacay.Mourinho oo dhowaan loo magacaabay tababaraha Roma ayaa bixiyey waraysi uu kaga hadlay arrimo badan oo uu ka mid yahay tartanka Qaramada Yurub, waddanka ay la tahay in uu guuleysanayo iyo kuwa uu culayska ugu badan saaran yahay, sida aad ka akhrisan karto warbixintii aanu galabta daabacnay.Jose Mourinho oo looga bartay in uu abuuro doodo, lagana gunto hadallo khilaaf abuura ayaa  waxa uu doorkan u…

SAADAAL: Jose Mourinho Oo Saadaaliyyay Xulka EURO Ku Guuleysan Doona &

Tababaraha kooxda AS Roma ee Jose Mourinho ayaa saadaaliyay xulka ku guuleysan doona tartanka EURO ee gudaha bishan dhacaya xilli uu sidoo kale sheegay xul cadaadis weyni ku saaran yahay ku guuleysiga koobkan.Mourinho ayaa sheegay in xulka cadaadisku saaran yahay midka England oo ay tahay inay ku guuleystaan koobkoodii ugu horreeyay tan iyo 1966.Xulka tababare Gareth Southgate ayaa faa’ido ku haysta tartankan maadaama oo Semi-Final-ka iyo Final-kaba lagu ciyaari doono dalkooda England taas oo haddii ay heerkaas gaadhaan…

KDF commanders go to troops in Somalia amid complaints of pointless

MOGADISHU, Somalia - A top defense force in Kenya the commander on Friday visited several forward bases in Somalia among Mogadishu's claims that Kenyan troops have targeted civilians in the Gedo region of Jubaland. Sector II Commander Brigadier Jeff Nyagah, who is also the contingent commander of the Kenyan troops serving in Somalia during AMISOM, visited the Kenyan Armed Forces deployed in various advancing bases in Somalia. Brigadier Nyagah visited troops based in Kolbiyow, Ras Kamboni, Kuday, Abdale Birole, New…

XASAASI: Barcelona Oo Laga Af-Duubanayo Gini Wijnaldum & Kooxda Miiska

Kooxda ree France ee Paris Saint-Germain ayaa lagu soo warramayaa inay go’aansatay inay dhigeeda Barcelona tartan xilli dambe ah kula gasho khadka dhexe ee ree Netherlands ee Georginio Wijnaldum.Tababare Ronald Koeman ayaa arki kara mid kamida xiddigaha bar-tilmaameedka weyn u ahaa suuqa xagaaga sanadkan oo u dhaqaaqaya dhinaca PSG.Sida uu sheegayo il-wareedka xogtiisa lagu kalsoonaan karo ee ESPN, Paris ayaa miiska u saartay Gini Wijnaldum dalab ay adkaan doonto in Barcelona ay bar-barayso.Barcelona ayaa xiddiga ka baxaya…