Cali Guudlaawe oo war ka soo saaray dilkii kornayl Yaasiin Cabdi Tooxow – Axadle
Jowhar (Axadle) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe), ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii lagu dilay Korneel Yaasiin Cabdi Tooxow…