Ice Cream Ayuu Dariiqyada Ku Iibin Jiray, Man United Iyo

Diego Carlos waxa uu soo maray safar dheer oo dhinaca nolosha ah oo kasoo bilaabmay meel aanu kuba fikirin inuu ciyaartoy noqonayo waxa ugu weyn ee uu ka shaqeeyaana ahaa sidii uu qoyskiisa uga caawin lahaa quutal-daruuriga, laakiin waxa maanta loogu yeedhay oo uu ka mid yahay xulka qaranka Brazil.27 jirkan difaaca uga ciyaara Sevilla waxa uu waddankiisa kala qayb-gelayaa kulamada isreeb-reebka Koobka Adduunka ee Venezuela iyo Uruguay ee toddobaadkan iyo midka dambe, waxaana sheekadiisa iyo qisooyinkiisa nololeed soo…

Mbappe, Lukaku & Martial – Waa Kuwee Ciyaaryahanadda Walaalaha

Ciyaartooyo badan oo walaalo ah ayaa kubadda cagta soo maray, waxaanay isugu jiraan kuwo beri hore ka fadhiistay, kuwo gabaabsi xirfaddoodu tahay, kuwo meel fiican maraya iyo ciyaartooyo hadda uun soo baxay oo laga yaabo in aanad macluumaad horeba kasii haysanin inay walaalo yihiin.Xiddigaha caanka ahaa ee walaalladood ay iska soo garab ciyaareen amaba ay garoomada ku xafiiltameen, waxa taariikhdan casriga ah ugu cadcaddaa ilma Neville, ilma Laudrup, ilma Ferdinand, ilma Toure iyo ilma De Boer. Sidoo kale, ilma Alcantara oo…

“Van Dijk Cadaab Ayuu Gelayaa, Laakiin Haddii Ilaahay

Khadka dhexe ee Liverpool iyo xulka qaranka Netherlands ee Georginio Wijnaldum ayaa ka hadlay dhaawaca saaxiibkiisa kooxda iyo xulkaba ee Virgil van Dijk oo xili ciyaareedkan oo dhan dhaawac kaga maqnaan doona garoomada.Van Dijk ayaa waxa xataa shaki laga gelinayaa inuu ciyaari doono tartanka Euro 2020 oo sannadka dambe laga dhigay, waxaanay taasi dhibaato ku tahay qarankiisa oo Koobkii Adduunka ee 2018 aan ka qayb-gelin.Georginio Wijnaldum oo ka hadlayay dhaawaca saaxiibkii ayaa sheegay in Virgil van Dijk uu ‘cadaabta…

Thiago Silva Oo Shaaciyey Hal Arrin Oo Walwal Ku Haysa

Difaaca reer Brazil ee Thiago Silva ayaa shaaciyey hal arrin oo walwal ku haya ciyaartoyda kooxdiisa Blues, isla markaana aan iyaga gacantooda ku jirin oo aanay xal u heli karayn.Thiago Silva oo u duulay waddankiisa Brazil oo uu kala qayb-gelayo ciyaaraha isreeb-reebka Koobka Adduunka, ayaa waxay Jimcaha la dheeli doonaan Venezuela, waxaana ugu xigi doonta Uruguay, iyadoo ay ciyaaryahanna ugu soo beegmeen xilli ay dersin ciyaartooyo ahi ka dhaawacan yihiin xulka Selecao.Philippe Coutinho iyo Fabinho ayaa liiska dhaawaca kula…

Waa Kuwee Weeraryahannadii Ugu Adkaa Ee Aad Garoomada Ku

Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos iyo difaaca Liveprool ee Virgil van Dijk ayaa shaaciyey xiddigihii ugu adkaa ee ay garoomada ku waajaheen intii ay ku jireen xirfadda kubadda cagta.Labadan ciyaartoy oo lagu tiriyo inay ka mid yihiin difaacyahannada ugu wanaagsan kubadda cagta ayaa waxa mid walba la su’aalay inuu taageereyaasha la wadaago magaca laacibkii uu qabashadiisa ku dhibaatooday ee ugu adkaa.Van Dijk oo ay da’diisu tahay 29 jir, waxa uu sannadkii 2019 ka hor tegay Lionel Messi oo ay ku kulmeen tartanka Champions…

Manchester United Oo Doonaya In SADDEX Ciyaartoygeeda Ka

Manchester United ayaa la sheegay inay danaynayso in saddex ka mid ah ciyaartoygeedu ay ka baxaan Old Trafford marka la gaadho suuqa jiilaaka ee bisha January.Laacibiintan ayuu warku sheegay in loo dirayo kooxo kale oo ay kusoo qaadan doonaan waqtiyo amaah ah, si ay usoo helaan khibrad iyo waqti ciyaareed oo kobciya tayadooda iyo aqoontooda ciyaareed.Labada ciyaartoy ee khadka dhexe ee da’yarta ah ee Ethan Galbraith iyo Arnau Puigmall iyo difaaca Ethan Laird ayay Red Devils qorshaynaysaa inay bisha January ku bixiso…

Jose Mourinho Oo Magacaabay LIXDA Kooxood Ee Koobka

Tababaraha Tottenham ee Jose Mourinho ayaa magacaabay lixda kooxood ee hanashada koobka horyaalka Premier League ku tartamaya xili ciyaareedkan, xilli ay kooxdiisu kaalmaha sare cidhiidhsatay.Macallinka reer Portugal oo warbaahinta la hadlay xilli natiijooyin qaarkood layaab lahaayeen kasoo baxeen kulamadii ugu dambeeyey ee horyaalka, isla markaana hoggaanka lagala wareegay Liverpool oo ay kaalinta saddexaad u dhacday, sidoo kalena ay Man City iyo Man United meelo hoose ku jiraan.Saadaasha horyaalka Premier League ayaa…

“Manchester United Waxay U Baahan Tahay Afar Saxeex Oo Bruno

Manchester United waxay u baahan tahay inay lasoo saxeexato afar ciyaartoy oo kale oo sida Bruno Fernandes oo kale ah, si ay ugu tartami karto horyaalka Premier League. Sidaa waxa rumaysan weeraryahankii hore ee Red Devils ee Louis Saha.Ole Gunnar Solskjaer ayaa ciyaartooyo cusub ku kharash gareeyey lacag dhan £200  milyan oo Gini oo uu keenay Old Trafford muddadii koobnayd ee uu xilka hayay, waxaana ka mid ah laacibiinta uu keenay Harry Maguire, Aaron Wan-Bissaka, Fernandes iyo Donny van de Beak, halka uu Alex Telles kusoo…

“Ilaahay Ayuun Baa Garanaya Cabbirka Kalsoonka Uu Xirto

Halyeygii Manchester United ee Roy Keane ayaa eedaymo u jeediyey weeraryahanka Manchester City ee Sergio Aguero oo kasoo laabanaya dhaawac, waxaanu tilmaamay inuu u muuqdo ‘mid miisaankiisu weynaaday’. 32 jirka reer Argentina ayaa kulankii saddexaad dhaawac muruqa ah ku seegay kaddib markii uu garoomada kusoo laabtay dhaawac kale oo uu in muddo ah ku maqnaa, waxaana la filayaa in marka laga soo laabto kulamada caalamiga ah uu taam u noqdo. Dhaawaciisan ayaa yimid kulamo kooban oo uu xili ciyaareedkan iyo dhamaadka…

Kulamada Uu Dhaawaca Ku Seegayo Alexander-Arnold Oo Qaar Ka

Difaaca midig ee Liverpool ee Alexander-Arnold  ayaa uu dhaawac kasoo gaadhay kulankii ay kooxdiisu barbarraha 1-1 ku kala baxeen Manchester City Axaddii, taas oo laga saaray garoonka qaybtii dambe.22 jirkan ayaa istaagay, kaddibna fadhiistay daqiqaddii 63aad ee ciyaartaas, kaddib markii uu dhaawac muruqua ah kusoo booday, waxaana lagu beddelay James  Milner oo si waayeelnimo ah u ciyaaray.Liverpool oo ay hore uga dhaawacnaayeen xiddigo muhiim ah sida Virgil van Dijk, Fabinho, Thiago Alcantara iyo Oxlade-Chamberlain ayaa…