DF oo 10-bil mushaarka ka haysata shaqaale ay kala soo waree…

Muqdisho (Axadle) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa muddo ku siman 10 billood aan siin mushaharkii ay xaqa u lahaayeen shaqaale ka howl-gali jiray gegada diyaaradaha magaalada Hargeysa ee Cigaal, kuwaasi oo ay kal hore la soo wareegtay. Sida ku cad cadeymo ay aragtay Axadle, Shaqaalaha ayaa mudadaas la meer-meerinayay, ayada oo dowladda u ballan-qaaday in mushaharkooda heli doonaan marka laga baxo xayiraadihii Coronavirus, balse la ceyriyay…

Taliyihii ururka 6-aad ee ciidanka Gorgor oo la dilay – Caas…

Muqdisho (Axadle) – Korneyl Maxamed Cabdiwaaxid oo ahaa Taliyihii ururka 6-aad ee ciidanka xooga dalka ee Gorgor ayaa maanta lagu dilay dagaal adag oo ay ciidamadu la galeen kooxda Al-Shabaab. Allaha unaxariiste Korneylka ayaa ku dhintay dagaal ka socda deegaanka War-Ciise ee gobolka Shabeellada Dhexe, kaasi oo u dhaxeeyey ciidanka xooga dalka iyo dagaal yahano ka tirsan Shabaab.…

Beesha Habargidir oo kursi ku yeelatay baarlamanka cusub ee …

Hargeysa (Axadle) – Waxaa weli socota tirinta codadka doorashooyinkii isku-sidkanaa ee Isniintii hore ka qabsoomay gobolada iyo deegaanada Gobaladda Waqooyi, waxaana kasoo baxaya natiijooyin hordhac ah oo ku aadan Musharaxiinta ku guuleystay doorashadaas iyo xisbiyadooda. Natiijada hordhaca ah ee laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya in Musharax Qaasim Aadan Saleebaan Cali uu ku guuleystay inuu kamid noqdo mudaneyaasha golaha Wakiilada ee…

Maxay Qatar ku haysataa ninka Kenyan-ka ah ee ay xiratay? – …

Doha (Axadle) – Waardiye Kenyan ah oo ay Qatar ku eedeysay inuu lacag ka helay “wakiil ajnabi ah” si uu been ugu dhex faafiyo dalkan ayaa xabsiga laga sii daayey, sida ay Arbacadii sheegeen kooxaha u dooda xuquuqda aadanaha. Malcolm Bidali, oo loo yaqaan Noah, ayaa qormooyin ka qoray silica haysta shaqaalaha muhaajiriinta ah ee ka shaqeeya mashruucyada iyo dhismooyinka koobka kubadda cagta adduunka ee 2022 oo ay Qatar marti-gelineyso. “Malcom…

Mareykanka oo sameeyey qirasho ku saabsan Soomaaliya – Caasi…

Muqdisho (Axadle) – Milatariga Mareykanka ayaa qaatay mas’uuliyadda dilka illaa 23 ruux oo shacab ahaa, kuwaas oo ku geeriyooday duqeymo ay diyaaradihiisa sanadkii 2020-kii ka fuliyeen dalalka ay ka jiraan colaadaha oo ay Somalia kua mid tahay. Qoraal ah oo ka soo baxay Aqalka Gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon ayaa waxaa lagu sheegay in dadkaasi lagu dilay duqeymo ay ka geysteen dalalka Soonaaliya, Ciraaq, Afghanistan, Yemen iyo Nigeria. Sidoo…

Raysal Wasaare ROOBLE oo gaaray Jowhar

Jowhar (Axadle) – Ra’iisul wasaaraha xilka sii-haya ee dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar. Wafdiga ra’iisul wasaaraha ee ku wehlinayo socdaalkiisa waxaa ka mid ah wasiirada arrimaha gudaha, warfaafinta, gargaarka iyo musiibooyinka. Sidoo kale waxaa qeyb ka ah wafdigan mas’uuliyiin ka socda hay’adaha samafalka iyo kuwa gargaarka ee Qaramada Midoobay, isla-markaana fadhigoodu yahay Muqdisho. Ra’iisal wasaare Rooble ayaa u kuur-gali doono xaaladda magaalada…

Maxaa kasoo kordhay natiijada doorashada Gobaladda Waqooyi?

Hargeysa (Axadle) Deegaanada kala duwan ee maamulka Somaliland waxaa weli ka socota tirinta codadka doorashooyinka golaha wakiilada iyo deegaanka oo Isniintii la soo dhaafay si habsami leh uga dhacday magaalooyinka maamulkaasi. Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa illaa iyo hadda si horudhac u shaaciyey natiijada 13 degmo oo ka mid ah meelaha ay ka dhaceen doorashooyinka. Natiijada lagu dhowaaqay waxaa ku horreeya xisbiga Kulmiye, laakin marka la’isku daro xisbiyada mucaaradka Wadani iyo UCID ayaa helay xubnaha ugu…

DF oo jawaab kulul ka bixisay ‘rasaastii lagu furay’ Xasan S…

Muqdisho (Axadle) – Taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliyeed, Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa faaah faahin dheeraad ah ka bixiyey shaqaaqadii shalay ka dhacday Caasimadda Muqdisho, gaar ahaan rasaastii lagu furay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa marka hore sharraxaad ka bixiyey, sida ay wax u dhaceen, wuxuuna iska fogeeyey eedeynta loo jeediyey ciidamada Asluubta ee ah in iyagu rasaaseeyeeen kolonyada uu la socday…

Xoghayaha guud ee QM oo dacwad culus ka gudbiyey Soomaaliya …

New York (Axadle) – Soomaaliya ayaa ka mid ah wadamada aan weli bixin qoondadooda miisaaniyadda UN-ka, taas oo ay ku weyn doonto xuquuqdeeda cod-bixinta. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres ayaa warqad ka dhan ah Soomaaliya iyo dalalka Comoros iyo Sao Tome u diray Volkan Bozkir oo ah madaxweynaha golaha loo dhan-yahay ee Qaramada Midoobay, sida ay shaacisay…

Duqeyn lagu dilay dad isku qoys ah oo ka dhacday gobolka Ged…

Garbahaarey (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay duqeyn dhinaca cirka ah oo xalay la sheegay in a diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobolka Gedo. Duqeyntan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay si gaar ah uga dhacday deegaanka Ceel-Cadde ee gobolkaasi, waxaana ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Wararka ayaa sheegaya in dadka waxyeelada ka soo…