DF oo bixisay dhul, qaaday laba tallaabo oo kale

Qaahira (Axadle) – Dowladda Masar ayaa ammaantay tallaabooyinka ay qaadeyso dowladda federaalka Soomaaliya ee dib loogu hagaajinayo xiriirka labada dal oo sanadihii tagay xumaa. Madaxweyne Farmaajo ayaa la saftay Itoobiya oo Masar ay isku hayaan biyo-xireenka webiga Nile, taasi oo sii xumeysay xiriirka labada dal, xilli markii horeba uu ku xumaaday markii Villa Somalia ay Qatar la safatay, kana soo horjeesatay isbaheysiga Masar, Sacuudiga iyo…

Afhayeenka Daalibaan oo beeniyey warar laga

Kabul (Axadle) – Afhayeen u hadlay ururka Taalibaan ee todobaadkan dib ula wareegay gacan ku heynta guud ahaan dalka Afghanistan ayaa beeniyey kuna adkeystay inuusan la hadlin warbaahinta Israel, sida uu qoray Arabi21.com. Suhail Shaheen ayaa la maqlay isaga oo ka jawaabaya su’aalo ku saabsan xuquuqda dadka laga tirada badan yahay ee Afghanistan, oo ay ku jiraan Yuhuudda, oo uu waydiiyey wariye u dhashay Israel oo aan markii hore is sheegin.…

Madaxweynihii cararay ee Afghanistan oo iska

Abu Dhabi (Axadle) – Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta sheegtay inay “sababo bani’aadaminimo” u marti-gelineyso madaxweynihii hore ee dalka Afghanistan Ashraf Ghani kadib markii uu dalkiisa ka cararay xilli ay qabsadeen Taalibaan. “Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Imaaraadka Carabta waxay xaqiijineysaa inay dalka kusoo dhoweysay madaxweyne Asharf Ghani iyo qoyskiisa, sababo bani’aadaminimo dartood,” ayaa lagu yiri…

Imaaraadka oo shaaciyey kulan aan horey loo ogeyn

Muqdisho (Axadle) – Safaaradda Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya ayaa shaacisay kulan aan horey loo shaacin oo maalintii Sabtidii ay gudaha Caasimadda Muqdisho ku yeeshen Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble iyo Safiirka Imaaraadka, Mohamed Al-Osmani. Qoraal kooban oo lagu baahiyey barta twitter-ka ee Safaaradda ayaa lagu sheegay in Rooble iyo Al-Osmani ay ka wada-hadleen xoojinta xiriirka diblumaasiyadeed ee ka…

Wararkii ugu dambeeyey Afghanistan iyo dad maanta

Kabul (Axadle) – Ugu yaraan saddex qof ayaa la dilay, 12 kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii rag hubeysan ay rasaas ku fureen shacab dibad-baxayey oo dejiyey calanka Taalibaan, magaalada bari ee Jalalabad ee dalka Afghanistan. Calanka caddaanka iyo madowga ah ee Taalibaan, oo ka taagnaa ranaboot ku yaalla magaalada Jalalabad oo 115 km bari ka xigta axadle Kabul, ayaa la dejiyey waxaana laguna beddelay calanka madowga, gaduudka iyo cagaarka…

Cirro oo shaaciyey cidda ka dambeysa khilaafka ka

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ee heer federaal ayaa ka hadlay khilaafka soo kala dhex-galay xubnaha guddiga, kaasi oo salka ku haya soo saarista harbaaca doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya ee shalay la shaaciyey. Guddoomiye Cirro ayaa sheegay in khilaafka ka dhex aloosan xubnaha guddiga uu salka ku hayo faro-gelin uga imaaneysa maamulada qaarkooda, oo ayagu ku qasbaya inay diidan habraaca doorashada Golaha Shacabka.…

Guulaha uu Mareykanka ka gaaray Soomaaliya balse

Islaamiyiinta Soomaaliya, oo ay hoggaan u ahaayeen Maxkamadihii shareecada Islaamka ee soo shaac-baxay sannadkii 2006, waxa ay ku fashilmeen in ay midnimadooda iyo wadajirkooda adkeeyaan, sida ay u adkeeyeen Islaamiyiintii Afghanistan, oo ay horkacayeen Taalibaan oo, markii u horreysay la wareegtay xukunka Afghanistan sannadkii 1996, ka hor inta uusan Mareykanku afgambinin sannadkii 2001. Maxkamadaha inay kala qaybsamaan, oo ay qaybo badan u kala…

Qorshaha Turkey ee Afghanistan oo isbeddelay –

Ankara (Axadle) – Turkey ayaa wada-hadallo la leh dhammaan dhinacyada Afghanistan, oo ay ku jirto Taalibaan, waxayna si togan u aragtaa fariimaha ay kooxdan dirtay tan iyo markii ay la wareegtay xukunka dalka, waxaa sidaas sheegay Wasiirka Arrimaha Dibedda Mevlut Cavusoglu. Cavusoglu ayaa hadlayey maalin kadib markii ilo-wareedyo amni oo Turkish ah ay sheegeen in Ankara ay meesha ka saartay qorshe ay dooneysay inay ku ilaaliso garoonka diyaaradaha…

Gobaladda Waqooyi oo xukun adag ku ridday askarigii dilay

Hargeysa (Axadle) – Gobaladda Waqooyi ayaa maanta soo gaba-gabeysay dacwadda kiiskii dilka ee bilowgii bishii Julay ee sanadkan gudaha Jaamacadda Camuud qeyb-teeda Boorame ee Awdal loogu geystay Allaha u naxariistee marxuum Ibraahim Cabdishakuur. Maxkamadda ciidamada ee Gobaladda Waqooyi oo iyadu kiiskan gacanta ku heysay ayaa maanta ku dhowaaqday in xukun dil toogasho ah lagu ridday Cismaan Diiriye Buraale oo ah askarigii ka dambeeyey dilka…

Midowga Afrika oo qiimeynku sameynayo amniga

Muqdisho (Axadle) – Golaha amniga ee Ururka Midowga Afrika ayaa haatan bilaabay qiimeyn guud oo lagu sameynayo xaaladaha ammaanka ee Soomaaliya, waxaana Caasimadda Muqdisho ee Axadle dalka soo gaaray saraakiil ka socota Midowga Afrika. Saraakiisha Muqdisho timid ayaa durbo billowday kulamo gaar-gaar ah oo ay la leeyihiin madax ka tirsan dowladda dhexe, siiba wasaaradda gaashaandhiga iyo talisyada ciidanka. Kulamadan ayaa waxaa intooda badan…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More