Miyuu Daafaca Juventus Ee Matthijs De Ligt Si Rasmi Ah Ugu Adkaystay

Daafaca dhexe ee kooxda Juventus iyo xulka qaranka Netherlands ee Matthijs De Ligt ayaa ka hadlay waraysigii uu dhawaan bixiyay ee uu hadal haynta badan ku dhaliyay isla markaana ku diiday inuu qaato talaalka caabuqa Korona Fayras.Xiddiga Dutch-ka ah ayaa bartiisa Twitter-ka kaga hadlay hadalkii uu ku sheegay inaysan waajib ahayn qaadashada talaalku isla markaana uu isagu yahay midka go’aaminaya ee maamulaya xaalada jidhkiisa.Laakiin qoraalka uu hadda soo dhigay Twitter-ka ayuu De Ligt ku sheegay inuu qaadanayo daawada isla…

ISIS strikes in Somalia’s Northeastern State as forces kill Pakistanis

ISIS strikes in Somalia's Northeastern State as forces kill Pakistani jihadists BOSSASO, Northeastern State - The ISIS-affiliated militants suffered a significant blow after the death of a foreign top jihadist, who has served the group for a couple of years, in their quest to control the war-torn Horn of Africa. With declining capacity, the ISIS member company has limited itself to Northeastern…

KOOXDA SANADKA: Waatan Shaxda Xilli Ciyaareedkan Ugu Fiican Champions

Xilli ciyaareedkii Champions League ee 2020-21 ayaa soo dhammaaday habeenimadii Sabtidii xalay ahayd iyadoo uu ku dhammaaday ciyaar dhex martay kooxaha ree England ee Chelsea iyo Manchester City.Labada kooxood ayaa fooda isku daray gegida kooxda Porto ee Estádio do Dragão iyadoo Blues ay noqotay kooxda farxada la hoyata kaddib gool ay ka heshay Kai Havertz oo ay libinta ku heshay.Haddaba, waxaanu idinla wadaagaynaa shaxa kooxdii ugu fiicnayd tartanka xilli ciyaareedkan 2020-21 oo ay soo xushay shabakadda Whoscored.com taas…

Indho Aan Chelsea Ahayn Malaha!! – Halyeey Michael Ballack Oo Xalay

Xiddigii hore ee kooxda Chelsea ee Michael Ballack ayaa u muuqday mid aan lahayn indho aan ahayn kooxdiisii hore iyo kulankeedii xalay walow uu ku sugnaa wakhtigaas goob baar ah oo waxyaabo kale lagu mashquuli karayay.Chelsea ayaa xalay isku hubsatay koobkeedii Champions League ah ee labaad kaddib markii ay guul 1-0 ah ka gaadheen Manchester City iyadoo gool uu daqiiqadii 42-aad dhaliyay Kai Havertz lagu kala calaf-qaaday.Xiddigii hore ee Chelsea ee Ballack ayaan tagin magaalada Porto si uu u daawado kooxdiisii hore balse…

Surprising Side Effects of Taking Magnesium Supplements, Say

Since it can be tricky to stick to a perfectly balanced diet at all times, it's not uncommon for people (particularly as they age) to take certain supplements in an effort to ensure their bodies are getting the nutrients they need. And while supplements can help rectify some concerning nutrient deficiencies, they can also lead to some problems of their own. Magnesium is a particularly tricky nutrient because it is involved in a variety of bodily functions. It can also be dangerous if you have either too little or too much…

The best way to lose weight, according to doctors

The best way to lose weight according to doctors is not a mystery, but it is difficult for many of us to maintain. For all we have learned about the science of losing weight - perhaps most importantly, that low fat and low calorie diets do not work - more Americans are overweight or obese than ever. Additional complicated things: New studies have shown that when we lose weight, our bodies actually try to hang on to fat. When the pound falls rapidly, metabolism…

Ethiopians protest against US sanctions on bloody Tigray

Thousands gathered in Addis Ababa to protest foreign pressure on the government over its brutal war in Tigray. Protesters at the rally in the Ethiopian capital carried banners criticizing the United States and others in the international community expressing concern over the atrocities in Tigray, where Ethiopian forces are chasing the region's outcast and now fleeing leaders. Troops from the neighborhood of Eritrea are fighting in Tigray on the side of Ethiopian government forces, contrary to…

the French president threatens to withdraw his

Emmanuel Macron threatens to withdraw the French military if Mali moves in the direction of radical Islamism. In an interview with JDD, the French head of state also confirms his connection to the transition process after what he has already described as an "unacceptable coup". These remarks come when West African leaders meet to decide the thorny issue of their response to the second coup by the Malian…

Price fixed for Roma goal Xhaka

Arsenal have set a asking price of 20 million euros for AS Roma's transfer target Granit Xhaka, after I Giallorossi made a bid of 13 million euros for Switzerland international. The 28-year-old is allowed to leave north London at the right price during the summer and is the new Roma boss Jose Mourinho's top priority for the upcoming transfer window. The Italian giants have already tested the waters with an opening bid, but they saw their progress backfire.According to La Gazzetta, however, the two clubs are not that far…

Maxay Tahay Sababta Ay Man United Iyo Liverpool Ugu Dabaaldegeen

Kooxaha Manchester United iyo Liverpool ayaa ahaa kuwo ay xalay dani ugu jirto guushii ay kooxda Chelsea kasoo hoysay UEFA Champions League oo ay kaga guuleysatay dhigeeda Manchester City ciyaar magaalada Porto ka dhacday.Danta ugu jirtay United iyo Liverpool ayaa ahayd in ay xilli ciyaareedka dambe wajihi karaan kooxo aan aad u xooganayn iyaga oo ka badbaaday badi kooxihii awood ahaan badnaa.Guushaas oo ahayd mid 1-0 ah oo ay Chelsea ku heshay xiddigeeda Kai Havertz ayaa ka dhigan inay markii labaad taariikhdeeda ku…