Fadlan Deg-deg Noo Dhaaf!! Halyey Arsenal Ah Oo Ka Dalbaday
Halyeygii Arsenal ee Martin Keown ayaa u sheegay Mestu Ozil inuu si deg-deg ah uga baxo qolka lebbiska kooxda uu iskaga tago,…
Halyeygii Arsenal ee Martin Keown ayaa u sheegay Mestu Ozil inuu si deg-deg ah uga baxo qolka lebbiska kooxda uu iskaga tago,…
Edinson Cavani waxa uu wada-hadallo la yeeshay labada kooxood ee Real Madrid iyo Juventus ka hor intii aanu go’aansanin inuu ku biiro…
Luis Suarez ayaa markii ugu horreysay qirtay in maalmo dhan uu ku qaatay oohin kaddib wixii ka dhacay Barcelona xagaagan. Laacibkan oo…
Laga soo bilaabo sannadkii 2010, Lionel Messi ayaa ahaa halbeegga lagu cabbiro ciyaartoyda soo baxaysa ee laga arko inay leeyihiin hibo ciyaareed,…
Luis Suarez ayaa markii ugu horreysay shaaciyey in qasab lagaga saaray Barcelona, isla markaana uu dareemay xanuunka bixitaanka si la mid ah…
Kabtankii hore ee Manchester United ee Roy Keane ayaa waxa uu sheegay in dhawr ciyaartoy oo Red Devils ka tirsan ay ka…
Frank Lampard ayay suurtogal tahay inuu kusii jiro xaaladdii gool-haye xumada ahayd, kaddib markii uu dhaawac soo gaadhay saxeexii cusbaa ee Blues…
Pep Guardiola ayaa noqday macallinkii ugu dambeeyey ee Premier League ee ku dhawaaqa liiska ciyaartoyda kooxdiisa ee ka qayb-geli doona tartanka Champions…
Xiddiga reer Germany ee Mesut Ozil ayaa markii ugu horreysay hadlay tan iyo markii laga reebay liiska ciyaartoyda Arsenal ee ka qayb-geli…
Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Manchester United ee Paul Pogba oo qandaraaskiisa Old Trafford ka hadhsan yahay wax ka yar sannad ayaa…
Markii uu Jurgen Klopp la wareegay shaqada Liverpool maanta oo kale shan sannadood ka hor oo ahayd October 2015, Sir Alex Ferguson…