Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda Camaara iyo
Camaara (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal ku bilowday qarax is-miidaamin ah oo loo…
Camaara (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal ku bilowday qarax is-miidaamin ah oo loo…
Muqdisho (Axadle) – Xubnaha Golaha wadatashiga qaran ayaa maanta kulan ballaaran la yeeshay safiirada beesha caalamka ee fadhigooda yahay Caasimadda Muqdisho. Kulanka…
Muqdisho (Axadle) – Wasaaradda waxbarashada Gobaladda Waqooyi ayaa markii ugu horreysay si adag uga hadashay dhaliilaha iyo eedeymaha loo jeedinayo shabakadda dugsiyada…
Muqdisho (Axadle) – Guddiga wadajir oo kala metalaya golaha wada-tashiga qaran iyo midowga musharixiinta ayaa lagu dhowaaqay, kadib markii xalay labada dhinac…
Gaalkacyo (Axadle) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku bilowday qarax is-miidaamin ah oo saaka aroortii hore…
Shirkii ay Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya ku yeesheen Caasimadda Muqdisho, 21-kii iyo 22-kii bishan, waxa ay ku heshiiyeen hab raaca doorashada…
Muqdisho (Axadle) – Ilo-wareedyo amni oo lagu kalsoon yahay ayaa Axadle u sheegay in dowladda Soomaaliya ay Caasimadda Muqdisho keentay saraakiiahii hogaamineysay…
Hargeysa (Axadle) – Xildhibaan Axmed Yaasiin oo kamid ah mudaneyaasha cusub ee golaha wakiilada Gobaladda Waqooyi ayaa guddoonka golaha ka dalbaday in…
Muqdisho (Caasmada Online) – Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun 15-sano oo xabsi ciidan ah ku ridday nin lagu eedeeyay kala…
Beledweyne (Caasmada Online)-Wararka aan ka heleyno magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxay sheegayaan in wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Jenaraal Mukhtaar Xuseen…
Muqdisho (Caasmada Online) – Madaxda dowlad goboleedyada dalka ayaa caawa kulan gaar ah Muqdisho kula yeeshay Golaha Midowga Musharaxiinta oo ka horyimid…