Manchester United Oo Doonaya In SADDEX Ciyaartoygeeda Ka
Manchester United ayaa la sheegay inay danaynayso in saddex ka mid ah ciyaartoygeedu ay ka baxaan Old Trafford marka la gaadho suuqa…
Manchester United ayaa la sheegay inay danaynayso in saddex ka mid ah ciyaartoygeedu ay ka baxaan Old Trafford marka la gaadho suuqa…
Tababaraha Tottenham ee Jose Mourinho ayaa magacaabay lixda kooxood ee hanashada koobka horyaalka Premier League ku tartamaya xili ciyaareedkan, xilli ay kooxdiisu…
Manchester United waxay u baahan tahay inay lasoo saxeexato afar ciyaartoy oo kale oo sida Bruno Fernandes oo kale ah, si ay…
Halyeygii Manchester United ee Roy Keane ayaa eedaymo u jeediyey weeraryahanka Manchester City ee Sergio Aguero oo kasoo laabanaya dhaawac, waxaanu tilmaamay…
Difaaca midig ee Liverpool ee Alexander-Arnold ayaa uu dhaawac kasoo gaadhay kulankii ay kooxdiisu barbarraha 1-1 ku kala baxeen Manchester City Axaddii,…
Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa shaaciyey hal ciyaartoy oo ka yaabiyey intii ay socotay ciyaartii ay barbarraha 1-1 ah wada…
Halyeyga reer Cameroon ee Samuel Eto’o ayaa la dhigay cusbitaal ku yaalla waddankiisa kaddib markii uu galay shil baabuur oo xun, sida…
Kooxda kubadda cagta Aston Villa ayaa karbaashtay Arsenal oo ay marti ugu ahayd garoonka Emirates Stadium, waxaanay ugu dhiibtay 3-0. Villa ayaa…
Kevin de Bruyne ayaa qaybtii hore kooxdiisa ka lumiyey fursad ay ku heli lahayd saddex dhibcood, isla markaana sare ugaga soo kici…
Manchester City iyo Liverpool ayaa ku kala baxay barbarro 1-1 ah kulankooda koowaad ee xili ciyaareedkan ee horyaalka Premier League, kaas oo…
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa lumisay hoggaanka horyaalka Premier League kaddib markii ay barbarro 1-1 ah wada galeen Manchester City oo ay…