Korneyl aad ugu dhow Farmaajo oo kursiga ku haystay Fartaag …

Beled-Xaawo (Axadle) – Korneyl Aadan Axmed Xirsi (Aadan Rufle) oo ka tirsan Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobolka Gedo ayaa ku dhawaaqay in uu u sharaxan yahay kursiga uu ku fadhiyo Senator Cabdillaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, oo ka mid ah Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya. Senator Fartaag oo laga soo doorto deegaanada Jubbaland ayaa mar kale u sharaxan kursigaasi, iyadoona si dhow loola xiriiriyo Madaxweynaha…

R/W Rooble oo magacaabay guddi baaritan ku sameeya xubnaha g…

Muqdisho ( Axadle) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddi u magacabay guddiga lagu muransan yahay ee arrimaha doorashooyinka dalka, kaasi oo sabab u ahaa is-mari waagii dhowaan heshiiska laga gaaray doorashooyinka. Rooble ayaa guddiga oo ka socda golaha wasiirada waxa uu u xil saaray in ay ka warbixin keenan guddiga lagu muransan yahay doorashada iyo iyo xubnaha cabashada laga qabo. weli lama shaacin magacyada…

Rooble oo magacaabay guddi baaritan ku sameeyo xubnaha guddi…

Muqdisho ( Axadle) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa guuddi u magacabay guddiga lagu muransan yahay ee arrimaha doorashooyinka . Rooble ayaa guddiga oo ka socda golaha wasiirada waxa uu u xil saaray in ay ka warbixin keenan guddiga lagu muransan yahay ee doorashada . Guddiga la magacabay ayaa laga sugayaa inay soo xaqiijiyeen oo ay caddeeyan xubno ku dhow illaa 20 oo la sheegay inay kamid ahaayeen Shaqaalaha Madaxtooyad,…

Sawiro: Banaanbax looga so horjeedo Mareykanka oo ka socda A…

Addis Ababa (Axadle) – Kumannaan dibadbaxayaal ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka axadle dalka Itoobiya ee Addis Ababa. Bannaanbaxan ayaa looga soo horjeedaa sida ay sheegeen dowladaha shisheeye ee farogelinta ku haya arrimaha gudaha Itoobiya iyo horumarka dalkaas. Dibadbaxayaasha ayaa sidoo kale sitay boorar lagu taageerayo biyox-reenka lagu muransan yahay ee ay Itoobiya ka dhiseyso…

Shariif oo boggaadiyey kaalintii ciidamada bad-baado qaran -…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ahna haatan guddoomiyaha Golaha Midowga Musharraxiinta Mucaaradka oo ka hadlayey munaasabad sagootin ah oo loo sameeyey madaxda maamul goboleedyada ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadda, gaar ahaan marxaladihii lasoo maray. Sheekh Shariif ayaa marka hore shaaca ka qaaday inuu soo dhoweynayo heshiiska taariikhiga ah ee laga gaaray doorashooyinka…

Sawirro: Maxaa kasoo baxay kulankii xalay ee musharraxiinta …

Muqdisho (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaaa waxaa laga helayaa kulan gaar ah oo u dhexeeyey xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka iyo madaxda maamul goboleedyada ka jira dalka, kaas oo xalay ka dhacay gudaha Caasimadda Muqdisho. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa ka qeyb-galay hoggaamiyeyaasha maamul goboleedyada, HirShabelle, Puntland, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland, halka dhinaca musharraxiintana ay hoggaaminayeen…

Xog: Al-Shabaab oo lacag kusoo rogay dhismaha jidka xiriiriy…

Balcad (Axadle) – Ilo wareedyo muhiim ah oo qarinay magacyadooda iyo goobaha ay ka shaqeeyaan ayaa Axadle u sheegay inay jiraan kooxo lala xariirinayo dagaalamayaasha Al-shabaab oo lacag ka dalbaday shirkadaha qaatay qandaraaska dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo hadda billow ah.  Kooxdan sheegay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa dalbaday lacago boqolaal kun oo…

DF oo war rasmi ah kasoo saartay cabashada beesha Xawaadle i…

Muqdisho (Axadle) – Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqday in wax laga qabanayo tabashada ay beesha Xawaadle ka qabto dhismaha maamul goboleedka HirShabeelle kadib khilaafkii ka dhashay hab qeybsiga awoodeed ee maamulkaas. Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa sheegay in Xukuumadda Fedaraalka ay ka go’an tahay xal u helidda cabashada ay shacabka ku dhaqan gobolka Hiiraan ka…

Maleeshiyaadkii weeraray Jowhar oo maleshiyo kale soo dhooba…

Jowhar (Axadle) – Xog ay heshay Axadle ayaa xaqiijinaysa in maleeshiyaadkii Macawiisleyda ahaa ee dhowaan weeraray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle qorsheeyeen in ay markale weeraro ka fuliyaan Jowhar.  Wararka aan helnay ayaa tilmaamaya in tobaneeyo kamid ah Macwiisleydan oo hubeysan islamarkaana kasoo gudbay soohdinta gobolka Sha/Hoose, oo ay ku soo dhawaadeen gudaha magaalada Jowhar, waxayna halkaas kawadaan abaabul.  Xubno…

Saraakiil sare iyo tiradii ugu badneyd oo dagaal-yahanno ah …

Jowhar (Axadle) – Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgal qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe, kuwaas oo lagu dilay saraakiil iyo dagaalamayaal ka tirsanaa Al-Shabaab. Taliyaha ciidanka xoogga dalka Odawaa Yuusuf Raage oo ku sugan gobolka Shabeellada Dhexe ayaa warbaahinta dowladda u sheegay in howlgal…