Barcelona Oo La Timid Xeelad Ay Bartomeu Iyo Guddida
Maamulka kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa maanta warqad gaadhsiiyey Peres Aragones oo ah Madaxweynaha Dawlad-goboleedka Catalonia, taas oo si cad loogaga dalbanyo in la joojiyo mooshinka codka kalsoonida loogyu qaadayo madxweynaha Josep Maria Bartomeu iyo guddidiisa maamulka kooxda.Isniintii maanta ayay idaacadda RC daboolka ka qaaday in Pere Aragones uu helay warqadda codsiga ah ee uga yimid Madaxda Barcelona xilli la dardar geliyey in xilka laga qaado, isla markaana si buuxda loo ansixiyey in mooshankani dhaqan-gal…