Liverpool Ayuu La Qaaday Premier League, LA Lakers Ayuu
Xiddiga NBA-da ee LeBron James ayaa soo afjaray sannad guulo ah oo uu gacanta ku dhigay wax kasta oo uu u tartamay, waxaana uu kasoo bilaabay guushii horyaalka Premier League ee kooxda uu saamiga ku leeyahay ee Liverpool ay gacanta ku dhigtay, taas oo uu ku sii xigsiiyey kooxdiisa Los Angeles Lakers oo uu xalay kula guuleystay horyaalka kubadda kolayga Maraykanka NBA-da.LeBron James oo sannadkii hore kusoo biiray LA Lakers oo uu uga soo wareegay Cleveland Cavaliers ayay sannad kaliya ku qaadatay inuu kula guuleysto…